Canshuur musuqmaasuq ku dambeyn doonto dadka Muqdisho dulmi ayeey ku hoos nool yihiin canshuur baad amni daro wadooyin wada xeran, canshuurta markeey bixiyaan muwaadiniinta waa ineey helaan amni caafimaad waxbarasho biyo wadooyin nadiif ah dadka Muqdisho intaas ma heystaan kooxdii timaado lacago ayeey ka aruusadaan waxna uma qabtaan Ilaah faraj ha u furo dadkeena 😢😢😢
@sahmid3076
Ай бұрын
Beenaalayaal tuugo ah 1.6m kulahaa kabadan aya kasoo xaroota lkn waa la musuqmaasuqa 🥱
@jamilanor653
Ай бұрын
Adeegyo ma jiraan, sidoo kle xaa kirada qaali ka dhigay aa la leeyahay.
@fartuunmohamed1062
Ай бұрын
Ayagaa u sabsab ah umadii dhuunta ayey qabteen waxna uma qabtaan ee Allah umadaan ha u soo saaro dhalinyaro mideeysan ee aqli iyo dadnimo leh ee dalkaan badbaadiyo iyo madax dadnimo iyo iimaan leh aamiin
Пікірлер: 4