ani waxaa ka ka mid ahay dadka aaminsa fikrdas intabadab wxaa isku dayaa in dhagaysto dadka xitaa caruurta aan sifcn udhugta wmhi waa cajiib❤
@yaxyecali5232
Жыл бұрын
Hadaad sidan ku socotid guul baad gaadhi i.a keep going.💯💯💯🤩🤩
@hodanjaamac4504
Жыл бұрын
Channel kaliyee muqaldisa bilow ilaa end an dawado hormar wcn ba ku rajynaa wll qali🔥🥰
@dhiirigaliyechanel6932
Жыл бұрын
M.a jasaakallaaah ustaad
@salmaabdallaali3670
Жыл бұрын
Ana ugu so horeyo wllo wa ku tagera ✊🏻allaha ku sharfo ❤
@abduqdirhusseinhassan1150
Жыл бұрын
بارك الله فيك ❤❤
@Anshax_Music
Жыл бұрын
Macha alah wll alle hakuu barakeeyo cilmigaaga hore usoco
@israatosh8053
3 ай бұрын
Wlhi wllkayow caawa waxan qadanayaa go aankii ugu adkaaa noloshayda haday ugu baddanthy waxanku aqaana 1 isbuuc kaliya lkn noloshayda dhan waxaa badalay fikiradaada m a allaha caqligaaga ku barakeeyo wll noloshu kuma ciisho😊😊
@fadumoladan
Жыл бұрын
Cajiib ustaad mhdsnd✍💪
@adontiialle2748
Жыл бұрын
Mahadsanid ❤
@abdirahmangarad2622
11 ай бұрын
Màsha Allah
@amaalmakhtal8588
Жыл бұрын
salim omar✍️🖤
@skillssomalia
Жыл бұрын
Keeping bro
@renzo_media
Жыл бұрын
Salim Omer Respect✌️
@abdikafialiissack5669
Жыл бұрын
M.a
@lya5997
Жыл бұрын
Waad mahadsantahay, taladan aad bay ii cajabisay aniga
@stylebio3163
Жыл бұрын
M.a wll waan tijaabin Doona horena umasameynjirin inan dadka kale interested ku noqdo ama an la sheegesto waxa aaminsanahey oo kle special Ina ahey dadka Kalene inaa ka fcnhy cml ka aqoon badanahey cml dadka qaarna aayaso markan isla dadkii an yasaaye an oo wax cajib ah shegayo an aniga aqonin wxa daremaa oo kle inan aniga wxba aheyn ay dadkan wx walbo yahiin wan u qaadan wyaa kadib wxa Bilabaa ina qofkas si xad dhaf ah uxushmeyo xita xushmad usan u qalmin an siiyo
@suldaan583
Ай бұрын
Psychology ma ka so hadli kartaa
@ayanali2300
Жыл бұрын
Saxiix
@maxamedqaasim8798
Жыл бұрын
0:24
@mohamedhassan-kv1wm
Жыл бұрын
@Salim Omar videoga midkan ka horeya fariinta aan ku dhigay ayaa iga codsi ah boogagta audiobooks ah codkaga kuso dar barnamijyadada
@xaqiiqhadal-qn3vw
Жыл бұрын
USTAAD CASHARDA CILMIGA NOO SOO BADI JACELKA NAGA DAAh
@FadumoXusen-so7xx
Жыл бұрын
Aqonyahan casharadada wanjrclhy
@yaasirabdiladiif1700
Жыл бұрын
Salim wall waxad I jeclaysiisay cilmigan cilmi nafsiga aad ayaana u jeclahay la sheekaysiga bulshada iyo talo siintooda ee iga caawi sidee ku baran karaa
@adamiprahim3122
Жыл бұрын
Sxp wxd kaso hadasha hypergamy
@marwaahmeth6871
Жыл бұрын
Ani waxan jira 18 sano hdana waxan ahey sida gabadhas yar Markan wx xun sameyo waa ka qoomameya hda wax yar kadib waa ku faraxsaney hdana wax diiido waan isku farxa hdan isku daayo in aan qof la hadlo waan baqaya oo gariiraya markas wllo maxa sameya
@iqruushshabubakar2008
Жыл бұрын
Ani adi iskumida nahay xitaa da,da 18 Jira same nhy🥺🥺
@marymamohamud6621
Жыл бұрын
Maxaa sababa in uu qofka ku fikiro in uu dhinto, culaysyada haya awgoodna ay sabab u tahay maxaana uu ka leeyahay cilmiga psychology ga
@1bdalla
Жыл бұрын
MUQAAL WANAGSAN
@SalimOmer
Жыл бұрын
thankz bwe. waa farxadeyda inaad commenti kaso bxisey. aad ban ku taageera 😍
Пікірлер: 30