Ma dooneysaa in aad hanatid qalbiga ninkaaga?
Ma dooneysaa in aad ka dagtid boos aad u weyn qalibiga ninkaaga?
Ma dooneysaa in aad ninkaaga ka dhigtid mid kaligaa kugu koobnaada?
Hadii ay jawaabtaadu Haa tahay, waxaan kuu hayaa fikrado aad muhiim u ah oo kaa caawinaya in aad hanatid qalbiga ninkaaga ama gacaliyahaaga.
Waxaa soo jeedinaya walaalkeen Ayub Yussuf Sakiin. KZitem channelkiisa booqo oo ka faaideyso. / @ayubyusufsakiin
Негізгі бет 10 ARIMOOD OO KUU SAHLAYA IN AAD HANANTO QALBIGA NINKAAGA
Пікірлер: 107