Qoraalku waa quruxda ruuxda iyo qalbiga masha allah
@djamilaonly8528
Жыл бұрын
❤❤mashaalah waan dawan jirey anu yaar 😢 from Djibouti 🇩🇯
@drMohamudaden
Жыл бұрын
maasha allah wax badan ayaa iiga baxay muuqaalkaan waxaan ahay ardey hada wax barta heerka koowaad ee jaamacada hamigeygu wuxuu yahay in aan bulshadeyga ku soo biiriyo buuggaag aqooneed wax badan qoraayaal badan way ka qoreen jacaylka balse waxaa inagu yar buuggaagta aqoonta sidoo kale awoowe wuxuu ka dhawaajiyay waa sax reer hargeysa ayaa qorista inoogu badan marka loo eego reer muqdisho insha allah jiilkii u soo bixi lahaay ayaan rajeynayaa in aan ka kid noqdo allow ii rumeey riyooyinkeyga qofkastana riyada uu ku hamini haayo u rumey aamiin aamiin
Пікірлер: 6