Waad ogtahay dadka reer Somaliland ee xamar lagu xasuuqayo
@SaharoFamily
Ай бұрын
😂😂😂😂❤❤❤❤
@yusufahmedsaid2038
Ай бұрын
Babbee ma soo dhigaan 34 beebee baan Qabsanay waxaa waa fake..waa la og yahay kuwaas baa kaare haysta afar kharaaba oo shaqayn
@MaxamedXasan-xx2se
2 ай бұрын
😂SOMALILAND GUUL
@user-bx9uy7bx2v
Ай бұрын
Cumar cilmi geesi qaran noolow Somaliland jamuuriyada barakaysan gacana way ku dagalamaysaa gacana doorashay ku galayaan Somaliland way Israacday cadawga Waxan leeyahy kusoo dhuusa waxba kama badali kartaane
@maxamedcabdi9057
2 ай бұрын
Coidan 6gobol saldhigyp kulahaabay yidhaahdeen wixiiba waanu furanay kkkk 80guuto 4bay is arkeen bas 76guuto sir ciidanba loo kaydiyay si ay uxiiqaan tiina dhacdee harti uyeedhadee
@zamzammohamoud4907
2 ай бұрын
Geessi cumar illahay ha ku xafido wllo guuul somaliland 💚🤍❤️ guuuul ciidanka qaranka 💚🤍❤️ somaliland 💚🤍❤️ guuuul somaliland 💚🤍❤️ huwan wlhy dagaal wa kow xarood iyo argagaxisoda wlhy dib logu tumayin wax ba ka dabayn
@qwertyaserty8404
2 ай бұрын
muse bixi yuxu ku waayi karaa inu soo noqdo oo kaliyaa qabashadii faysal bootaan oo dhawac wayn qulubta somaliland ku ah isagoo ahaa astaanta cidamada soo afjarida xududaha intaanay habar dugaag iskugu wada uruurin waaxaanu ku guulaystay shirqoolkii dhagaraysnaa ee mijoxaabinta somaliland oo ay kicinteeda lahaayeen ilhaan cumar / farax macali / faysal robleh kadib markay soo dhawaatay aqoonsigii somaliland dhanka saldhigii maraykan ee berbera dagaaladi dhicissbay ee galbeedka oo ilahay dowlada la qabtay inay bakhtiso dabkii la huranay iyo Jabhadii Djibouti soo galisay wadanka ee qarsoonayd oo wax la qabto iyo wax baxsada laga dhigay. waxaa soo raaca kala jabintii umada somaliland gaarahaan wararkii iyo propangadadii xisbiga wadani ka waday warbaahinta ee iyado dagaal socdo cidamada lagu kala furfurayay qabaayil iyo cidamadii hubaysnaa ee hubka qaatay si ay dawlada u curyaamiyaan askartana ku qasuuqay gaadmo iyo jidgooyo iyo kuwii cabdirasaaq khalif oo tuug khaayina ahaa oo shirqoolay wasirkii arimaha gudaha iyo waftigii nabadaynta ee la socday kuna biiray cadowgii calanka somaliland ayay lahaayeen xilka lagama qaadikaro iyagoo isku bahaystay aqlabiyaadi barlamaanka sharciyaana dowlada imay suurto galin inay ka horistaagto shirkii dhexdhexadinta Ethiopia ee Addis Abeeba inu markhaati beena ku furo ciidamadii qaranka danbiyo dagaal oo ka dhan ah xeerarka dagaalka geneva awna sheegay inu cadaynayo isago ka socda qofka labaad ee dowlada somaliland ugu sareya oo ah gudoomiyaha aqalka cad ee barlamaanka somaliland ....... kolku nabar walba na gaadhsiyay ee wadani isku gudbay ilaa intuu shaqadisa dhamaysanayay ayuu isagu ilaahay ka siiyay inuu afkisa ka qirto oo yidhaahdo dhaartaydii beenbay ahayde walicayba calankani iyo ciidani umaan shaqaynin oo maabaan aminsanayn ee waan ku shaqaysanayay asalkaba !!!!!!!!!muse waxa soo maray may yarayn waxaana cadayn igu filan shirkii heritage ee isdhexgalka iyo lagu soo qarxinayay masuliyiinta xamar u dhuumata ama khaayinmiinta calanka somaliland wax ay ku khashifaan way waayeen iyo ismaacil cumar geele oo politicly correct ahaa oo dhinacna shirkii wadahadal somaliland / somalia qabtay dhana kicin bulsho iyo shacabka awdal/salaal ilaa cidamo jabhada dalka soo galiyay ayaa sheegay muse bixi dhabarkuu midi iga galiyay isago u jeeda heshiski ugu danbeeyay ee aqonsiga somaliland
@khadragelle7801
2 ай бұрын
Waa ciriq faduul war daarood iyo isaaq iyagay dani ka dhaxaysaaye ka dhex bax imisaa lagugu siiyaa beentaadan horta dhulkii berbera lagu sii mid waliba lacag ayuu isaaqa qalbiga la kaga cunaa cay dadkale dhulbahante guuri maayo dhulkiisii ayuu dagan yahaye orodoo guri ceel tag
@abdourazakmohamed6519
2 ай бұрын
Been low
@saciidcismaan5960
2 ай бұрын
Intee hub ku arkeen huwantu waa eey baahan yihiin . Harti koombe wa masaakiin maxay heestaan horta. Wa dad faan iyo been iyo qiyaali ku nool
@shukrihirsi4469
Ай бұрын
Reer Been kunaax Wixii Been u akhriya ayey kunafisaan Iska dhegeysta caqligaabka isku midna tihiin
@guledgled8695
2 ай бұрын
Indha burco beenaale wax taangi ah iyo fiican mid ma haystaan only AK47
Пікірлер: 89