Waa general kii Somalia ugu fiicnaa ee halaga faaiidaysto
@omarcoonka2578
3 ай бұрын
Somalia haka faaiidaysato ninkaan libaaxa ee general runta ah
@MahadAxmed-u8s
2 ай бұрын
Madaxa na furan ninkaan ayaa ka mudan wasiirkaa gaashaandhiga soomaaliya
@AbdiwahabAhmedNur
3 ай бұрын
Sc, Reer galbeedka kolna raali nagama noqonin
@Atarax32
2 ай бұрын
Allow dalkeyna noo hagaaji.
@mohamednaik3718
4 ай бұрын
GRANDPA ❤️❤️❤️
@Mudane-
7 ай бұрын
ASC dhamaan general adeer kheyr badan ayaa kuu rajeynayaa soomaalidii waagaas waxay xanbarsanaayeen wadaniyad is jaceyl iskuu duubni iwm allow quluubtaa dadka is jecleysii adiga allleweyn ahee 🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳❤️💕💕❤️❤️💕💕
@Xaruntadhaxalreeb
7 ай бұрын
Mahadsanıd.
@Yusufxasann
24 күн бұрын
NINKAAN IN LA DILI DOONO AYEY U BADAN TAHAY EE HAWIYOOW CAQLI YEESHA. WUXUU KU SOCDAA DARIIQII JANARAL GALAAL. FADLAN HALA WAARDIYEEYO. HAWIYE CAQLI MALAHA SHAASHADDA AYEY ISASOO DHIGAYAAN. MUQDISHO WAXAA JOOGA SIRDOONKA ETHIOPIA IYO KHAWAARIJTA OO ISKU HADAF AH. WAXEY KU MIDEYSAN YIHIIN DILALKA SARAAKIISHII HORE WAAYO DALKEENA DAGAAL AYUU GELAYAA. FADLAN NINKAAN LATALIYA OO RUNTA USHEEGA
@maxamedibraahim.
23 күн бұрын
Wallee masar abaal ayeey noo gashay
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
8 ай бұрын
Somaliya ninkii raba iney wax noqoto oo ay dib u istagto ragaas waa in loyeraa
@hashimmohamed4698
8 ай бұрын
laakiin ciidaankii ad ka tirsanada waxay baabiyeen magaaloyin iyo dhul dhan waxay qoxonti ka dhigtaen 850000 oo qof intii soo hadhayan waxay ku noolayeen. Noolasha ad uu xun waxay , ciidaankiis siyaasa la dhacen dad maati ah oo dumar iyo caruur leh dad walan leh dad waaweyn leh ,waxay ku darseedan kufsi iyo wax kasta oo lagu Sameyo , waxay xasuuqan kumaan shacab ah iyo walib askar leh.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
8 ай бұрын
Alxaqiiqa markhati ban ka ga ahaa iney dhicin askar isdishey oo laba dhinac qabiil kala safaned ciidamadii wey gosan jireen lkn dhaxdoda maya madhicin runtaa
@mohamedhussien3757
6 ай бұрын
Walee dhagarqabe farmajo waa qofkii ugu liitay ee dalka soomara
@fahdiabdilahi7692
8 ай бұрын
Mahadsanid mar hadaad no qirtey inaanu nahay dad aad uu wanaagsan viva somaliland
@@faisalmohamedabdulla3600Ku dheganaan ku dhisan cadawtooyo xaqiraad cay iyo cadaadin waxay kordhinaysa kala fogaanshaheena, in dhibtii magaca dawladaan u xoog iyo xiniinyo beelay laygu geystay aan gar iyo garawshiiyo laga bixin go’aanka dadkaygana aan la tixgalin wanaag soo kordhin mayso maantana Ethiopia inaan iskaashi iyo xidhiidh la wadaago ayan ka jecelay in xamar danbe layga taliyo.
@faisalmohamedabdulla3600
7 ай бұрын
@@imbashiir1825 Wll wax xiqadi io xumaan la idiin qabo oo gooni ah ma jirto waxaan ku xasuusin Nabi yusuf cs io walaalihiis uuna cafiyay waxkasto xumaan soo gaaray ogoowana in soomali cid aan dhib soo gaarin maanta jirin weliba hadaan reer muqadisho nhy weli ku jiro dhibka marka xalku xabashi ma noqanaayo ee waa in la wada hadala oo xal guud la raadasho.
@Yusufxasann
24 күн бұрын
@@imbashiir1825 WAXAA TAHAY ETHIOPIAN SOMAALIDA ISKU DIRAYA. WAAN OGNAHAY SIRDOONKA ETHIOPIA IN LOO TABOBARAY ISKU DIRKA SOMAALIDA. DAD BADAN OO OROMO AH AYAA KU JIRA. NIN HADDA AAN DERIS NAHAY OO GARMANY AAN WADA JOOGNO AYAA ITUSAY WAXYAABO BADAN UU QORAY. MAALINKAAS AYAAN XAQIIQDA OGAADEY
@Yusufxasann
24 күн бұрын
NINKAAN IN LA DILI DOONO AYEY U BADAN TAHAY EE HAWIYOOW CAQLI YEESHA. WUXUU KU SOCDAA DARIIQII JANARAL GALAAL. FADLAN HALA WAARDIYEEYO. HAWIYE CAQLI MALAHA SHAASHADDA AYEY ISASOO DHIGAYAAN. MUQDISHO WAXAA JOOGA SIRDOONKA ETHIOPIA IYO KHAWAARIJTA OO ISKU HADAF AH. WAXEY KU MIDEYSAN YIHIIN DILALKA SARAAKIISHII HORE WAAYO DALKEENA DAGAAL AYUU GELAYAA. FADLAN NINKAAN LATALIYA OO RUNTA USHEEGA
@mosylonmedia7746
7 ай бұрын
Hanti qaran weeye sarkaalkaan dowlada iyadaa laga rabaa in ay dadka noocaan oo kale ah in ay ka faaidaysato
@sayidmohammed7629
7 ай бұрын
Allievo ufficiale somalo (aus)=eu =usa=Australia =africa union =arab union
@ahmedusmail9352
7 ай бұрын
Alla muxu beenta shubeyey video ayaan idin ka hayna tangigi iyo madfaxa ad ka tagtey ila alanka wayalin
@ahmedusmail9352
7 ай бұрын
Been baad shegte ethiopia waxa la jire kuba iyo Aden kaakin idinku adunka odhan idin la jira
Пікірлер: 35