Muuqaal keenaan maanta ee dhiirigalinta ah 3 Cashar iyo Qisada Oprah waxaan idin kula wadaagi doonaa sadex qaybood oo kala ah. Qaybta kowwaad sidii ay ku soo barbaartay Oprah iyo duruufihii ay la soo kulan tay. Qaybta labaad ee muuqaala kana waxaan idin kula wadaagi doonaa sidii ay ku timid guusheeda. Qaybta ugu danbaysa ee muuqaal kana waxaan ku arki doonaa 3 cashar oo aan ka baran karno Qisada Oprah. Daawasho wacan 3 Cashar iyo Qisada Oprah waxaana kaa codsanayaa inaad muuqaalka like garayso hadii aad nagu cusub tahayna nagu soo biir oo ka mid noqo saaxiibadeena, muuqaalkana la wadaag asxaabtaada, wixii aragti ahna noogu reeb qaybta faalada ama commentiga.
MAHADSANID.
#dhiirigalintanolosha #dhiirigelin #qiso
dhiirigalinta nolosha
dhiiri galin nololeed
dhiiri galin naftaada
dhiiri galin guusha
dhiiri galin dhalinyarada
dhiirigelin
guul
Qisada Oprah
0:0 - Hordhac
0:26 - sidii ay usoo kortay Oprah iyo duruufihii ay la kulan tay
1:23 - sida ay u guulay satay Oprah
2:13 - 3 Cashar aan ka baran karno qisada Oprah
Негізгі бет 3 Cashar iyo Qisada Oprah
Пікірлер: 1