Shidalka nafteyda macalinka nolasha nolow walalkey macan wad igu ogtaxay inan sameyo InshaAllah wana qora ani ahan shukran inbadan my legend my philosophy 🙏👍🕊
@modestjewels
3 жыл бұрын
what I took from this video is " In order to progress in what you want to achieve then it's important to have faith Allah and the faith in yourself and also have a plan.
chanelkaga waxyaabo badan ayaa iskaybadalay hadaan garanayo meelaad joogto waan ku abaalmarinlahaaa lakin waan kusoducaynaynaa duco ayaad nagu ledahay
@naimaburhan275
3 жыл бұрын
MAASHA ALLAAH WAA WAX SAX AH WAX FIICAN AYAAN KA FAA IIDAY QAYR ALLE HA KU SIIYO CAQLIGAAGA ALLE HAKUU XIFDIYO
@zamzamibrahim157
3 жыл бұрын
We really appreciate the consistency! I watch all your videos and get happy whenever I see a new one .Thank you for this useful videos . May Allah reward you for it 🙏🙏
@nimcomaxamud6179
Жыл бұрын
Thanksi
@abdullahiyusuf3714
3 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr ustaad ayuub ❤❤❤
@user-ng5ll3tg4j
10 ай бұрын
Macalin ayuub abalkaga Jano ilahay haka dhigo dhiriintada waxay iga kixisa fadhiga wlHi marakn arko inay wax iga qaldan yiin waxn dawada rideo ad ledahahy guulyso wll labada darod
@ayaancismaan2709
2 жыл бұрын
Walhi haben walba wan ku samalyla /dhafra/ subixina wan ka murugoda ilahayow nahanuni
qof kasta oo raba in uu ka hayaamo nolosha uu maanta joogo waxaa kaliya oo u muhiim ah waa in uu sameeyo sameeyo oo ka baxo uu ka saaro waxba uu maanta ku fekerayo in uu u bedelo ficil si uu uga dhabeeyo hamigiisa (XAGLO LABA LAABAN XOOLO KUMA YIMAADAAN)
@naajuuu....9404
3 жыл бұрын
Hbnki ban inta badan markan sarirta tago wakhti ku bixiya subaxdi maba furo intane ilhey hayga hanuunsho😊
@saabiriinhassan7863
3 жыл бұрын
كل نفس بما كسبت رهينة❤️😥 شكرا اخي
@khadiryusuf8961
2 жыл бұрын
Mansha allah ustaad khayr alle haku siiyo.
@najmaomarmohamed6129
3 жыл бұрын
masha allah youtube noloshayda badalay wll ayuub galab wangsn❤❤
@ayuubaxmedmedia
3 жыл бұрын
wanaagsan wllo
@mahdiofficial3215
Жыл бұрын
@@ayuubaxmedmedia wll tell kaga isii plz
@duniahusseinfarey9107
3 жыл бұрын
Luckily to hear you on a dark day thank u brother
@ifrahhassanhilaac2782
3 жыл бұрын
Jazakallah ! Hore U soco walal.
@nimcoahmed3152
3 жыл бұрын
😍shugran ayuub ahmed shakhsi waxyaabo badan aan ka faaiido kana hadla realty keep going Long live👑👑👑👑👑👑👑👑
@fartunabdullahi9804
3 жыл бұрын
Aamiin Yaaaaaaa Allaah Masha Allaah Thank you so much wll Qali 🥰🥰🥰🥰🌹🙏🌹
Walaal Comment-ga Reply mararka qaar fariimo noogu soo jawaab celi.
@mustaphasabri9483
3 жыл бұрын
@@ayuubaxmedmedia Allaha Ku Sharfo Wll Waxan Kaa faaidaa Wax badan
@rihaanalastqueen2648
2 жыл бұрын
Sxpoow tnx qisoooyinka guusha noo soobadi
@asmamohamedmahamoud7393
3 жыл бұрын
Mashlah hore usoco ayuub 🥰💋
@muhubom4515
3 жыл бұрын
Mashaa allaah ilahay haku barakeeyo
@xamdalove9502
3 жыл бұрын
Insha allaah
@fahadmukhtaar29
3 жыл бұрын
Walalyaal kher illah ha idinsiyee waxaa idinka rabaa inaad i cawisaan chnnalkeyga kunka wax yar aa iga dhiman si deg deg igu gaarsiya isoo buqda Fuaad ambassador
@umuahmedhs1313
3 жыл бұрын
maasha allah baraka allaah
@yasminali5763
3 жыл бұрын
Mashallah God save us all aamiin ayuub brother waching you I got a lot benefit God gard you 4ever🤔
@nimcoabdirahman979
3 жыл бұрын
Ayuub wllky jaskumulahu khyrn dhirigaliye wanadada wx badan ban ka faaiday
@sadiyomaxamed4153
3 жыл бұрын
aamiin wll mahsanid
@badriaahmed6403
3 жыл бұрын
Alxmdullah wxa tahy dadka aadka idhirigaliye thank you ustaad mrksta wxd Ka hadshaa wx yaalo aan sameeyo mrksta Ku dhageestanh waa iska joojiyah oo waan isku daya in Bdn ina iska badalo ustaad Allah ha Ku barakeeyo thank you
@user-jg1hm2zo8n
5 ай бұрын
Waa waxbarashada wll
@MohamedAli-vs1ge
3 жыл бұрын
M,a Ustaad keep going
@asmaasad7867
7 ай бұрын
Masha allh ❤❤❤
@kadercasoowe1060
3 жыл бұрын
M.allah walaalo ayuuba Ahmed Guulayso labada daaroodpa. Walaal mawduuc ah ayaan rabnaa in aad ka hadasho buug in aad smysataa waa muhiim balse laba ayaad ka dhigtay buugi mid sanadle ah iyo mid maalin laa hadapa qaabka aanu u kala sooci lahayn nagu caawi walaalo adoo mahadsb
@nacimanacima4981
3 жыл бұрын
Mashalh hor mar wcn walal
@cabdifitaxyare5337
2 жыл бұрын
Sax walal allah ku xafido
@mohamedhassansaney2575
3 жыл бұрын
Macalinkii dhiiri galinta cimriga Allah kuu bara keeyo
@ustadaxmedmaxamuud6056
3 жыл бұрын
Masha allh
@zakiyare7293
3 жыл бұрын
proh mahadsanıd full respect
@sumayahaniahmed9078
3 жыл бұрын
Masha allaaah
@shakurismacil6967
3 жыл бұрын
Thanks a lot brother
@rabiic
3 жыл бұрын
Masha Allah brother jkqer.
@munasaid8099
3 жыл бұрын
Jazaka allah
@nuurkeyccm
3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا كثيرا
@caromoha3222
3 жыл бұрын
Masha allah wll qlli
@user-ws8oc4eg8q
5 ай бұрын
Jasaaka laahu khayr
@saynabxuseen5959
3 жыл бұрын
Masha Allah wlle Allah hanookaa dayo inbadan insha Allah guul badan bn kurajayn if iyo akhiraba
@xamdaomar4339
3 жыл бұрын
Jasaka allah wllo alle aqoonta haku siyadiyo
@queenasmashowborastube
3 жыл бұрын
Wll Mashallah keep going muda 3sano aan ku fikiraye book inaan qoro siden ku bilba
@nuuraabdirizak2083
3 жыл бұрын
jazakallah wll
@samramahamed6060
3 жыл бұрын
Your sweater its self is motivating.....mashalh horey usoco wll 🤗🥰
@fahadrashid786
3 жыл бұрын
Alle haku sharfo zxp
@faatinchanal4616
3 жыл бұрын
Shukri wllky الله يبارك فيه
@sameeraadem7408
3 жыл бұрын
manshaAllah
@fatumabarre1610
3 жыл бұрын
Asc,alle ha kuu xafido caqliga wanagsan. Aamin.mahadsanid
@fayselhassen4681
Жыл бұрын
Insha Allah Isbadal Cusub
@ziabeauty8830
3 жыл бұрын
Ilahy hanga dhigo kuwa aduun io aakhiraba guulysta Adnh alha ka abal mriYo wll sidad no dhiri galisd
@ayuubaxmedmedia
3 жыл бұрын
amiin wllo
@hakiimomaxamed1688
3 жыл бұрын
Thank u wllo♥️
@zuzaanqali4699
3 жыл бұрын
MachaAlla imika waad dheraysa videoga wa wax fiicn mahadsanid
@farxiyo2790
3 жыл бұрын
Mansha Allah thanks 👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🎁🎁🎁🎁🎁✍️✍️✍️✍️✍️✍️
@najmaprincess3396
3 жыл бұрын
thnk u bro realy u are amazing persons nd i like ur encouragement keep going bro 😌✋
@amalismail7772
3 жыл бұрын
Aniga shan arimood ayaan jeclahy inaan xaqiijiyo inkastoo laba ka mida aan xaqiijiyay.. waa muhiim inaad waxyaabaha aad qabanayo kuu qornaadan book kuugu diyaarsanyahy.,, hadii kale waad ilaawaysa
Пікірлер: 209