Ilahow qofba dulmiga iga galay ka so saar nin iqabay ayaa xaqaygii iga xaqiray sanado ayeynu is qabnay waligiis xaq ima siin meherkeygii ima siinin muda sugayey wu maqnaa xaqiininimo kuma haysan xaqa ilahay subxaanu watacala saaray kuma haysan anigo waxba u dhimin oo wanaag farabadan u sameyey ayuu cidla iga tagay wuna ifuray qof waliba oo qof Muslim ah dulmiyey wu helaya inshallah
@ramlajei5674
7 ай бұрын
Illahey hakaga so qadho xaqadha abayo😢aniga hata qof aya I dulmiyay marwalbana wai xumen jire
Пікірлер: 17