Isaaq intay ninkaas xireen, ximiyeen oo xumeeyeen ayey ina Kaahin, ina Cali Waraabe iyo ina Bixi hogaamiyayaal ka dhigteen. Waligay umad ka nasiib xun ma arag. Abdimalik Muuse Coldoon wuxuu Somali uga dhex ifayaa sida dayax shan iyo tobnaad ah. ALLE ha daayo, hana siiyo liibaan aduun iyo mid aakhiro.
@abdulazizoogle
8 ай бұрын
Maashallah! Ilaahay haka abaalmariyo walaal cabdimaalik iyo muxsiniinta ka dul qaaday dhibtaa inanta kurbadu haysay.
@user-gr4qg5zm1d
8 ай бұрын
AMEEN YA ❤ALLAH❤
@abdirashidsaleh5769
8 ай бұрын
Soomaaliya 6 maamulgoboleed uma baahna ee waxay ubaahantahay 6 Cabdulqaadir coldoon. Ilaahay cimri iyo caafimaad aduun iyo janatul fardowsa isaga iyo waalidkiisa iyo awlaadiisa iyo ehelkiisaba allaah ugabaryeynaa ee aamiin u dhah soomaalaay.
@abdulahisalad1353
8 ай бұрын
Ilaahy dadka caawiayay iyo kuwa daynta ka cafiyay ilaah janatul fardowza haka waraabiyo adiga cabdimaalik ilaahay kuma hoojiyo aduun iyo aakhiraba reerkaagana Allaah kuu barakeeyo
@subaydahassan6472
8 ай бұрын
Aamiin dad baa ninka caaya oo waxanu ahyn ku sheega oo habaara adiga iyo inta qalbiga fayaw ayaa u duceeyay
@sadiaaden2095
8 ай бұрын
Cabdi maalik muse samafale ilahay ha ku xifdiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha alh Ilaahay ha barakeeyo Abdimaluk iyo umada somaliyeed
@qaaliyusra7541
8 ай бұрын
Codoonoow walaasheen waa in maarayn aad kacaawisaa meel ay kushaqaysatana waa in ay furataa intay 3 qol oo jiingad ah caruurta udhisato si ay kirada uga badbaado 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@abdirisakkahen
8 ай бұрын
Good job alle haka abaal mariyo dadka xaruurta ee somaliyeed
@marxabacommunitypharmacy7586
8 ай бұрын
mansha Allah sida gabadha loogu gargaaray waxan u codsanayaa in dadkeena aynu ka war hayno si hoose iyo si sareba
@abdullahiabdigeele3388
8 ай бұрын
Masha Allah masha Allah samafale cabdimailk Sh muuse coldoon alle haku xafido aakhiro iyo aaduunba Waxaad nooga ficantahy madaxweynayaal iyo xukuumadahooda aan habayaradee aan waxba ka ogayn umada ay masuulka ka yihin
@Abdulrashid-cr7tg
8 ай бұрын
جزاك الله خيرا الأخ عبدالمالك،وفرج الله همومك كمافرجت هموم المسلمين.
Cabdi maalik muuse coldoon jizaahallhu khayiran wajisaa cadow gaagah Allaah hajebiyo ❤❤we love you forever keep it up 👍
@Somfox1
8 ай бұрын
Masha ALLAH COLDOON .. Alle ha ku xafido .. mida kale Somali waqooyi rasaas bay isla dhacaysaa .. bal barmaamijyo Umada lagu kala badbaadiyo soo daa .. waa in la joojiyaa Dhiiga umada Somali waqooyi kuwas oo hada rasaas isla horfadhiya... Mee dadkii Caqliga u Saxiib ahaa
@user-nf4su9mt7d
8 ай бұрын
Masha allah Ilahayo misanka xasanad ka hakugu daro inta bixisay iyo inta ururisayna Ilahayo misanka Xasanadka hawgu daro insha allah
@adanbile4237
8 ай бұрын
Maanshallaah! Coldoon Ilaahay hortiisaad ka helaysaa.👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@ashafarah6052
8 ай бұрын
Madax waynihii Soomaaliana shilinkasta asaga iyo teerkiisa ayaa qaata Coldoona masaakiinta ayuu wax u, uruurinayaa. Labadaas nin ilaahay baa abuuray. Masha’allah Coldoon ilaahoow irid walba kuu fur. Aaqirana Jano fardawso.
@aminahusein8399
8 ай бұрын
Aamiin aamiin c/malik muus adig abaalka jano
@alikaahiye4168
8 ай бұрын
Maashaa Allah wallaal abdimalik khayr badan aakhi iyo aduunba
@aminadunkal7360
8 ай бұрын
Masha Allaah ,Illaahay Cabdimaalik iyo intii soo dirtayba illaahay ha barakeeyo walaashaa la caawiyeyna illaahay ha u barakeeyo kaalmadaa soo gaadhay RABBI ha barakeeyo ❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@gorodgorod9150
8 ай бұрын
Intii waxka bixisay iyo intii waxoodii caffiyey waa isku mide illaahow aduun iyo aakhiraba ku barakee intii ka shaqeyseyna iyana kheyr allaah ha siiyo
@carinohope3117
8 ай бұрын
Masha’Allah Koley dhib baa ku keen tey walal qof jacel iney reerkeeda xumeyneysa majirto wax xumaan ladhaho na mesha mataal walal Allah hakuu barakeyo c/dimalik ilahey kheyr badan hasiiyo ❤❤❤
Masha allah hore u soco sheekh waxad shaqadiisii haysaa horana aad u haysay oo aad isku mid tihiin deeqsigaa weynaa ee inaga baxay sh.aadan siiro allah qabriga ha u nuuro adigana dambigaaga allah ha dhaafo umada u shaqee kii hadlayaa hsyska hadlo warxumo tashiilka ha u joojin
@ah3069
8 ай бұрын
C/Malik rijaal xag Ale lagasoo diray , xag Ale wax ugeysanaya ayaad thy Rabbi hakusugo oo dariiqa toosan Ale hakuugu sugo aakhirana janatul firdawsa Ale hakuugu bishaareeyo. Shaqada culus ee soomaali aad uheysana Ale hakaa ajarsiiyo.
@AA-xl8ev
8 ай бұрын
MASHA’ALLAH CABDIMALIK NIN ILAHAY JACEYLYAHAY SAMAFALEH ,HALYEY & WADANI SOMALIYEED ALLAH HA BARAKEYO & DHAMAAN DADKI KORBADA KA DULQADAY MARWADA
@XudayfeHajji
8 ай бұрын
Markuu wanaga faafinayo waa walal wanagsan Markaad fikir ku diidana wa argagixiso Coldoon walal allaha ku garab istaago Nin alle sharfay ayad thy ❤️🙌🏼☝🏻
@Alxamdulillaahi
8 ай бұрын
Masha Allah wall amaa laga hunguriyeeyaa inta uso hartay inaad uqarisee ahayd
@CaishoCabdul-rq1tz
8 ай бұрын
Qof karti leh waye uma maleynayo iney ciyarciyar uga baxeyso
@mohmodserhaye3164
8 ай бұрын
جزاك الله خيرا عبدالمالك علدون وبارك الله فبك
@abdikariimahmed9479
8 ай бұрын
Masha Allah walalaha muslimiinta gaar ahaan Somalida labaxday sadaqada
@mohammedpalle5934
8 ай бұрын
Arimahan oo kale waxay galineysaa rajo qofkasta oo Soomaali ah oo ka niyad xun sida dalkeenu yahay iyo umadda Soomaaliyeed in eey jiraan dad Soomaaliyeed oo isu naxaya
الله اكبر wlhi waan qiiroday sida dadkayga Soomaaliyeed isugu gargaarayaan
@anabbile7556
8 ай бұрын
Ma sha Allah Rabbi ha ku xafido cabdi maalik cuddon gabadhana Allaha gargaaro.
@luuljaamac2023
8 ай бұрын
Masha allah Cabdimaalik Allaha ku xafido Aduunka Xasano Aakhirana Jannadii Fardowso Allaha kuugu deeqo.
@safiyafarah3575
8 ай бұрын
جزاك الله خيرا يا آخي الكريم
@gigachad9879
8 ай бұрын
Ilaahey xabsigii gardarrada laguugu xiray kuguma celiyo si Aad samafalka u sii waddo
@majid2968
8 ай бұрын
Masha alaah c maslik ale wayne waaxidul axad waxan kaga baryayaa wax ku dhiba inaan ale ku tusin aduun iyo aakhiro Walaalaha soomaaliyeed ee wanaaga jecelna waxan leeyahay Khayr aduun iyo mid aakhiro in ale idinsiiyo ❤ aamiin
@MsMussek
8 ай бұрын
Abdilmalik aduunka nicmo aakhiraba Jannah baan Allah ugu baryayaa, Ikram inta dayntii uga soo hartay Rabbi ha u barakeeyo Aaamiin
@MsMussek
8 ай бұрын
Intii soo baxsatay Allaha kheer aduun iyo aakhiro ugu badalo Aamiin
Abdi Malik inaader Ilahay ha kaa abaal mariyo lakiin wa mihiim in gabadhan hadii hore na deeyn u gashay hadana deeyn kale gashay in Malaha la barro sida business ka loo sameeyo o ayna hadhaw na dhibkanu dib ugu soo laaban. 21 000 wa lacag fiicaan o ay wax ku qaban karto hadii ay si fiicaan u maamusho
Masha Allah alle hadinka abaal mariyo dhammantiin inta cawaysay io intii u ducaysay inanta walwsheena io cabdimaalig muuse coldoon allahu ma aamiin aamiin aamiin aamiin
@kheyrjecel58
8 ай бұрын
C maalik ilaahey waxaan ka baryayaa inuusan ku tusin kurbo iyo wal wal aduunka iyaakhiradaba camal kaasna rabbi ha kaaga dhigo ikhlaas Walaashaasna deyn dambe ilaahey ha ka xifdiyo
@adenhassan86
8 ай бұрын
Allah ayay mahadi oo dhan u sugnaatay , wllaalaha muslimiintana dhmntood wixii ay baxsadeen waxbdn oo barakeysan Allah ugu badalo aakhirana janatul firdowsul Aclaa.
@cabdisalamcabdalla9407
8 ай бұрын
Masha allah will sida u cawisay allaha ku awawiyo❤
@hamdiabdullahiwali5400
8 ай бұрын
جزاك الله خير يا اخي عبد مالك فرج الله همك يا اخي انا انا احبك في الله يا عبد المالك
Пікірлер: 298