Mnsha allah wllky *Shuayb8pack. Mrka hore waa mhdsnthy marka xigtana waxan ku rajaynya wangda aakhiro io aduunyo inu kusii socdo wllky ugu dambyn waxan rajynya ind noo soo gudbiso muuqalo kale oo kasi quruxbdan kuwan. Mhdsnid
@muniishanuresa4642
5 жыл бұрын
Mashallh wax badan baan kafa idey wll thanks horey usoco👍👍👍👍
@suldaan2005
5 жыл бұрын
Waaa ku aamin sanahay masuuuul horey u suco
@maidomohamed4899
4 жыл бұрын
Waa marki ugu horeysay wiilkan dawado
@amalitofunnykittensvlogs647
5 жыл бұрын
Masha Allah amazing..waxa Ka sii qurux badnaan lahaa timaha inaad isku sinto laga yaaba inaad sii quruxbadnanlahd..
@tuluxjr8037
5 жыл бұрын
dameer haddi dahab loo xidho waa isla dameerkiii ❤ waxa videogu k hadlayo oo dhan intaas ayaaba ka qiima badan
@walalpolitano2447
4 жыл бұрын
Shucayb heesta aad ku soo gashid magaceed iyo video kale hoos soo dhiga Adigoo mahasan
@safiamohamehassan4440
4 жыл бұрын
Abti hormar wacan from hiiraan
@nasromuumincabdulle4368
4 жыл бұрын
abti mcn alle hakuu dhowro cadawgaa cagta hoostii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdihaybe1737
3 жыл бұрын
Great video.
@khadramohamed1280
5 жыл бұрын
Mashallh nice hunno
@Hassanleftty
5 жыл бұрын
Sxp waan ku tageersanahay runtii masha Allah inollaw big man keep going
@khadradagan9926
4 жыл бұрын
👑🌹💖 hore usoco my brother
@cudoonbeautychannel2472
4 жыл бұрын
Masha allah
@yaxyecalas9153
5 жыл бұрын
Run ahanti ugaas waxaad Ka badashay waa qiciga jiro waxaana nahay isku dooq sideydaba maba jecli inan Ku doorto sheyga aan rabo qaali bas balse waxaan jeclahay kaliya quruxdiisa ilaahow moo raqiiss ahado sigisan iyo labo furan uf iska dheh
@kungabdhoodkaroon8000
5 жыл бұрын
Yaa dhehey sandles socks looma xirankaro wadanka joogo waxan arkaa nimanka cadaanka ah slippers adidas or nike ah socks bay u xirtaan
@ayaantakhaal5293
5 жыл бұрын
Masha Allah wllash cilmiga sifiican uqaato waliba kuwa surwalkakadhacayo aadban unecbahay qaabdaradod
@abdihalimmohamed3277
4 жыл бұрын
My boy big fan of you
@saeedanasia7786
5 жыл бұрын
Walalkey waxan ranaa in aan ogaado jimicsiga waan sameydaa weight kana inti aan rabay in ay iga dhacdo waan iska riday weight ki aan rabayna waan gaaray marabo weight kle in uu iga dhaco jimicsigana waan wada weight aya na iga dhacayo siden ku hakin karaa oo halmel iskugu celin karaa thanks Bro
@fahiimahussein1082
4 жыл бұрын
Mansha allah hore usoco
@maryamaabdirahman1290
4 жыл бұрын
Nio waan ognahy midaa warakale wll
@mulkehussein6192
5 жыл бұрын
Masha Allaah hadal nin weeyn iyo talo wanagsan
@khuluudjaamc8502
4 жыл бұрын
Masha allah wllo noo sobadi
@cabdiqanimaxamed167
4 жыл бұрын
Waaw sxp xaqiiq waad ka hadashey wixii ay dhalinyaradu u baahnayeen
Msha Allh.*Shuayb8pack* Sxp Aan Tageero, Szp Gym ka ayaan Rabaa in aan Bilaabo, Mxaad igula Talinaysaa?
@abdirazakali9064
5 жыл бұрын
Miyad bilawday bro
@suldaan2005
5 жыл бұрын
Anza bro bilow waa fiican yahay
@hoygaiftiinka5826
5 жыл бұрын
Nice advice
@youngbalboa8790
5 жыл бұрын
Janaalkani wax tar ayuu leeyahay am new subscriber bro keep going Norway ayaan jooga intagram kaaga kugu soo darsanaa caato ayaan ahay ahahah marka bigman in aan noqdo ii soo rajee sxb
@carianddylanthehyperfanaya4233
4 жыл бұрын
Shuceyb waxey ficnaan Lehed in aan iskumeel joogno me America joogaa adne
Wlhi waxan arke nin wash man eh oo asigo shaqadisa ku jiro oo burashanayo kabihisa wax yar bor uma ogola kabihisa qurux wlhi wanka helay sidu u ilalinayo quruxdisa wana ajanim
@naciimonuur1303
4 жыл бұрын
Masha Allah keep going pro
@suhaylaomarosman3827
5 жыл бұрын
Shandaan qodob aad iyo aad wax tar uleyihin somali hadeynu nahayna aad baan ugu bahanahay in stylka wax laga badalo walal shuayb
@najmaabdiosman2039
4 жыл бұрын
Thanks bro
@shuushuu6668
5 жыл бұрын
Thanks wallo had iyo jeer sida wanaagsan aad inoogu soo gudbiyo
@kingabdimalikali3706
4 жыл бұрын
Mahadsanid sxp
@kamabinkama7406
5 жыл бұрын
Timaha iska jar baad ilowday ,ilkaha iska cadeeey.ilkaha jaalaha aha igabadal kudar waxii ilko jaalo ah dentist ha tagaan
@abdullahiahmed2409
5 жыл бұрын
maaloow ikrima kikiki
@munasheikh7214
5 жыл бұрын
Aaad iyo aaad ishaad ka tuurtay 😂😂
@thegloriousquran1208
5 жыл бұрын
wixii fat ahow dee idinma rabno
@hindamohamedgeedi5071
5 жыл бұрын
Horay u soco wll waan ku aamin sanahy
@khuluudjaamc8502
4 жыл бұрын
Wllo dumarkana kasoo hadal plz
@LuulCaasho
17 сағат бұрын
2024 aa la joogaa ina adeer
@khaledjr9140
5 жыл бұрын
Mahdsanid zxp waayo wax IGA MaqNaa ayaad igu soo kordhisay Long LiFe bro😊👏👏👏
@saadasaid16
5 жыл бұрын
Masha Allah hore u soco wll
@nihaanhajji16
4 жыл бұрын
aboowe qali waan ku farax sanahy in aan noqdo azxptada my brother
@daniali5316
5 жыл бұрын
Masha Allah waa ku Mahdsanthay 👍👍
@apdishakoroffcial1106
4 жыл бұрын
Hureh usocoH
@mohaqurbawi6880
5 жыл бұрын
Msha hore usoco
@faadumoxasan3278
4 жыл бұрын
Mansha allaaah wlalkay hore u soco
@shavinhoofficial1099
4 жыл бұрын
Keep going My pro
@zahramahamed9401
4 жыл бұрын
ok hey boys dhegeystaa waxa uu sheegayo shuayb🕴🕴
@naciimonayruus9903
5 жыл бұрын
Heer sare ayaan kuu rajeenaa horay usoco
@amaalaxmed7173
3 жыл бұрын
Shuceeb anagana wiilashaleey miyaa
@suheebocali4870
5 жыл бұрын
Wllo siden gurigega ugu al miten kar wan uba hanahay thanks
Пікірлер: 304