Haa number 1 lee ahy wax yar an ka xanaaqoyaa lkn wan naxariis badanahy cuqdadana malihi sidii ayaan ka,ahy
@user-kj4gc1cl7c
7 күн бұрын
haa wnlyhy
@suhuurmaxamed638
10 ай бұрын
Waan xanaq badanahay lakin qof maa jiro iga naxaris badan baan filaya oo iga qalbi xadhan intu qoof damqado ayan damqada lakin cilada xanaqa waan leyahay
@ikranabdi0y
2 жыл бұрын
Haa wan xanaq badanhy wax yabaha yar yarna wan ka xanaqaa lkn ma cabasho badni
@abdirisaksalah679
Жыл бұрын
Hhhhhhhhh war xanaaqa wax lagu faana miyaa kuligiin waxaad tiraahdeen waan xanaaq badanahay
@abrahamabdi3605
Жыл бұрын
No 1 Mr xanaaq aha blse ma ogeyn lkn wllka muslimka ahow ha xanaaqin dhibaatoyinkeda Ana arkey 😀
@queenhaboon9176
2 жыл бұрын
Saaid aya u xanaq badanahy calamadahana wn leyhy teda kle qof iga qalbi nadiifsan iga naxris bdn ma jiro umalena 😞
@promahamedaxmed1274
Жыл бұрын
thanks ustaad
@shukrixasan3826
2 жыл бұрын
Haa wllh
@AYuubBashiir
2 жыл бұрын
Thnks wll
@cabdiraxmaanxuaeen6072
Жыл бұрын
Wlahi wanxanaqbadnahy 🥶
@amelali5868
Жыл бұрын
Waan xanaaq badanahay wax yar dulqaad ah malihi naxanis malixi ma cabasho badni waan amusanay qofka iga xanjiya dhirbaxdu way sarntahay 😅
@faadumocnaasir8895
Жыл бұрын
Waa naxaq badana ahy doqadana malihi
@nastexoadan2023
Жыл бұрын
waxan ku jira dadka xanaqa badan
@sowtorahma
Жыл бұрын
Saaid u xanaaq bahanahay lkn waxa aan ku xanaay kaligeey intaa Mel tago isla hadla hadhowna wan iska ilawea wax walbo niyadeydana waa nadiif lkn haddii leyga bad badiyo ma samri karo alabta ahaayo wan jabiyaa ama aniga dhaco into nerfaha ikaco🤦♀️
Пікірлер: 15