Amhari Somali English Arabic Italy Turkish intaan wan aqana really Ethiopia wan kuso koray Turk italy eng arb waaan barty Somali wan u dhashy
@zamzamcadow8848
4 жыл бұрын
talyaaniga
@sihaamhaaji2172
4 жыл бұрын
Halaahaanoo luqada hadday dhab kaa thy maka faa'iidaysataa mise sidano klad tiraa waan aqaana
@YFcompany
4 жыл бұрын
@@sihaamhaaji2172 wxn u barty ba wa ina ka faida. waliba chinese aya dheeri igu noqdy hada.
@tafatiraha5632
2 жыл бұрын
@@YFcompany ma.allah
@princesshayaat6648
6 жыл бұрын
1:Arabic 2:English 3:talyani I hope full inan barto inshallahu waqtina igama tagin wan rajaynaya hada ayan secondary galaya from hargaisa Wixi dhirigalin ah wad isin karta #ogaansho thanks
@Paris-cz7vw
6 жыл бұрын
English kuma jirto luuqadahaan lasoo sheegay
@mrmataan5961
5 жыл бұрын
Allha kula garb galo sis
@hilarioushive5
5 жыл бұрын
1:english 2:Arabic 3:Italy
@hamsealeader149
5 жыл бұрын
1years ago
@hamsealeader149
5 жыл бұрын
Xalkay wax kuu marayan?
@dekjirban4
4 жыл бұрын
1:Carabi 2:English 3:french 4:Italy 5:Spaniol Insha allah intan inaan si fcn ugu hadlo ayan jeclahay Carabi & English wan qana inta klena inan bartan rajynaya
@Clutch_King19
4 жыл бұрын
Arabic, English, Faarisi, iyo Cibraani, Mandarin these 5 languages are my Dream languages. Hada I can speak English fluently, second Arabic 60-70 % and third Farisiga I can read.
luqada aan rapo inaan parto mustaqpalka waa 1: carabi 2: ingiir 3: turkish 4: chian
@sadikjimale7978
5 жыл бұрын
Luqada Taliyaniga ayaan aad ujeclahay sawabta neh marka ad ku hadleeso waa luqad marka lagu hadlo ad ku raxesaneso
@takkadeka5057
5 жыл бұрын
Beenta maha.
@blackman8295
4 жыл бұрын
Haa wallahay waa luuqad macaan
@Maria_farah
4 жыл бұрын
Luqada talyaniga wan ku haysta
@shafkaboy4814
Жыл бұрын
Aniga waxa aan jeclahay in aan Barto luqada talyaaniga 🇮🇹🇮🇹🇮🇹 I like it
@deeqoahmed1771
5 жыл бұрын
Waxaan jeclahey inaa barto carabi English iyo talyaani carabiga iyo English ka wax yar yar ayaan ka aqaan qof walba wuxuu baranaayo allaha ufududeeyo aamiin
@cazmi_bella1835
6 жыл бұрын
Waxan aad u jeclhy inan bar to luqada turkiga
@insideseylacvideos9800
7 жыл бұрын
I'm 1579 view sorry I'm so late like me if came after me😍
@mohanjr
7 жыл бұрын
First view 😍🇸🇴
@DHIRIGALIYETV
7 жыл бұрын
mOhan zain subscribe i saar wllo
@anjlinajulio9709
7 жыл бұрын
mOhan zain ma qosle😂😂😂❤
@nashadsheekhabdule3180
7 жыл бұрын
naagta walan bismilaah m
@ceydiidmahamuud1826
7 жыл бұрын
naagta walan bismilaah gacan aan kuu taagay meel walbo
@abdifatahsamatar5028
6 жыл бұрын
Lyer
@faysaljamac3357
5 жыл бұрын
Alhamdu lillah 2 kamid ah waan aqaan waxaan jeclaan lahaa inaan kuziyaad sado 1-Talyaani 2-Cibri 3-faarisi رب سهل لي بتعليمها انك علي كل شيء قدير
@queenalizebeth1401
5 жыл бұрын
Behtere farsi yad begeri khale ghashange man dost daram lotfen
@abdirahinahmed1271
5 жыл бұрын
Waxa aan aad u jecelahy luuqada carbiga waxa aan ka aaminsanahy iney tahay luuqad nolsheyda oo dhan guul weyn ii horseedaysa. Adiga ahaan omar aad iyo aad ayaan kugu mahd naqeyaa waayo ismaan lahyn luuqada arabiga ayaa noqoneysa luuqada kobaad ee somalida ugu fudud { thnk..you omar }
@holeyomar9490
7 жыл бұрын
Italia anigaa jogo maclin Wa sax aqriska Wx yar ayaan kla duwanhy sida [C,Y,G,Q,W,H] Inta Kla Waa Sida Somaliga O Kle Lkin BANBINA Wil Yar Aa Tiri Waa Gabar Wiilka Waa BANMINO
@ogaansho
7 жыл бұрын
mahadsanid - way isga kay qaldameen maadaama aanan talyaaniga sifiican u aqoonin - shukran
@zuldanabdalla1937
7 жыл бұрын
Waxaan jeclahay inaa bar to Spanishka Arabiga Paris
@holeyomar9490
7 жыл бұрын
Garaad Halyeey weyn
@EKAElmi
7 жыл бұрын
HOLEY Omar ku qabdo ku qadi meysid bambiinno xitaa ma uga kaceesid?????😂😂😂😂😂😂😋
@holeyomar9490
7 жыл бұрын
Elmi Ajey Foodada Daaaa...
@abdishakurkhalif819
4 жыл бұрын
I want to learn the following languages; Italy Espania Turkish Franch To learn all these languages it would allow me to communicate the world as I speak, English Arabic Kiswahili And my Mother tongue Somali.
@abdiwahidibrahimhasan120
4 жыл бұрын
Now I Know English But I Want To Study These Languages If Allah Says
@queenalizebeth1401
5 жыл бұрын
Alhamdulillah Waxan ku hadla Farsi/persian English German Waxooga carabi Waxooga turkey Lkn si dhiba Waxan ugu hadli kara English, persian, german
@sadiaalas7042
Жыл бұрын
Waxaan Rabaa inabaa inaan wareysi kula yeesho ma iga aqbaleysaa waxad wall aan Ilaahey dartii ujeclahay Masha Allah tabaarakalllah
@mustafabdifatahomar1105
7 жыл бұрын
Luqada 1 carabiga 2 turkia
@moanastyle9048
6 жыл бұрын
+Easy Boy turky Ana kasacidyo
@faysalalves5259
7 жыл бұрын
Amhariga Talyani Carabi Sadexdaa Luuqadood waa Bartay Haddana Inan Farsi Barto Aya Rajaynaya Zxb Waxa Kale Oo ku Hadlaa Luuqada Jarmalka iyo Englishka iyo Tigranya
I can speak very well Turkish and English but I wanna learn Arabic and French insha'allah 5 language enough for me
@user-uh3rg8uv3t
Ай бұрын
Waxa aan jeclahay hadaan ka jawaabo su.aashaada waa ENGLISH KA ,Italian. Germany. Turkey. Arabic. iyo suumaaliga aan ku hadlo ,Lakin ma iga caawin kartaa sidii aan ku baran lahaa luuqadahaas talooyin ama qaabab kale,aad iyo aad baad u mahadsan tahay ❤❤aduunka waxa badan inta wax ku siisa waxa yar taas cagsigeeda kan wax kuu sheega 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Abshir Mohamed sxb ama walaalkey walaahey inaanu jirin dunida wax adag ilaamad isku adkeysid adigu mooyee waxaan daawadey nin bartey 50 languages markasaan aniguna hamigeyga aan is yidhi ha yareyn
@abshirmohamed4025
7 жыл бұрын
atam madar haa zxp hiigso hamigaga wad heli Insha Allah Dadala xaaji cabaas wuu gara
Runti mawduucan wxbdn wuu I caawinlaha 4 years after haddan arki lahaa alx se cawa oo ah feb 25 2023 aya daawanaya . Wxn ubaahnahay inan well communication skills hysto bartana luuqado cusub u socdaalo meelo kala duwan dhaqamo . 5 top essential languages for me 1 Arabic 2 English 3 Chinese 4 Turkish 5 French 2023 gudihiisana Arabic iyo English fluent inan ku noqda raba insha allah
@haliimocaadle6623
7 жыл бұрын
Ogaansho thanks hore o soco aniga waxaa tijaabiye bacaha baastada LA socdo AF Italia ayaa Ku qoran waan aqriye balse micnaha fahmi waaye
@DHIRIGALIYETV
7 жыл бұрын
Haliimo Caadle subscribe i saar wllo
@haliimocaadle6623
7 жыл бұрын
HORDHAC Films wan Ku dhahay
@chlungo5672
6 жыл бұрын
Haliimo Caadle pasta fino basto dhuub😂😂😂 sas maku qoran😂
@rayaanmahamed2282
6 жыл бұрын
Wad madsan tahy wll luqada carabiga wan aqan lkn waxan raba luqada yahuuda in an barto
@kadarhussein4559
6 жыл бұрын
Waxaan jeclahay Inaa Barto carabiga
@SadakBatch-Roll
5 жыл бұрын
Carabi waan aqaaan ethopiane haa balse writting ma aqaaan english baad ka takteen laaakiin oo aan %90 na qaaano
@ismaaciilmyusuf
5 жыл бұрын
Talyani iyo turki like isar
@xikmatraderscompany4624
2 жыл бұрын
Waa ku mahasantahay sogudbintada barnaamishyada wax tarka u leg bulshada somaaliyeed waana ku xiranahay youtube kaga cumaroow waxan xiseeya luqada 🇹🇷
1.english 2.arabic 3.italia 4. Spanish 5. Amxari ✋♥️ like it to nearning
@suleymaansalah7677
5 жыл бұрын
1-English 2-Arabic 3-Italy 4-Turkey 5-Hindi
@mohamedabdulahi5873
7 жыл бұрын
Talyaani jeclan lahaa inan barto
@mohamedhassanjeilani1154
6 жыл бұрын
Hehehe talyaaniga caaytinta ayuu ku fcnyahay
@mahbuubyusufsulayman1645
5 жыл бұрын
Talyani shb
@mohamedabdikulmie7948
5 жыл бұрын
Waxan kahelay luqada carabiga
@magannuur9413
7 жыл бұрын
Love Turkey 😃😃
@Abdirahin_Abdalla
7 жыл бұрын
Magan Nuur ben de
@jabiiba9800
7 жыл бұрын
Magan Nuur arabada beesh efda un beesh
@deleteabdi8073
6 жыл бұрын
Magan Nuur Ben De!!!
@user-pm8zf2ei5p
6 жыл бұрын
Magan Nuur talyaniga
@axmedmaxamuud2896
6 жыл бұрын
Sxb luqad carabiga iyo farsiga
@حسين_محمد
4 ай бұрын
Carabiga inaan barto ayaan jeclahay Haddana waan wadaa barashadiisa Insha Allah. Allaha Ha ii fududeyo muddo hal sano gudaheed ❤❤
@abdurahmanabdulahi6375
Жыл бұрын
Iam learning English because English is the one language in the world
@ubahomar524
6 жыл бұрын
I am somali and I speak somali English I want to learn Hindi
@ubahomar524
6 жыл бұрын
Why would you say that and laugh a me 😇😇😇😇😇😇😇
@galgaduudboy3131
6 жыл бұрын
@@ubahomar524 Hhhhh you respond your self 😂 I am dieng
@SuldanAshour
7 жыл бұрын
Sxp luqada SPANISHA-KA sxb aya xiiseya ina brto INKASTO aku wrer sanhy cml /Wadooyinka mrka maraayo Eryada spanish-ka DADKA waay ila yban cml INA WALANAHY imoodan cml HHHHHH ee sxpow ila taaali baal//THANKS
ilyas Raja hhhhh ilyaas rajaa pro hada keynaya jogto keynti mathid man no fududi
@naadiyomohamed9575
2 жыл бұрын
I need to learn these languages and Arabic● English● Italia●Turkey●
@mohameddahir6288
5 жыл бұрын
Saxib luqada filand sida ey uqorantahay aa lo aqriya. sidaan mita kuuluu waxa lagawada setahay. 🇸🇴🇫🇮👍👍👍👍
@mohamedmoalim2021
7 жыл бұрын
Turkishka markaad qoreysid ama markaad aqrineysid waxaa moodaa in ay somliga isku mid yihiin Marka laga reewo ereyo qaar masalan waxaan dhawaaq ahan iyo qoraalba isaga eg nahy (güzel)
@samiirahussein9954
7 жыл бұрын
Mohamed Moalim waa isku mid lkn waxaa jiraa shaqalo iyo xarafo bdn aa kala duwanhy lkn aqriska saaid ayey iku dhawyihiin
@mohamedmoalim2021
7 жыл бұрын
Samiira Hussein haaa wall waa sidas lkn ani ahaan waxaan qawaa iney so easy tahy
@samiirahussein9954
7 жыл бұрын
Mohamed Moalim waaa iska easy waan aqanaaa aniga
@sooyaal1862
7 жыл бұрын
*Somali may Ku jirtaa u 2dhibcoodkor kuwadata (ü) waa adiga leh ereygan qoraal iyo akhriskaba waan iskaga eeg nahaye??*
I speak Somali English Kiswahili Amharic Hebrew Farsi Inshalah next kuwo badan raba inan sii barto Luqadahan markan baranayay waxan u hesytay iney adagtay lkn fudud Somalia marka tago dadkena u faideynaa
@ayanahmed4496
2 жыл бұрын
Ii faaidey wllkey 😁
@Xaali95
5 жыл бұрын
Aniga hindiga ama urduga ayaan jeclahay waana fudayd ayadaba waxa kale oo ii raacda inaan barto cibriga iyo turkiga 😍😍😍😍
@Xaali95
5 жыл бұрын
Carabiga waan aqaanaa
@m.mustaf9965
4 жыл бұрын
Aniga ahaan waxaan daneenayaa luqadaha (A) English (B) Arabic (C) Turkish (D) Urdu means Pakistan (E) Italian (F) Faarisi
Ani wxan raba mcalim inan barto ARABIC ENGLISH TURKI AMXAARIC CIBRI FRANCE FAARISI TALYAANI ISBANISH HINDI iyo kuwo kale oobadan Waad mahad santihiin bahda #ogaansho sidad noola jeclaysateen inad noola wadagtan wax walba oo huru marleh Alle haydinka jasaa'i siiyo
@cabdifataxcr7452
2 жыл бұрын
Italia Zxp Waa Sidad Shegtay easy Weyan Kanalka ogaansho Wax Fican Bad Hayza Horey Usoco Bro💪🙏😍
@Nursalah2
5 жыл бұрын
Luuqada carabiga ayaan aad u jacelahay inaan barto Jazakallah khayraa walal alle ha ku barakeyo..
@maxamedcaliyuusuf6152
2 жыл бұрын
mashallah intii aan soomaali dhegeysanayay weligey ma arag ninkaan nin ka wax fahamsiis badan ka micno badan cilmiga uu soo gudbinayo.
@cabdimalikcadaan5159
5 жыл бұрын
Walal sabti axada yacni isbuucyada ma wadagno qaamuska somaliya dib uso eeg adoo mhadsan walal 👍
@6regionmediaproduction611
3 жыл бұрын
luqda Turkiga ayaan ubaahnay ee igu caawi sidii aan u baran lahaa
@sahil-hadi
5 жыл бұрын
luqada talyaniga Ayaan daneeya si wayn inta iladanayso like
@ADAN-XSN
Жыл бұрын
Anigu hada waxan aad ufahmi haya Arabic iyo English lkn waxan jeclan laga luuqada faaris in an barto 🤝
@khadrasharif950
4 жыл бұрын
Hada ani waxaan Barta English talyanina waan Ku hadla waayo waan Ku nolahay waa runta marka aan baranayay anoona xata alefbetada aqoon waan akhriyi jiray barashada talyaniguna wu no fudud yahay somalida ✅
@maxamedaxmed8695
5 жыл бұрын
Luuqada caribiga ayaan si fiican inan u barto ayaan jeclahay
@abdirizakisse5043
5 жыл бұрын
Wllky benta ma aha aniga luqada carabiga wxan ku bartay wax sanad ka yar aad ayeyna u sahlan thy sdo kle luqada talyaniga wa mid aad ugu sahlan dadka somalida ah waayo qoralkeda iyo akhriskedaba waa sida somaliga o kle mararka qaar aniga markan ku cusba Italy way ila yaabi jireen dadki an wax wada baran jirnay ee kaso jeeday dalalka kle ee afrika sababto ah luuqada talyaniga waxyabo badan ayaan ka siman sida armaajo,fargeeto,feero,iyo kuwo kle o badan oo an xagan kuso koobi karin waliba markii la ciyaarayo kubada cagta waxad mooda inaan talyani ku hadalno sida erayada tiira,aalto,maano,rooso,jaale,albiitare,boortiyeeri,bulusyoon,rigoore lamaso koobi karo waad mahadsan wll inbadan hormar baanku rajayn
@MustafeA.K
5 жыл бұрын
1.Deutsch 2.English 3.Talyani
@adddfgffgdggfh9074
5 жыл бұрын
Mustafe Ali Abdi malaysi
@ansaarmedia2753
3 жыл бұрын
Asc cumar wllo waan ku salamay hadan isku dayo Luuqada aan xiiseeyo ama kuwan aan xiiseeyo 1-luuqada carabiga 2- English 3- italia ama talyaaniga 4_ xabashiga ama itoobiyaanka
Пікірлер: 2,3 М.