“Qorshaynta Waxa Lagu qeexaa go’aaminta Wixii laqaban lahaa , iyo sidii loo qaban lahaa,
Sidoo kale waxa lasheega inuu yahay ,
Ka fikirka Hanaanka aad umari lahayd hadafka aad hiigsanayso
“Nolosha Qofka Waxa lagu sookooba wakhtigiisa,
Wakhtigaga oo aad ka faaidaysata Waa noloshaada oo aad ka faaidaysatay……!🌸
Негізгі бет 5 saacadood | oo xidhiidh ah ayaan ku dhameeyay akhriskiisa…..!🌸
Пікірлер: 62