Asc carigaan la jogo in aad hesato pacholar master digree iyo phd waxa ka muhimsan in aad ledahay xirfad aad ku mareyso nolashada bulshada aad
oga faideyso hadaba hadii aadan laheyn wax hirfad ah waxaan halkaan kugula wadaagi dona 5 xirfad oo aad lacag badan ka sameyn karto inta aan la gaarin 2025 hadii aad barato wax badan aad ku qabsan karto
1 digital marketing waa in sameyso suuqgeen casri gabi ahaan ka badalan nocyadi a hore Xirfada la isticmaale jiray digital marketing waa suuqgeyn ku saleysan internet
waa nashaqadeynta Graphic design iyo web design waa labo xirfad kale duwan graphic design logoyinka boorara iyo sameynta id caradada banariska
Негізгі бет 5 xirfad aad lacag badan ka samey kartid intaan la gaarin 2025
Пікірлер: 13