Bile rafle taariikhtiisa noo soo duub ninkaas dhagahaygu ka batay
@warsameahmed9871
8 ай бұрын
Taariikh nin waayo arag ah xusuus qorkii ,waa fiicnaan lahayd in raggii la mid ka ahaa sidaa oo kale u sheegaan wixii ay arkeen ama maqkeyn xiligii ay joogeen.
@alfatahalrahman7696
Жыл бұрын
Gen bile refle allaha unaxariisto wuxuu ahaa nin wax qabad badan
@daldeeqducaysan882
Жыл бұрын
Ilaahay caadilsana!! Dulmigaad wa shay cajiib ah. Somaalidu ilaa hadda wax ma fahansana.
@abdirahmanaidid1289
Жыл бұрын
Qaybtan ayan u soo joogay wax badan abahayba kala soo degay. Dekada berbera babur basa waxa layiri bixi. Intu soo sistay in le eeg lakin waxa loo ogooladay ino kaa caashooro muqdisho Waxanan u soo joogau bandowga. Oo lagu soo foran jiray 1000 xiiliga joogay. 1986
@jiifcaaqildulmidiid4139
Жыл бұрын
ganacsatadii lagu xasuuqay Burco ee reer koonfurta ahaa.
Пікірлер: 14