Muuqaalkan wuxuu iftiiminayaa halisaha ugu waaweyn ee uu leeyahay AI. Barnaamijyada ku dhisan AI ayaa leh faa'iidooyin badan, hasayeeshee, dhinaca kale waxay leeyihiin qataro waaweyn. Mowduucan ayaan kusoo bandhigaynaa halisaha uu leeyahay AI ee daawasho wacan.
Si aad wax badan uga ogaato ChatGPT, fadlan daawo muuqalkan • Waa Maxay Chat GPT-4? ...
Негізгі бет Ғылым және технология 7 Halisood oo uu Leeyahay AI | Macalin Abdallah | GlobalNet | Af-Soomaali
Пікірлер: 22