Faidada an ka helay saliga nabiga scw ma malaynkartan malinkan aqrin in an sabol ahay ban darema saliga badiya qani bad noqonaysan shikh bad baado allah haku xifdiyo 🙏
Jasakalaah khayr sheikh. Ilaahay ha kaa,abaal Maryo aduun iyo akhiro. Qayskaagana ha kugu xafido. Waan sameyaa jhayr banana waan ka helay walina waxaan Ilaahay ka rajenayaa inuu raxmadiisa iga caafim doono xasadka iyo sixirka qoyskayga haleelay wax badan waan ka soo gudbay oo waan ka guulaystaa xaqiiq run baad ka hadashay. Barakalaah fiik
Пікірлер: 133