Jazakallah Khair Ya aqi. Keep posting amazing and inspiring advices. 😄👋🏿
@CabdiraxmaanGeedi
7 ай бұрын
Peaces
@fatxifalis5487
2 жыл бұрын
Allhamdulilah wlahaya weligaay qof kale kama nixin anaa faraxdyada cidna kalama tashaado///Allhamdulilah/Allhamdulilah
@xayaadmahamud6397
2 жыл бұрын
Masha Allah wxn ka fiicn xasiid nima jirta iyo qof xume alxm
@mulkiducaale6127
2 жыл бұрын
Masha alaah waxaan noqday qofkii ugurayso
@tamamqurux6065
2 жыл бұрын
wlhi wiilkaan dhiiragalintiisa wax badan aan hormar ku gaaray, waxbarashadi aa igu adkaatay dhib cariiri aa dareemay, hooyo kaligeed ciyaal heesata ahay, shaqo 8 saac waxbarasho iyo ciyaalki waxaa dareemay depretion, lkn wiilkaan habiin walbo saa u dhageesanayay hada alx waa dhameeyay waxbarashadi shahaadadi waa qaatay , ilaahoow aakhiro janada fardoowsu ku geey oowlaadana baari kaaga dhig, bulshada wax badan ee kaa faaiideen aniga kow ka ahay,
@Maryan_idil
2 жыл бұрын
Aamin. Masha''Allah Allaha kula koriyo ubadka😊😊
@tamamqurux6065
2 жыл бұрын
@@Maryan_idil aamiin abaayo alx hadaa wadamo hormayay joogno dadaalkina sameeyay waa ii korayaan insha allah
@Maryan_idil
2 жыл бұрын
@@tamamqurux6065 Haa xppti wakuu korayan Mustaqbalka bad ku dhefsan wadna ku nasan insha"Allah. Wdamada rer galbedka hal mid ban kaga baqda runti o ah dhanka diinta iyo dhaqnka gacan ku hayn adag bay raban iyo ka warhayn badan. Hooyo Isku filan bad thy sida ku wad abyo♥
@tamamqurux6065
2 жыл бұрын
@@Maryan_idil mahadsanid abaayo, sax wadamadan cabsida ugu badan waa intaa sheegtay, alx aniga 2 lee heestaa iguma badno horta, teeda kale anigaa baro quraanka inkastoo 10 sano ka yaryihiin hadana juz camo waa ii dhameeyeen, alx ilaah hanoo hanuuniyo owlaada kuligeeen
@Maryan_idil
2 жыл бұрын
@@tamamqurux6065 Maasha''Allah Amin Allow no hadeey Guuleyso abyo😘😘😘
Thanks ayuub lkn dhulka somalida haduu qof guul gaadho oo aad istidhaahdid u hanbalyee oo aad u tagtid wuxuu ku moodayaa inaad shaxaadaysid😁
@caydaruusmaxamed4090
2 жыл бұрын
saaxiib ka wanaagsan sidee Lagu garta Anigu biLaa sxp Ayaan Ahy wakhti badan Best friend ayaan u baahanay wll sideen ku HeLi kara sxp kii dhabta ahaa🙂🥲🙂🥲🙂
@dahaboodaxow
Жыл бұрын
Hadi Ana mu boqon ima saxanow xalku shukran wllkeya macan
@najahmahamed4783
2 жыл бұрын
Chanalka aan ku daawashada badanahy baa tahy wax badana iga badaly ilaahy ka ku karamryo wll qaali
Пікірлер: 128