waxaa idin la wadaagaynaaaa 8 fikradood OO kaganacsiga beeraha ugu faidada badanaa 5tii sano OO lasoo dhaafay iminkana ugu faa'iidada badan wali.
waxay kala yihiin:
1. Dhaqashada xoolaha caanaha ( diary animals keeping)
2.Dhaqashada Digaaga ( poultry farming.)
3. Beerashada Afakaadhada.( Avocado 🥑 Farming)
4. Beerashada calafka xoolaha ( Fodder crops production)
5.Shirkadaha Talooyinka Beeraha ( Agribusiness consultancy campanies)
6.Dhaqashada kalluunka (Aquaculture farming)
7.Beerashada yaanyada/tomaadhada ( Tomatoes farming)
8.dhaqashada iyo xanaanada Shinida (Bee keeping)
The above are 8 Agribusiness ideas which are booming industrues in the last 5 years in Kenya and the rest of growing countries.
Most of millionaires in Africa will come from the Agribusiness sectors in the the coming decade.
Негізгі бет 8 fikradood OO Beeraha ugu faaiidada badan 2022. Best 8 profitable agribusiness ideas.
Пікірлер: 38