Wlh waa qiliso xanuun badan insha Allah Allah Allah waxaan kaaga baryaa inuu Allah kuu sahlo wlshen ilhaan wlh waxaa thy wiil boqor ah geesi ah wlh waxaa thy wiil balan yaqaan maasha Allah adiga camal aduunka woo kuyaryahy Allah Haku xafido waxaan Allah kaaga baryaa inaa hesho jacelkaaga sida aad adiga usugtay iney ayadana kuu sugeyso sidey nolashiino uma caanaada
@xafsobiibtooy2999
2 жыл бұрын
Ani dad badan baa udiray🤳🤳 walalkeey 🙂🙂😌😌🥰🥰🥰ilaahay ha.isku sahlo labadooda 🤲👌👌👌✌✌🤘🤟👍🤲
@faadumomuuse9892
2 жыл бұрын
Wll zuper carap lcala hdy ishelaan oo midoopan noso gali sidan murugta ulaqaybsny inan farxada ulaqaybsano plz azxaapey aan uducynu si ay isku Helen lmanahan waqtigu kla geeyey
@shuutiidarma
2 жыл бұрын
Ax ilaahey ha u sahlo waa wiil daacad ah balanta qiimaheedana yaqaan yaa rabi u sahal ayada xataa in ay jeceshahay ma laga yaaboo oo ay caqabad heysato ama ay awoodi weysay in ay la soo hadasho alle ha u sahlo allena ha kulmiyo waxaan dhihi lahaa intaad gabadhaas ka heleysid balanta ku taagnaw I a waad hele🥺🤲
@asmamaxamed1621
Жыл бұрын
Allah u sahlo
@maymuunomer3829
2 жыл бұрын
Ma.allh ilahay ha isku keeno hana rumeeyo gabdha u jecelyhay waa wiil wanagsan Ma.allh ilahy ha urumeeyo jaclkisa
@fadumomiina
Жыл бұрын
Markilahelo allaah ha usahle sidilaguhelay noogusheeke
@zamzamahmed865
8 ай бұрын
Alle Haa ku soo dhaweeyo Walalkayyy macanOoW😊😢
@Jilic-jaamac
2 жыл бұрын
Waaw masha allah walaal hormar wacan
@KhaalidXasan-b8z
Ай бұрын
Allaha u soo dhaweeyo wllken Qalbigiisa Qabojiyo
@AyaanAxmad-h1x
10 күн бұрын
Allha soohalo hadey😢😢 nooshahy
@habooncabdiahmed3859
Жыл бұрын
Talow sanid hada ka soo wareegatayee ma heley wiilka gabadhii radinayey😢😢ala yaa isheega hadan dhagaystay 2022 ayaa lasoo galiyay video ga hadana waa 2023 🤔🥺
KZitem profile kiisa ow saaranyahay lanbarkiisa wiilka halkas kala hadal
@mariaosman9584
Жыл бұрын
😢walhi xanun wye allh haa so hadeyo 😢😢wall
@mohametnazri1446
2 жыл бұрын
Wllkay qaliya wll inbadan wad so samirtay jecelkagana wad uso samirtay samra sadki wa hela aya hore lodhahy goray noqotaba wad helysa sas aniga aya kudhahya wll qliya if Alleh saY palntadana kutagnow daren kaso kalena zhp wN kul qaba inshlaah helyasa ❤️🔥🥺😢
@hanicabdulahicilmi8609
2 жыл бұрын
Allow ku 😌 so saqir jaceylkda waa qiso xanuun badan
@samiamuse7457
2 жыл бұрын
Waa qiso iga ilmaysisay wllkey alle qalbiga ha kuqabojiyo wllkey
@salaxcalimaxamad8190
Жыл бұрын
Allaha kuu sahalo waxad jicishahay wlll
@xulaymaosman7760
2 жыл бұрын
Allaah u sahal gabadhaas
@abaakageele6286
Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😱Allah usoo dha weeyo jeceelkeesi walaalkeen
Waa Qiso xanuun bdn wll Allaha kuu fudadeyo inay kula soo xiriirto
@raaqiyomoha9392
Жыл бұрын
Allah kuu sahlo abowo
@MaryanCabdi-z1n
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@queenfaatma3225
2 жыл бұрын
Allah ha u sahlo wllkna
@ayuubabdulaahi2474
Жыл бұрын
Asc walal ilaahay ha ku xafido Noosobadii qisooyin ka jacaylka horay usoco haquusan wll
@xasanaar6094
2 жыл бұрын
Rabi haku so dhaweyo wall qali
@farhiaahmed9063
2 жыл бұрын
Gabdhan waaba aqaan bee😓😢
@zakariyemohamud9693
2 жыл бұрын
Usheeg dey wilka radinaya
@ciizesiyad8529
2 жыл бұрын
Hadey run kaatahay u sheeg wllkaa dhibaateysan qalbiga u daji wLL
@farhiaahmed9063
2 жыл бұрын
Magaca oo sadaxan ayeey isaga eg yihiin tan aan aqaan waa gabar shool digata wxay ku nooshaahy muqdisho
@Fardusabdi-vi4fu
Жыл бұрын
Tolow mahely Yaa og xanun wye runti😓
@sabaxapdilahi766
2 жыл бұрын
Axax 😭 😭 😭 😭 ala abowee walaahi qisodadu ad ayey u xanuun badan tahay illahay gabadha ad jeceshay e ad sugeyso illahay siy dhakhzo ah kugu keeno insha allah yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥺🥺
@iqroali6519
2 жыл бұрын
Ilhy ha usahlo
@sumeyosiman4595
2 жыл бұрын
Insha allah waad heli doontaa
@iqraahmed2977
2 жыл бұрын
Runtii wiilkaasu waa bqr ay daacadnimadu biyo dhigtay mana hungoobi doona I.a wxn u rajeynayaa inuu heli doono waliba nasiib u yeelan xaasnimadeeda allh swt u ugu daro calafka 😔 😟
Gabadhn waa aqaan adeerky baa dhaly 3sano xabsi ay ku jirty
@nimcaxasan7189
2 жыл бұрын
Wlsha wiilka la hadal ku dheh 😮hade run ka tahay
@fartunma7328
2 жыл бұрын
Blyo xabsi ku galisay xage jogta hada gbarta u shek 😂😂😳😹😹
@najaxidmanmosiss8254
2 жыл бұрын
Abayo hadey run katahay usheeg wiilka hal kulante
@queenrashaa4362
2 жыл бұрын
Abyo hadaa run kaa tahay muqal u share garee wilkaa Haa radhisaa
@SumayogmailSumayogmail
Жыл бұрын
🙄🙄🙄🤲🙏
@juweeriyamaxamedxusseyn7903
Жыл бұрын
😭😭😭😭
@salmoyar5717
2 жыл бұрын
😭😭😭sorry abowe allh ha kuu sahlo waa xanuun wlh
@samiamuse7457
2 жыл бұрын
Wllkey keep going inshlah come soon100k kabadan in shllah 1m
@sihaammahdi7883
2 жыл бұрын
Allah u sahlo 😰😰
@mohammadhassan9081
2 жыл бұрын
❤🎉❤
@zamzamahmed865
8 ай бұрын
😢
@caddekacadde5455
2 жыл бұрын
😭😭😭😪 oh sorry Allah u sahlo wllo
@faaduma5762
Жыл бұрын
Alle ha is ku keno
@nasteexomohamedmacalin1191
2 жыл бұрын
Aleha usahalo wll yarabi usahal
@mirhaanabdiaxmed1285
2 жыл бұрын
Ilhaan markaa dhahde wllhi anaa ismoode🥺💔
@fardowsamohaz6087
2 жыл бұрын
Ilhy hausahlo maskiinka
@moussabadar9825
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@mustphekiraama7691
Жыл бұрын
War hore usoce qofta wey daneysaty
@shamsohassan7503
2 жыл бұрын
😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲👍
@sahrasiciid7060
2 жыл бұрын
ala walaalo lanbarkiisa aaway isagaa
@shukriilkacas1354
2 жыл бұрын
Sorry wlaahi abowe wa xanuuun ilaahy hakuu so sahlo Qof wanagsan baa thy oo balanta qiimaheeda yaqaaanaa allaha kuso dhaweeyo👏
@AhmedAli-mg8is
2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mahadmoha9256
2 жыл бұрын
Rᴜɴᴛɪ Wᴀ ǫɪsᴏ ᴀᴀᴅ ᴜ xᴀɴᴜɴʙᴀᴅᴀɴ😢
@haawoabdisalan2720
2 жыл бұрын
Inay is helaan aan utajaynaa I.a
@daalacms1064
2 жыл бұрын
Aba baay Ty
@aaishaamohamad8569
2 жыл бұрын
Ax walhi waa qiso xanun badan ilhey ha isku ken keno Asxapta halkan ku jirto isku dayo muqalkan inad mel walba ku sher gareysan plz waa codsi wilka qalbigisa an ka farxino I.a 😰😰🙏🙏🙏
@aaminasiciid1471
Жыл бұрын
💔😭❤
@sagalmaxamedsagalcadey2726
2 жыл бұрын
sorry wll allha kuusodhweeyo hadii ay joogto
@warisabdi9576
2 жыл бұрын
😢😢walhi waa qiso ad iyo ad kuu damaqaysa walalkay ilahay waxan kaga barya haday khayr kuu ledahay in ilahay sida ugu fuduud ee ugu dhakhsiyahay badan in ilahay kuu tuuso sory wll ilahay qalbiga haa kuu qabojiyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Пікірлер: 114