Since 2019 wn ku follow gareeyyaa any video aa soodhihto wn daawwadaa wallahi nin xikmad ilaahy siiyey baatahy ani ahaantyda waxyaabo badan ayn ka faaydysty shukran brother video yada noossoo badi 🙏🏻
@andrewdek3632
2 жыл бұрын
The legend is back
@cabdiqaadir6377
2 жыл бұрын
Wadanka ayaan joogaa I shaallh mar uun waa imaan doon
@abdifitaahahmedodawaa8128
2 жыл бұрын
Sxb waxan joigaa dalkii waan jeclaan lahaan inaa imaado USA 🇺🇸 balse inaad inoo sharaxdo qababka lagu imaadi TNX
@cabdiqaadir6377
2 жыл бұрын
My truck 🚚 parking game 🎮 ayaa ku baratikeeyaa
@blaak23
2 жыл бұрын
It seems that coronado you are driving is blessed with dua a lot of people are praying for you don’t forget to thank allah and pay zakat..
@abdikadarsalatali1375
2 жыл бұрын
Wll mcn ilasohadal fadaln benta mahan
@somaalitruckershow3306
2 жыл бұрын
Xage kalaso hadlaa bro
@ummadamedia6785
2 жыл бұрын
Soo dhawoow lbx Welcome again we are with you day and night
@abdirahmaanfarah3240
2 жыл бұрын
Shukran war bixin fiican ayaa dhiibtay
@user-em7di7xe5s
2 жыл бұрын
Thank you
@yasirpro661
2 жыл бұрын
Legend wan kugu tageraa
@ducaysane1133
2 жыл бұрын
Legend
@traning3895
2 жыл бұрын
Sxp lacagta imisaad qaadataa halka lawdh
@ahmedfaisal7489
2 жыл бұрын
Dhibootinka aad la kulantaan intaad taraaga ku jirtaan maxaa ka mida cunsuriyad ma la kulantaan budhcad iyo wixii la mida mala kulantaan kasoo hadal wll
@DosGringosRanch
2 жыл бұрын
That’s a clean Coronado
@somaalitruckershow3306
2 жыл бұрын
Thanks bro
@maxamedciise7525
2 жыл бұрын
Asc saxip you oaky
@abdallanadara5175
2 жыл бұрын
waxaan kadaawada garowe
@OmarAhmed-jf5yz
2 жыл бұрын
waa warbixin fican bro, qof 🇨🇦 jooga program kaas ma gali karaa mise waa 🇺🇸 kaliya. mahadsanid brother allaha kugu nabad yeelo wadada
@somaalitruckershow3306
2 жыл бұрын
Bro 🇺🇸 aya ku ogahay lkn hadad wacdo way kuushegayaan
@mohameddahir4338
2 жыл бұрын
I-16 Georgia ugu daran waxan arkay
@mohamedmukhtaar6929
2 жыл бұрын
soo noqosha wanagsan zxp
@ducaysane1133
2 жыл бұрын
Sxbow meeqa aa bishii Truck ga lacag ahaan laga samay karaa??? Video nooga soo suubi bro
@ugaskawadanka2623
2 жыл бұрын
Lawyers ka Company drivers or owner operators labaduba May u baahan yihiin
@somaalitruckershow3306
2 жыл бұрын
Haa labadaba
@mohavicdehero1449
2 жыл бұрын
Ustaad velogya magalada nooga soo same
@saadiqxassan1279
2 жыл бұрын
Zxb videos ka noo soo badi malin walba nooga dhig legendow
@user-df2lp9yr1zthefunnyguy
2 жыл бұрын
Hi sid ali
@somaalitruckershow3306
2 жыл бұрын
Hi salman
@mohamedseid3201
2 жыл бұрын
Asc saaxiib, I’m a trucker myself. Malin hore waxad dhahday overhaul ayadkusamesay engineka. Lacag intee laeg ayaankutashtaa for that incident. Waadmahadsantahay walaal
@somaalitruckershow3306
2 жыл бұрын
Maya bro truck overhaul maa ku sameenin lkn engine noocee aya heesataa
@mohamedseid3201
2 жыл бұрын
@@somaalitruckershow3306 waxaan heestaa Detroit 60 series. Truckga na waa 2007 freightliner columbia. Waadkumahadsantahay jawabta walaal
@somaalitruckershow3306
2 жыл бұрын
About 11k to 16k for complete overhaul inframe kufilan lkn marwalbo mesha aad joogto aye kuxirantahay
@mohamedseid3201
2 жыл бұрын
@@somaalitruckershow3306 thanks brother. Allah hakuxifdiyo
@ziao.1359
Жыл бұрын
Aniga oo naag ah in aan kaga xiimiyo wan ku soo diri doona inshallah 😂 lakin geerkan dhererka I le’eg yaa ka masuula?
@mohamudabdi4032
2 жыл бұрын
ganaax
@mohaali457
2 жыл бұрын
Waa imisa limitka guud ee xawaaraha dalkoo dhan laga ogolyahay?
@somaalitruckershow3306
2 жыл бұрын
Magaalo walbo iyo wadooyinka badan kooda waa kala dugan yihiin
@dahirosman5864
2 жыл бұрын
Shaqa fican aya heysa speed ka in lagataxadarar wa mihiim California wa dhiiqo
@mohamudabdi4032
2 жыл бұрын
Ugaas wn ku salamy
@mohamedsayid2899
2 жыл бұрын
sxb florida ma aada
@somaalitruckershow3306
2 жыл бұрын
Maya bro
@mohamedahmedi2631
2 жыл бұрын
Warning miyu baxaa asaga saxib hadu baxo ilaa meqa bil ayu qadani karaa??
@somaalitruckershow3306
2 жыл бұрын
Bro warning ninka ticket aya dhaamo waayo ticket ka waad ladagaalami kartaa lkn warning ka woo kuugalaa
@mohamedahmedi2631
2 жыл бұрын
@@somaalitruckershow3306 mahadsanid brother lkn waqti xadidan uu ku bixi karo malahan miya??
@somaalitruckershow3306
2 жыл бұрын
@@mohamedahmedi2631 state walbo waa different bro
@mohamedahmedi2631
2 жыл бұрын
@@somaalitruckershow3306 dallas tax baa ku qaaday aniga brother
@maxamedciise7525
2 жыл бұрын
Asc drive truck
@somaalitruckershow3306
2 жыл бұрын
Wcs
@dakirmaftuuxdakirmaftuux478
2 жыл бұрын
Sxb su'al an ku waydiyo Qofku marka usan lahyn balwad sidebu habenki Trick ku kaxay karana ani hada smalia joga dhawan maraykan imana shaqadan Raba inan ka shQeyo
@somaalitruckershow3306
2 жыл бұрын
Dadka badan kooda balwad malahan waana kaxeeyaan habeen I iyo maalin
Пікірлер: 52