Ma ,aqaan wax aan kuugu mahad celiyo ustaad waxaad itustay xaqiiqda dhabta ah wax badan ayaan kaa faaiiday mahadsanid 100%🙏
@luishamsik6017
2 жыл бұрын
Ku salin Nabigeena The best person ever the most knowledge able and the most shine all has Allah created prophet Muhammad 🕋🕋🕋
@arkeofficialpro2722
2 жыл бұрын
Scw scw scw
@nihaalchannel6133
2 жыл бұрын
Scw
@mohamoudabshir4139
2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@Sagalcali23
2 жыл бұрын
Scw
@qarniducayzane1672
2 жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@faahiye_podcast
2 жыл бұрын
Nolosha waa qorshe haddaa qorshe la’aantahay meelna gaari maysid waxaan noqonaysaa qof caajislow ah,marka hdaf ka yeelo nolosha si aadan nolosha bilaa micne aadan unqon ,mowduucyadaas oo kale ayaan soo gudbiy.mahadsanid ustaad
@vathianzi7
2 жыл бұрын
Hal mar igula sali nabi muhamed scw scw ❤️🕋ﷺ
@ayaanhassan8184
2 жыл бұрын
Waxan ka qada muqaladada wlhi dhiro Galin ano niyad jabsan an hadane marka ku dawado darema awood thank you so much abowe🙏🙏🙏🙏
@bachirmohamed4501
2 жыл бұрын
You are the best channel in the KZitem thank you brother
@YuusufShuaib77
2 жыл бұрын
Waxad tahay sababta igu riixda qabashada iyo horumarinta mustaqbalkayga🙌 i appreciate that mate
@jaceylmedia8661
2 жыл бұрын
Waalhi waad mahad Santahay waxaa kugu xiranahy 2019ilaa iyo hada 2020ilaa iyo Hada wan shaqestaa axldullah wax badan naftaadi wan u qabtaaa 🎉🙏🙏💤💤
@qaali1236
2 жыл бұрын
Hard work beats talent every time…
@hamdihusein1101
2 жыл бұрын
XAqiiq wlhi nolosha ayapa i jecleysiisa adi mashllh alle haku xafido wll🥺🤲🥰
@خيرالناسانفعهم
2 жыл бұрын
شكرا لك استاذ جزاك الله خيرا
@mtr_mohamed-1663
2 жыл бұрын
mashallah wll ayub ahmed aadbaan kuugu mahad celinayaa
@ramraxo6481
2 жыл бұрын
May Allah swt protect you 🙏 ❤ ♥
@raaxorun1639
2 жыл бұрын
Ustaad masha allaah aad baan ula dhacaa talooyin kaaga dhaxal galka ah bulshadada boos fiican baad u joogtaa wan ku taageeraa 💯halkaa kasii wad ustaad
@واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش
2 жыл бұрын
baarakallahu fiik akhi
@nuuradiinsaxardiid3546
2 жыл бұрын
Msha Allah mclinkayaga hore inoowad
@xildhibaanismadhibe3731
2 жыл бұрын
Masha Allah, waa muuqaal fiican, Ayuub xagga dhiirigalinta cid kaaga horaysa ma garanayo ee xaggaa xidhiidhada inaga yaree
@maryamoabdi3074
2 жыл бұрын
Shukran ustaad
@BOSS1JAMA
Жыл бұрын
الهم فرج همي😌
@maymuunomer3829
2 жыл бұрын
Shukran waa hadal run aad ayaad umahad santahay 👍
@naskovicali3058
2 жыл бұрын
Masha Allah
@calixoor8373
2 жыл бұрын
الحمد الله على كل حال
@abdihassan5738
Жыл бұрын
Mnsha allah jassakallah
@daganmahamedabdi3252
2 жыл бұрын
Ilaahay haku barkeeyo teacher
@Wartaxogaha
2 жыл бұрын
Keep your goal untill its done
@Daxiix_filims
2 жыл бұрын
m.a runtii mawduuc muhiima ayaad ka hadahshay waana dareemi karaa waqtiga kaa galy se waxaan ku leeyahay 1m inaad gaadho iyo in kabadanba waad u qalantaa kaliya hore usiiwad hawshaad hayso allena talo saaro wsc
@facecrack2k864
2 жыл бұрын
You're the reason that keeps me going
@ibraahimyuusuf8228
2 жыл бұрын
Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯
@fihimomaxamad8329
2 жыл бұрын
Thank you Abti🥰
@aftaxcabdi7972
2 жыл бұрын
Ayuubo zhp dhib ayaa i haysta waxaan u baahanayhay step by step inaan isaga daayin ay ka mid tahay inaana is idhaahdo maanta wax akhri hadana markaan 30 daqiiqo akhriyo ayaan ka caajisayaa dibna uguma laabanayo markaa caadooyinka waxaan kaga takhaluso nooga soo hadal anigo qudhana maaha dad noocaasan way jiraan oo way ka faa iidayaan Mahdzanid 💚
@qalanjoabdilaahi7071
2 жыл бұрын
Haa walahiy dadka aniga ayaa ka mid ah no soo jawaab wll ayuub🥺❤️👏
@caliyashikhmaxamad828
2 жыл бұрын
Abdiwali khalif iyo salmaan madaw ka fiiri bal
@roodamohamuud8121
2 жыл бұрын
Fiiri step step wax u akhri wll markad yar caajisto kac wax kale so qabso cibado hanoqdo cafe aad so cabto hanoqdo jimicsi yar hanoqdo kunoqo hadhow markad yar jogtid cabaar
@aftaxcabdi7972
2 жыл бұрын
@@roodamohamuud8121 saa waan sameeyaa lkn marka malinka koobaad ilaa malinka labaad samaysid khasab waan karahsanayaa kadib markaan malin ila sadex caasho jogo ayaan isku dayaa hasheegin🥺
@roodamohamuud8121
2 жыл бұрын
Naftaada ka adkow wll yadaa cadaw kugu ahe oo ka dhaadhici inaad wax intas kabadan akhriyi kartid ama qaban kartid hadii kaleto ayada ayaa ku hogaaminaysa
@kaamilhasanali7944
2 жыл бұрын
Mahadsanid maxalin walhi wax badan ayaan ka faaiday wll ayuub allaha barakeeyo masha allaah guuleyso
@yasirpro661
2 жыл бұрын
Thank you our teacher 😘 ❤
@happyhjmc1975
2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad runta ayaad sheegtay💯💯💯👏👏👏
@learnnewinfo
2 жыл бұрын
The only one Legend 🥰
@cilmiyouz5971
10 ай бұрын
Masha alh zxb wax badan kaa faiday❤
@zalmaanayemaydhane5756
2 жыл бұрын
My role model ayuub axmad keep going pro & we support you antill my life
@nimcodagan9173
2 жыл бұрын
جزاك اللهُ خیرا یاأخی
@youngbdi5590
2 жыл бұрын
Live forever ❤ M'y dear brother ❤ Ayub axmed M'y motivation ❤
@zhakibabdirahman1202
2 жыл бұрын
Thanks ayub axmed macalinka nolosha ilaahay cimrigaga hadheereyo
@haajiroabdi7305
2 жыл бұрын
morning too the best one
@ifrahbelloselmi7069
2 жыл бұрын
أيوب الله يعزك يا اخي غالي 🤲
@252soomali
2 жыл бұрын
mahadsanid teacher👑🤝
@MoohaFaarax
2 жыл бұрын
Mahadsanid walal waxa tahay Dhiirigaliyaha dhalinta maanta guulayso mar walba
@najiibcaddekacadde657
2 жыл бұрын
Mahadsand sxb kuso dadaal dhiira galintaada wa mid wanagasan
@xamzeordugaan5770
2 жыл бұрын
Asc wl suhayb sajid Waxn ahy qof kamida dadka ku tagera Waxn rabay inan arin kula socodsiyo aad talo isiiso ee xage ayan ka heli kara
@Josephhuseen478k
2 жыл бұрын
Hadii aan nahay binidaam ma qaadano si walbo noola dhiirigaliyo mana sameyno balse cadowga koowad waa nafta ee ku bahdiyasha
@Nimcahappy
2 жыл бұрын
Mnsh allah 😘
@maxamedcade4230
2 жыл бұрын
M.a thanks wllhi aad iyo aad
@ayubpro
2 жыл бұрын
Jazka allh wll Ayub
@mohamedgeedi8847
2 жыл бұрын
Mahadsanid sxb🙏
@sadiyaalimahamed4955
2 жыл бұрын
Asc wall key adban kugu mahadcelina sabto ah wax badan ayakafaiday lakin waxa tamaniyay maxa wilkan yutobkisa ubara weyday aya kusha laye wax habo madan O adkahadasho wey igu dhacday Alxmdula hada
Noloshu ma fududa waxay rabtaa dadaal ilaahay haku sharfo wll
@MajidMajid-yf2tt
Жыл бұрын
Waad mahad santahay
@abaasalbert9300
2 жыл бұрын
Thnks
@shaficiabdulahi
2 жыл бұрын
The legend🔥
@Cawrala10
2 жыл бұрын
Marwaliba aan ku dhageysato rajo weyn ban dareema iyo farxad marwaliba o aan niyad Jab weyn ban dareema hadanna waanada Kuma dhaqmo tolow ma xanuun ba I haysata aan ogeyn Go aan gaarid la aan baa I haysata waan yaabanhay yaa Ila mida
@ahmedyasinhmaud9884
2 жыл бұрын
Mahadsanid
@Ahmedj48
2 жыл бұрын
Macalin sharf korkaaga ha ahaato wlhi nolosheena waxaad noo samysay cid noo.samysay ma jirto
@Sagalcali23
2 жыл бұрын
Thanks
@mohamedibraahimalio8355
2 жыл бұрын
My dear friends and nafteeda aan Mel kasoo saarno markaas ayaan mid kle kudarsan karnaa 👌💯🥰💯
@ahmedsomali1588
2 жыл бұрын
Ustaaaaaaaaad m.a kaaaalin wayn ayaad bulshada
@Naamir03
2 жыл бұрын
Alla ayuub cajiib sanidaa, mxd nolosha khibrad badan u leedahay, waxaan jeclaan lahaaba inad Podcast Noo diyaarisid, Kolay aniga markasta Hadalkaagu Saamayn Badan ayuu igu leeyahay🖤✊
Ayubow wllo muqalkan wax badan ayaa ka faa,iday mahadsanid wllo nin xikmad bdn ba tahay sanadka marka uu ahaa 2020 ban kugu soo biiray ilaa imika Wan kugu xirnahay muqalkga oo aan dawado Wali Kuma qasaarin
@khalidabdul14
2 жыл бұрын
Ustaadi Ayoub course ki English ki no si wad Alle jazai haka siYe
@ilhanadan8759
2 жыл бұрын
Isoo duceya tomorrow exam galayaa
@cabdixakiincabdilahisaleba5794
2 жыл бұрын
Good lucky inshallah
@ayuubtakar7346
2 жыл бұрын
Ayuub waxan marwalipa jecelahay inaa hormar gaaro mana gaaro
@yahyamuse5458
2 жыл бұрын
Dhowr jeer BA ku celceshtay. Aaad BA u mahadsantahy 🔥
@cabdiraxmaan_24
2 жыл бұрын
Danke!
@hafsakapahafsakapa9073
2 жыл бұрын
😍😍
@istaahilmaxamuud6697
2 жыл бұрын
Zxp ayuubow maxaad englishtii iskaga dhaaty
@shucaybhusein3910
2 жыл бұрын
The pest person ever is prophet Muhammad [Salalahu calayhi wasallam]
Пікірлер: 135