waa nin aan lagu dayi karin Amiir Ahmed madoobe waa sax waa dawlada jubalaand cidna loo joogi maayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zahraegal5209
4 күн бұрын
Dawlada Jubbalnd habalyo Madaxweyne Axmed Madoobe ❤❤❤❤ From koonfurta Galkacyo Waanu ku Taageersanahay Alsiyad Axmed ❤💪💪💪
@qoobeeykaliilcawad8027
4 күн бұрын
Ra'iisul wasaarihii waddanka iyo xukuumadiisii meel ku shheg ?
@AmalAbdirisakMahamed
4 күн бұрын
Raisul wasaraha Iyo mw waxaaa qaatay hawiye 😂😂😂😂
@abdihakimmohamed3196
3 күн бұрын
@@AmalAbdirisakMahamed😅😅😅😅😅😅😅😅
@Abdoulkaderyassinsaid-td1fp
4 күн бұрын
Sida uu jecelyahay MW H S M ayuu sameeyay Madoobe waa nin Daarood ah Doqon Kama dhasho kkkkkkkkk
@yasminjama2703
4 күн бұрын
Welkom 🤗 Jaamac Galad
@abdurahmanali4374
4 күн бұрын
Xasan Shiikh iyo Axmed madoobe waa bareejo.
@AxmedMacalin-fp3jk
4 күн бұрын
Kismanyo gaaja taale ma iyadaa
@aminaahmed6023
4 күн бұрын
Xasan aboore inay kuligood shati le'eg maamul walba samaystan way ku fiican tahay. ku kaca kuligiin xasan ayax, munafiq. Allah ha ku salido kuligood.
@user-qi3dv4ok5g
4 күн бұрын
Jamac dib badana jamhuriyada jubaland kulaha
@cabdoaadan4524
4 күн бұрын
Walahay waxan ad ugu qoslaay jamuriyada axmad madobe
@user-vl7rt7dc1v
4 күн бұрын
Jama waxaad ka hadashay xaqiiqada ka jirta wadanka ALLAH YAXFADAK INSHAALLAH
@suweyssheikhdon3057
4 күн бұрын
waa sax
@saja9892
4 күн бұрын
War armay is ogyihiin xasan iyo axmed madoobe oo ay hadhaw rabaan inay isu hiiliyaan markay doorasho tomaado oo macalinkoodii weynaa geele arinkaani kayimid si xasan meesha u fadhiyo oo ay baarlamaanka ugu soo xulaan si aan farmaajo u soo noqon taasoo geele kasoo horjeedo bal aan aragno kuwa kalana waxbaa isku murugsan
@AmalAbdirisakMahamed
4 күн бұрын
Siyaaasi
@yasinmohamed1818
3 күн бұрын
Magaca (dowlad-goboleed) waxaa keenay eray bixintaa PUNTLAND 1998 oo ahayd markii la asaasay PUNTLAND . Haddana waxay ka guurtay 2009 oo ay noqotay DOWLADA. PUNTLAND. Somaliyeey qishka maad naga deysaan ama aad naga soo qaadataan magaca ogolaanshsha Brand-ka.
Iaka daaya nin kastaa makhaayadiisa haayska shitee ilaayn doowla adag wax xukumi kata majirtee
@cabdalacawilyoohiye3
4 күн бұрын
Ninkan jaamac waaba Nin fudud muxuu yidhi jamhuuriyada jubaland, koonfurtu way kala tagtay walee maamuL goboLeedadu mid kastaaba way tegaysaa waa qorshe reer galbeed jeexeen
Alle kugu salad ku kahaa jama kursi gabanaa ugu fadhida xasan xamza asxaabtooda timacade
@abdirahmanshirfow4408
4 күн бұрын
hadalka glad waa dhab
@Ciiltire1960
4 күн бұрын
Ninkaa kalii garamay , ujeedadiisu waa in KZitem -kiisa la dhageysto . Madaxweyne Xassan Sheekh waa la doortay, isagaana 20 sano soo socota ka daba qeylineysaa haddii aad nooshah ay. Waa boqran yahay inta muqdisha xor tahay.
@AbddiUhu
4 күн бұрын
@@Ciiltire1960 moqdisho waxay aheed caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 way dhamaatay moqdisho oo aad mardanbe somalida jaahiliinta ah inaad ku qiyaanto....oo aad ka dhigto caasimada beelaha hawiye? Moqdisho siday caasimad ku noqotay inta aqoonta leh ee sheegta wixii somaliya la oran jiray way ogadeen maanta...
@Yusufxasann
4 күн бұрын
JAAMAC WALAAL YAAN LEYKU KIIN DIRIN. OGOOW CADOWGA OGAADEEN ISKU BAHEYSTAY WEY FARA BADAN YIHIIN WAXA AAD UGA GUULEYSAN KARTAAN WAA ISKU DUUBNI. LACAGTA SICIID DANI UU QEYBINAYO KA DHEERAAW. ANIGA NIN HAWIYE AH AYAAN AHAY. OGAADEEN DHIBKA GAAREY QABIIL SOMAALIYEED KUMA DHICIN. CADOW AYAA GACANTA LEYDIIN GELIYEY. MEDIA INAAD KA QEYLISO WAXAA KAAGA FIICAN DUMARKII NAASAHA LAGA GOYNAYEY INAAD KA HADASHO
@CabdiDhere-cw8eg
4 күн бұрын
Jopji hadaaca
@bulbulwaberi446
4 күн бұрын
Hassan 🐕 and Ahmed 🐈⬛ don't do what i do do what i say two clowns show 😭😭
@shuqulkulli-fx
4 күн бұрын
irsaaqadda meel xun kaa gashay idim alle waaba kaa gashee
@axmedmuusebmwwaasuge8446
4 күн бұрын
Shacabka soomaaliyeed weey ka gudbeen casrigii jaahiliga ee lagu hogaamin jirey sharciga Duur joogta soomaaliya maanta jaajuusta kenya iyo dawa dhilifta itoobiya ee ku hoos nool gumeystaha nafla caariga ee jaajuusta ah no more 😢
@subeermohamed3051
4 күн бұрын
JAAMAC GALAD DHIBADANAA KKKKKK
@subeermohamed3051
4 күн бұрын
HOGAAMIYE AXMED MAXAMED ISLAAM, DHIB BADAN AYUU USOO MARAY XILKAAS, EE AF INAA OOGA QAADO HAA ISKU DAYIN, 30 SANO OO JABHADEEN AH IYO DUUR GAL BUU USOO DHABAR ADEEGAY DHAAWACYO IYO XABSI NA WUU UGALAY, MARKA KZitem KA MIYAAD KU RIDAYSAA, KKKKKKKK
Пікірлер: 63