Allaha unaxariisto janutulfardowsa Allaha kawaraabiyo amiin
@silsilatube7627
3 ай бұрын
codki aawey
@dahirdayib7558
3 ай бұрын
Xasan sheekh iyo aadan madoobe meel xun kabaxa.
@munawarmaxamudFaaraxcalijiis
3 ай бұрын
Damuljadiid intay kudisho ayey hadana aas qaran kuu samaysaa kuguna dul ooydaa kuna tiraahdaa qasab ku aaso banaadir meydkaaga cusub kuwii horana qasab kula bax kugu amartaa kuguna carshuurtaa 250 $ labixida aaska danbana 250$ kugu canshuurtaa
@Israa-fj5xj
3 ай бұрын
Aduunyo wa tasaa madax alhaaw mal qabeen ahaaw faqiir ahaaw qabri lee lawada galaa naxash iyo kafan ilama midaa lagu yahay ilaahow u naxariiso inta dhimatay iyo inta nool qatumadana ilaahow noo hagaaji 😢😢😢😢😢
@unknownperson3532
3 ай бұрын
Ar ya fariintan iga gaarsiya kuwa xilalka muslimka haya War alle ka baqa kana baqa qabriga waxa idinku sugaya
@superfun1819
3 ай бұрын
Maxaa lasameyay
@KhadijaAbdalla-i2s
3 ай бұрын
Masaajidka gudihiisana markay soo galayaaan miyaa loo istaagayaa? Waa yaab iyo amakaag, xitaa beedki alle oo faqiir, taajir, madax iyo mijo ay ahayd in la sinaado, saa illaahay dartiisa ayaa loo yimide ajar ayaa la soo doontee. Waa maxay isu istaaga?!!
Inaalilahi waina ileyhi rajucuun alla hau naxariisto qabrigiis alla hau waasiciyo yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@hodanitanajmanita6664
3 ай бұрын
اللهم يرحمه ويغفر له و يجعل الله مثواه الجنة و شفيعنا اللهم يواسع مدخله واسكنه فسيح جناته مع النبيين والصديقين و الشهداء و الصالحين و حسن أولئك رفيقاً اللهم أمين يا رب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝
Alaha unaxaristo brofsorka wixii yar yar ka dhacay oo dambi ah ilahay ha cafiyo lkn siyaasi masul ku sheeg waa dhimaneysaa amaan la amaano jawaari ayaa ugu dambeya manaxayal
@superwolfpoi
3 ай бұрын
Wasiir faarax ilahy cimrigaaga ha dhereeyo
@shukrisharaf7074
3 ай бұрын
Kan duubaya janaaso marabo miyaa subxaanallaah 😢
@AminoFaarax-w3f
3 ай бұрын
Allah ha unaxariito Amiiiin Yaa Allah
@zainabmahamed1042
3 ай бұрын
misiki meeyay aan meelo kale ku arkay wad kajartay
@ismacillapasta138
3 ай бұрын
Allaha u naxaristo janada allaha ugu badalo
@AbdiwelMohaa
3 ай бұрын
War jawaari nin maskiin ah Ayaa ku ooy naayo Lacag Ayaan kuLeeyahay War dheenta weey dhib badan tahay qofka haduu dhintan Waa Laga bixiyaa inta aan La aasin ee kabixiya wixii ehel u ah
@Faisa-y9o
3 ай бұрын
Ilaahayow janada gali inshalah
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
3 ай бұрын
Aallah ha u naxariisto Aamiin
@Kaafi1mk
3 ай бұрын
Alla geeridu xaq weeyaan Kuwa maaanta masuuliyiinta ee ku taamaya boob hanti guryo dhis account la buuxiyo ha arkaaan oo ha arkaan waxa ka raaacaya oo kali ah maro yar oo cad Walee nin baa ka baxay somalida
@Ot_Ot20123
3 ай бұрын
Mujrimiintii kale oo wadankaan dad iyo dalba khiyaaney waa wada fadhiyaan meesha kumana quus qaadanayaan geerida kii lamidka ahaa oo maanta maydka ah calayhim minallaahi maa yastaxiqquun. Alloow mid mid inoo dhaafi kuwa khaaimiinta waxii aay umadaan diinteeda, dadkeeda iyo dalkeeda aay cadaw u loogeen Alloow ka abaal mari.
Пікірлер: 57