MashaAllah inaaku waa mid aad u dabiicad waan oo cod macaam inaanto na fraxaanad qurux badan Allah ha is kiin daayo daa isqabtaa really she so lucky to have some one like him
@najmaxidigo3900
5 жыл бұрын
Mnzha Allah dadkaygii wllhy aad ayaan idiin jeclahay waliba umalaynaya dhiigayga ayaadba raacden markan zidaa idiin arko aya baan iska farxa mnzha Allah l love you aan dhamaan waligeed from burao
@c.raahidmahad115
5 жыл бұрын
from mogadishu aniga runtii hooyady iyo aabahy waa rer mudug lkn anigu waxn ahay rer xamar 2daba allaha unaxariisto wy xijaabten markan arko gabadha waa hooyo markan yarka arkaa waa aabe dabeecadda masha allah noolaada inta nololi jirto
@alooscade1342
5 жыл бұрын
abayo iyo abwe wlh hada ayan idenku cusbahay narka like isra idenkana waxan iden layahay hore uscoda
@wiilkamudug9197
5 жыл бұрын
Ninkan inta oran fanaan wuu u qalmaa like saara
@salaxsanaagofficial8081
5 жыл бұрын
Waa Ii Kow Lamaane Sidan iskugu faraxsan 00 sidan u wada shaqaynaya Hore u socoda ayaan idin leeyahay🙏🙏🙏👍👍👍👍
@shawqimohamoudharun7444
5 жыл бұрын
M.n Allah qoys isku faraxsan Faraxad ku nolaada intay nololi jirto jiro jooga guul iyo gobonimo idiin rajaynayaaa
@maryanmohamed5466
5 жыл бұрын
Wa rerka keliya o an dawado wa dad daacada o qosol miran cimran fanaan buuxa and barliin qurux horay u socda😍😍😍🙏
@warsanalichannel9543
5 жыл бұрын
masha allah walahi waan idinka helaa hore usocda family qurxoon ,fadlan asxaabta khayrka jecel
@Roodacabdi13
5 жыл бұрын
Asxaabta inta cirjiife taqaan like isaara
@hibaaqyasiin5988
4 жыл бұрын
Farxadiina alaha idiin siyaadsho maansha alaah
@saynabsiyad4849
5 жыл бұрын
yaaa salaam saas aayaa laysku jecladaa ama waa layska dhaafaa,,, love you guys
@abdiazizdarwiish
5 жыл бұрын
Hadaan soo galo chanelkina anigo qoslayan ka baxaa kkkkk the best youtube chanel keep going👏👏👏
@siman8711
5 жыл бұрын
Masha allah Chanel kan wan ku cusbahay imo ga aya kuso arkay Video Giina marka gabadha naagaha looga sheekeynayo oo ay maseereyso kadib ban soraadiyay masha allah horay usocda walalayaal
Laakahala media pro channel funny ah allaha idin sharfo jaalayaal
@simranqurux595
5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk 🤩❣🥰😘💓walahi feysbooga naiga arkay barliyney liney san nairadinaye wandalay cawo wan saray alamka Berlin dhan san miyey umaseyran qosolka igadhameyseyn masha allah so beautiful queen teyda cashaqa 🥰😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@saarah4543
5 жыл бұрын
Waan idiin tagersanahay nalka waka helay qeybtii maseerka dabeecadas oo kale aniga leh waxanba is dhahay adiga miyey ka jileysa
@sayidcumar6536
5 жыл бұрын
Waa idin salaamay baarlinka iyo cimraan
@subeersudaysi7591
5 жыл бұрын
Wow family isku faraxsan ku dayasho ayaa mudan tihiin xaskayga aad idiin xisaysaa waana la dawaada Tusale fican ayaa noo tihiin
@fatumasaida4345
5 жыл бұрын
ل صيام العشر الأوائل من ذي الحجه وفيما يخص فضل صيام العشر الأوائل من ذي الحجة ، ورد هذا الفضل في حديث أبي هريرة رضي الله عنه عن النبي صلى الله عليه وآله وسلم قال: «ما من أيام أحب إلى الله أن يتعبد له فيها من عشر ذي الحجة؛ يعدل صيام كل يوم منها بصيام سنة، وقيام كل ليلة منها بقيام ليلة القدر» أخرجه الترمذي في سننه. إن اليوم الاول من ذى الحجة : غفر الله لآدم ذلته فمن صام ذلك اليوم غفر الله له كل ذنبه أما اليوم الثانى من ذي الحجة :استجاب الله دعاء يونس بن متى فأخرجه الله من بطن الحوت فمن صام ذلك اليوم كان كمن عبد الله سنة لم يعص الله عبادته طرفة عين أما عن اليوم الثالث من ذي الحجة : استجاب الله دعاء زكريا فمن صام ذلك اليوم استجاب الله دعائه أما عن اليوم الرابع من ذي الحجة : ولد عيسى عليه السلام فمن صام ذلك اليوم نفس الله عنه البأس والفقر فكان يوم القيامة مع السفرة والبررة الكرام أما عن اليوم الخامس من ذي الحجة : ولد وسى عليه السلام فمن صام ذلك اليوم برئ من النفاق ومن عذاب القبر أما عن اليوم السادس من ذي الحجة : فتح الله على نبيه محمد صلى الله عليه وسلم بالخير فمن صام ذلك اليوم نظر الله اليه بعين الرحمه ومن نظر الله اليه لم يعذبه قط أما عن اليوم السابع من ذي الحجة : تغلق فيه ابواب جهنم وهى سبعة ولا تفتح حتى تمضي الايام العشر من ذي الحجة فمن صام ذلك اليوم اغلق عنه ثلاثين باباً من العسر وفتح له ثلاثين باباً من اليسر أما عن اليوم الثامن من ذي الحجة : ويسمى يوم التروية فمن صام ذلك اليوم اعطى من الاجر مالم يعلمه إلا الله أما اليوم التاسع من ذي الحجة : وهو يوم عرفة فمن صام ذلك اليوم كان كفارة له لسنة ماضية وأخرى مستقبليه وهو اليوم الذي انزل فيه قول الله اليوم اكملت لكم دينكم واتممت عليكم نعمتى ورضيت لكم الإسلام ديناً أما اليوم العاشر من ذي الحجة وهو يوم الأضحى من اقتدر وقام بالأضحية غفر الله له ذنوبه وذنوب أولاده ومن اطعم فيه مؤمنا أو تصدق بصدقة بعثه الله يوم القيامة آمناً وتكون فى ميزانه أثقل من جبل أحد
@fatumasaida4345
5 жыл бұрын
Malmaha khayrka cashara dil xijja lagu jira halais xasuusiyo khayrka.jazakumullahu khayr dhamaantiin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ayaanaxmed1430
5 жыл бұрын
Barlineey karbasaarta saan ah kuma qurxonide sidi hore usoo xir
Ano mobelka gacanta Ku haayo uu ii so dhacay lkn hada waqti mahaayo aan Ku fiirsada 15 min cashir diyaarsanooya wan idin taagersanahay cawa idin fiirsan Insh allah
@ImranStudio
5 жыл бұрын
MAHADSANID
@anisoabdiraxmaan3898
5 жыл бұрын
Waaaaw masha allah
@abdalaismail7
5 жыл бұрын
Horey usocda baaye boowe 👌
@suadarabiyo4168
5 жыл бұрын
Hhhhhh😂😂😂😂 malinta danbe wata ilkaha lagaso guray qliyey sad cimran aad ugu hanjabeyso ind gogosaneyso hhhh love u ahbabi💜💚💙💓
@hafsaabdixarago7796
5 жыл бұрын
M.a nimcaan hilac bay isku codyihiin abwaan hore usoco❤
Cimraan wan kaa xanajinay hadan tiim barlin nahay huray u soco HBO brlin nalka
@udgoonmahamd8704
5 жыл бұрын
Masha Allah anigoon dhageysanin ayaan comenti kabixiyaa
@sumicizhqi7989
5 жыл бұрын
Iden tageer barliin cimran Barliin indho adeeg
@cabdiraxmanqoob1769
5 жыл бұрын
Qoys wanag san guul iyo gobanima
@mariahassa
5 жыл бұрын
Quruxdayda iyo sharaftayda igu siisay wa runteed baarliin wa ku taageersana 🙏🙏
@hodanqurux3323
5 жыл бұрын
Hadalka meel fog ayaad Ka radisayba . maad dhahdo waan Ku guursaday abaal taas Ka ween ma jiro kkkk
@aludhere6197
5 жыл бұрын
Hhhhh mashalh walahy aan jeclahy
@ubaxmohamud7323
5 жыл бұрын
waa marti cusub laakaha nasoodhweeya keep going
@ImranStudio
5 жыл бұрын
SOO DHOWOOW WLL QAALI
@ubaxmohamud7323
5 жыл бұрын
LAAKAHA MEDIA PRO aad iyo aad ayaa qali ugu tihin wlhi noloda jog jira walalahaye hda kusoobiirtye aad ugu faraxaanthye
@hindocabdi4833
5 жыл бұрын
Mash allh ilahy hakuxifidyo wan idan jecelhy
@zainabhassan9698
5 жыл бұрын
hore usocda lamanayasha😍😍😘😘
@MaryanRuunofficial
5 жыл бұрын
Kkkkk walahi wan idinku hestaa wallayal horay u socda
@carabdholey3202
5 жыл бұрын
Looool sub xaana allh waligeey ma arag gabadhaan tu ka ka fanisan
@ikramabdikarem6182
5 жыл бұрын
Barliin iyo imran wan idiin salamay
@umalkhayr7842
4 жыл бұрын
Alaylahe wuu kula helay cimraan markuu kuu qaadey afkad shalay igu eryaysey miyaanu kuu oolin eega kkkkkkk adkayso barliiin famil qurux badan hore u socda
hhhhhhh aad iyo aad baarlin berkii iga so bax hhhhhh igu sasabo hhhhh wlhy abwane bada ku jidha
@MunoMOsman
5 жыл бұрын
Waaw wallashey barliin nalka
@tufaahofficial4878
5 жыл бұрын
Kuwana saaa u qoslayey waan ber cadeyey
@dekakasim9010
5 жыл бұрын
Salan sare Family Cimraan Nalka Xijaabka Cayaarta ka daa 😁
@khadanmohamud5099
4 жыл бұрын
Barlin iyo cimran mnsha allah
@roodaculuq814
4 жыл бұрын
Mansha allah hore u socda wll
@MaryanRuunofficial
5 жыл бұрын
ABaaal kadhac .com kkkkkkkk
@fatiinhajji
5 жыл бұрын
maanta igu horaysa laakaha midia wan kahelay
@alpizamechannel9469
5 жыл бұрын
😂😂😂 couples alle Haysku join daatoH hore usocda❤️💯
@munoyoung6959
5 жыл бұрын
Wn idin ku so biiray Barliin iyo cimraan hore u socda
@mohamedgawiido8227
5 жыл бұрын
Wllhi dad shidan. baatihiin rer mudugow❤❤❤
@ImranStudio
5 жыл бұрын
SXB GURYAHA KADANBEEYAAN KU DHASHAY MAQAAXIDII AABAHAA
@mohamedgawiido8227
5 жыл бұрын
LAAKAHA MEDIA PRO hhhhhhhhhh sxb makhaayadii gawiido odagii lahaa mahan abahay lkk wan garan agas oo dhan hotel qaboobe makhayadii gawiido iyo masjiduljamac wzxas oo dhan wan garan bror men Gaawiido kle oo rer galkio ah baa i dhalay😂😂😂😂
Пікірлер: 202