Weriye ilig ilaahay hakaa abaal mariyo amiin. Waxad cod u noqotay kuwo aam codkooda cidna gaadhisiin karin ilaahay mooyee. Mansha allah weriye wax qabad muujiyey.
@Abdirahmanmohamed5104
2 жыл бұрын
Our country is rich both with natural resources as well as income revenue from taxation. Sadly those corrupt officials in Hargeisa are only too busy mismanaging the nation's wealth. Recently Biixi and his criminal friends spent over 3 million USD on luxury cars.
@thebeast09876
2 жыл бұрын
Very say indeed.
@fj1914
2 жыл бұрын
Criminals fake government
@nasiimopodcast2808
2 жыл бұрын
That's really
@friendly-zp6np
2 жыл бұрын
Shut your mouth and kiss your anis. President Muse is our presedent and we elected him not you. Viva Somaliland
Alhamdu lil allah 💓 GUUL iiyo GOBADNIMO waye walalo wadaago wadaag walal Reer Ceergabo sanaag MMTV Mahamed ilig Jazakuma allah khairun mar hadi masakiinta looso jeestey Alhamdu lil allah !!!
@BAASHEBULZHAWI
2 жыл бұрын
Hadii aanuu hogaamiye wanaagsani jirin wax walba way baaba ayaan Allahayaw noo gargaar Somalina dad fiican kadoosaar Aamiin
@sheekhcabdiraxiim9758
2 жыл бұрын
Allah bal dadkan eeg Haayadaha la yeedhsiiyay Abaarta biya la'aantaba waxa kaga daran Abaarta Caqiido la'aanta (( اللهم اسق عبادك وبهائمكوانشر رحمتك))
@mustafeyasiin8789
2 жыл бұрын
Sxb Caqiida Xumaha Hayso Meshaa Waxa ka Maqan Doorki Culimada Ganacsatada ah Miyaad Aragtay Shillin ay Bixinayaan Mida Kale Miyaad Aragtay Siyaasi Aragti Dheer Oo aan Ka ahayn Tuugtan Dadkan Waxa iskugu Darsamay Hogaan Xumo iyo Waad Xumo
@awshan571
2 жыл бұрын
😭😭😭😭alle ha u gargaaro umadiisaa baahan 😥😥😣😣😣 illaahow nagasoofuro Aamiin Aamiin yaa allaah 🤲🏼
Hore u soco abti dadaal waxan ayaan kuu rajaynayaa mujaahid ayaad tahay hawl qaran umada iyo dalkaba u haya Guulbaan kuu rajaynayaa
@kadra825
2 жыл бұрын
يارب يارب يارب يارب العالمين يارب يفرجها فرجه الخير امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر حسبا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل
@cabdirashiidmustapha6493
2 жыл бұрын
اللهم امين يا راب العالمين🥺🥺🤲🤲🤲🤲
@Xalimo33
2 жыл бұрын
Aamiin ya rabi
@shaxshaxlowgaxafada5813
2 жыл бұрын
Yaa Rabi Raxmadada Nosoo Dadaji
@mucadalharawi258
2 жыл бұрын
Allah umadeena ka badbaadiyo Abaaraha Sida ba,an u saameeyay. Allah aya ka Saari karee.
@ikraanmaxamuud6307
2 жыл бұрын
Illllhay hka abaal mariyo wariye ku dayasho mudan 💯💯
@nimcocisman155
2 жыл бұрын
Alle haku daayo my real brother
@sahalcabdilahi2012
2 жыл бұрын
Allow raxmadada ugu deeq adiga lagu cawdaaye duco ayaan awooda maanta alle haw fududeyo amiin ya rabi
@cawilnour4222
2 жыл бұрын
codkeedaad meel dheer gaadhsiiseen alle ha idinka abaal mariyo
@mohamedabdiahmmed
2 жыл бұрын
Ax subxana allah wallahi ilmo ayaa iga timid ano afka timir ku haya ayaa muuqalkan daaray dirqi ayan ku liqay allow gurmad kaaga ayaa na badbaadin kara
@cabdiraxmanmuxumed8696
2 жыл бұрын
Allahyo adaaa umadada wada dharginkaraa alle hayna gaa so jabiyo abaraha iyo dhibatooyinka kalabaa Wariyee ilig walalka masakintaa ugar gara shukrn alllah qalbiga wanagsan allah ha ku dhro
@cabdiraxman9118
2 жыл бұрын
Alla unba ka qaadi kara abaarta, allow kaso gadh.
@mohamedabdirahmanyusuf2765
2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭. Hadal ku Qeexi Waayey Dareenkeyga😭😭😭
Mohamed ilig waa qofka kaliya ee hormoodka runta u ah aragtidiisana bulshada la wadaaga wax walba oo runta ku saleysana sheega ilahay umadeena raxmadiisa hawshubo inaguna awoodeena dadkeena aynku caawino wixii caawinaa mahamed ilig halagu hagaajiyo wlhi
@nadiirayuusuf6887
2 жыл бұрын
Alla maxaa xisaab wayn u taal ilaahy agtiisa Nimanka sheeganaya masuul ama madax ayaanu u nahay dadkan Rabbow adaa waxa na siiso lagu dhargayaaye aadame ha isu baahin Raxmadaada iyo arsaqadaada balaadhan na sii😭😭😭😭 Aamen ma tv ayuunaba la daba wadi dadka Ax
Ya allaaaaah madaxweynihi laha abari majirto ebiyalanan bajirta tusa
@mudanhussien5003
2 жыл бұрын
Abaarta mxad utaqaana Hadii biyo balaayo doog iyo xoolo toona manoolanayaan wa runtii biyo la'aanba jirta ilaahey haynagaso furto
@ahmedabdurahman7067
2 жыл бұрын
Illahay waxaan u waydiinayaa raxmad degdeg ah.
@sakariyeabdi9433
2 жыл бұрын
Yaa allah ilahaw adaa awooda leh adan ku baryayna ee umada muslimka ah raxmadada u shub yaa rab😭😭😭😭😭
@yazinjeesto5587
2 жыл бұрын
Alle uma wayin inuu waxwalpa siiyo balse inaga ayuu inagu eegaya in aan wax isku tarno wllo dadkeena bahan aan garab istaagno inch allah waxba no tari mayso kursi aan ku tartarno oon dadkena waxba ugu qabanayn 🤭😭😖
@drs.nabiha7917
2 жыл бұрын
Ax yaa rabbii ugargaar umadaada
@ibrahimismail8414
2 жыл бұрын
Jazakallaha mohmed ilig dhibta aad soo tabisay dadkana aad tustay alle haw gargaaro umadiisa.
Ilahayaw umadaada iyo makhluuqaadkaaga Kala duwan madar khayr qaba u shub
@Sigma_male0000
2 жыл бұрын
Download. Ufura. Walaal please
@aliahmedabokor353
2 жыл бұрын
M.allaa alle hausoo gurmado alle subxaana watacalaa Mohamed ilig wxaad tahay Roll model ka saxaafda allw hakaa jasakasiiyo wll dhamaada umada somaliland waa inay ugurmadaa alle ayaa wax siin karee
@mohamoudgurreh949
2 жыл бұрын
Yaaa ALLAAH adigaa waxkasta awooda ee umadaadan abaaruhu saameeyay roob soo sii yaaaa RAPPI.aamiin aamiiin yaa RAXMAAN 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ahmedmohan1916
2 жыл бұрын
Ilahay nimcadiisa ha ushubo 🤲🤲🤲🤲🤲
@namiin3034
2 жыл бұрын
ILAAHAY ha uu GARGAARO Amiin 🤲🏽
@ahmedburco75
2 жыл бұрын
Waa cajiib gaadhi sidii awrta loo rarey. Allah ha ka soo jebiyo abaarta
@ibrahimoffacial3809
2 жыл бұрын
haaye may ilaahay baryaan🤲
@munaahmed9038
2 жыл бұрын
Waa qalbi xanuun cidi uma adkaysan karto
@hafsajama4884
2 жыл бұрын
اللهم غيث مَغيث آمين يارب العالمين
@jamaalabdihassan9834
2 жыл бұрын
illahay hakaa abaal mariyo mohamed abdi sheekh sida aad ku aan codka lahayin bulshada ula wadaagayso xaalada ay ku jiraan
@xamdacawad3860
2 жыл бұрын
Ilahow qaboji ya rab
@Layla6793
2 жыл бұрын
Rabiyoow u miciin Adigaa awood lee
@amiiraahmed7658
2 жыл бұрын
Rijaal maxmed hore u soco🙌
@munocali3093
2 жыл бұрын
ilaahayow ugergaar umadada
@maxamedyusuf4299
2 жыл бұрын
Ilaahay ayaan uga baryaynaa nimcodiisa degdeg ah umadiisa meel kasta oo ay ku ooman yihiin
Пікірлер: 162