Wllkeen Baabajeey aan uducayno inuu alle swt laxadkiisa intaa maqan usoo celiyo wllyal waa bil ramadane. Alle waxba kuma aha inuu kuusoo celiyo oo cagahaaga Ku istaagto mar kale Alle ayaa kaaga baryay wllkay 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@firdaussheikh4817
Жыл бұрын
Cabdalla caloosha ayoo igahuriyaa Baaba jey legend waaye❤ Idiriska xusuus ayo igubeera 😊❤❤ Kaptanka were very kind ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ from 🇬🇧
I diris I taabo talent kubadeed waaa leeyahay waxan codsan laha in ragan garoonka lagu soo kasaaro kabtanka iyo idiris ka wada
@munamuxudin4730
Жыл бұрын
Idreska is the best player ❤❤❤
@maxamed912
Жыл бұрын
Ramadan mubarak all muslim
@musdafhassanmusdafhassan3178
Жыл бұрын
Ramadan karim
@apdallajoy66
Жыл бұрын
RAMADAAN KARIIM ALL MUSLIMS ❤
@abdikadirfodey9880
Жыл бұрын
Ramadan Mubarak Alll musliminta kuwii Ka faidesto allaha Naga dhigo
@BAKARB0
Жыл бұрын
Alla waa furay qosol iguma xarin cawa😂😂😂😂
@jacfarkukay2270
Жыл бұрын
IDIRSKA I TABO WAAN KU BARAAYE PLZ WAN KU BARAAYE SAAYID KU BARAAYE CAPTAN BARAA WAAYE DIISTAYE U I JAWAABI WAAYE ADI AYAAN KU BARAAYE HAL GARAAN OO AL NASSAR AH IZOO DHIBA PLZ WAN KU BARAYE WXN JOOGA SOMALILAND PLZ 🥺🥺🥺🥺🥺🥺JAWAAB FICAN KA ZUG WLHI TAGEERO WEYNA KU AHYE 🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
@xoogsade13
Жыл бұрын
Yoo ana ku soo dhiba wllka intee kala soo xariira 😍
@popeboy7565
Жыл бұрын
Idiriska jini aa tahy wllhi qosol aa igu dishay hir maa tahy kualhaa😂😂😂😂
@Heybadofficial301
Жыл бұрын
Big game big lagends Raga iga qosliyo 😂😂 Hormar wacan
@sumayoyusuf2209
Жыл бұрын
Ramadan mubarak dhaan musliminta
@sakariyecabdullahi9210
Жыл бұрын
Wll..soqor..saliga..nabiga..scw..❤🎉🎉🎉
@dhemanassia3180
Жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw scw
@zalmanapdi9290
Жыл бұрын
عليه افضل السلام صلى الله عليه وسلم
@mahamedqadar1065
Жыл бұрын
Ramadan mubaarak Muslim ☪️ oo dhan
@Ak-nh7bz
Жыл бұрын
Captan baara iyo idiriska waa laba nin oo uur leh lkn wlhi masha allah kubad waa kasayaan 😂❤
Waxaan video mahan tankale kabtan bara iyo idriska kamahelin qabkee u dhaqmeen Abdalla qalbigiisa ilaliya dadka cayilan wax ka cuqdadbadan malahan we iska qoslayaan moyee Qalbiga ka murgaan
@yusufmursal8457
Жыл бұрын
ramadaan mubasrg walaalaha soomaliyeed hablyo
@Being_Mustaf
Жыл бұрын
#idiriska iyo #kabtanka wlhi laacibiin waaye part 3 noo soo same idiris adiga iyo kabtanka oo baleejo isku baxaayo
@maxamadsaleeman8515
Жыл бұрын
RAMADAN Mubarak
@abdinasirhusseinaden7993
Жыл бұрын
Babajey iyo Abdala buurane talentigooda caadi ma ahan 😂😂😂
@logannnnnn930
Жыл бұрын
Niow kan buuran waa xaasid
@mahtia12x
Жыл бұрын
Waan idin xiisay
@najiibasadmaxamed7780
Жыл бұрын
Idriska halmar cabdale prank kusameye
@suldanyare163
Жыл бұрын
Waaan fuuray yaaaqeeeee ar kuwanaaa jdkdkdjdkldldkdkdjdkkd
Пікірлер: 160