hawshii jacalaykaan la keesayaa hadimadiisaan la heesayaa, aroortaad i hor timaadaa markaan hambabaro ku haabtoon hadana toossoon ku waaye, ku waaya ku waaye, anoo hadrayoo hodmayaa hareeeraha laa dayaa, kaa dayaa Djiboutaan kaa dayaa, kaa dayaa halkii baan kaa dayaa
@cabdulasiiscabdullahi6472
7 жыл бұрын
+Abdirizak Guled Hawshii jaceelkaan la heediyaa waaye mida hore.
@cabdulle1
12 жыл бұрын
ila dheeh ila dheel habdhoo ila dheel
@nurawale5694
6 жыл бұрын
Iladheel
@shacniinamuuse1407
3 жыл бұрын
Hugaan xirnaay baa haleeynayaa kulahaa 😹😹
@absagangas
11 жыл бұрын
cajiib..... laambad waa cajiib aad baan uga helay
@seidabdi751
Жыл бұрын
hodan la waayay aa?
@haretsheikh6029
4 жыл бұрын
Waxaan radiyaba cawo waanhaya hestaan
@mocaddani7475
4 жыл бұрын
Wale markay gabadhu la qaadayzo maad hayzaa waa hees macaan nio lakiin markey gabadhu la qaadayzo ayay ka macaantay
Пікірлер: 13