KZ
item
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Кіру
Тіркелу
Кіру
Тіркелу
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Негізгі бет
Ойын-сауық
Abdi Heelo-Hibo
Күн бұрын
Abdi Heelo-Hibo
Рет қаралды
42,581
Yasmin Hassan
1
1
Жүктеу
Пікірлер: 34
@DahirAbdille
7 жыл бұрын
Hiboy Qaabkaagan iyo Quruxudaa Rabi kuu Dhashiyo Walibaa Qalbigaaga Furan Ayaa Qof Waliba Dareen Qushuucle ku beera oo Qadarin Waad Mudantahee Inaan Murti Qaayo Badan Qadaa Iga ah oon ammaan Qayrkaaba Ku dhaafiyaa Jacaylbaa Igu Qasbee Howraartani Qaaliga ah Ku Qoro Laabtiyo Wadnaha Hibooy ku qoro Laabtiyo Wadnaha Hibooy Qosolkaagan iyo Dibnahaa Qalinka leh madaw Timaha Kala Qaybsanee Dabayluhu Qaadayaan Qooraansi Jaleecadooda Ayaa Qiro Igu Unkee Inaan Murti Qaayo Badan Qadaa Iga ah oon ammaan Qayrkaaba Ku dhaafiyaa Jacaylbaa Igu Qasbee Howraartani Qaaliga ah Ku Qoro Laabtiyo Wadnaha Hibooy ku qoro Laabtiyo Wadnaha By Dahir Abdille {Dahir Junior}
@ayanlehabdullahi1215
5 жыл бұрын
Iisoo forward garee bro +252-63-6660999
@highvisionhacking4149
3 жыл бұрын
@@ayanlehabdullahi1215 h
@ayanlehabdullahi1215
3 жыл бұрын
@@highvisionhacking4149 we bro
@moguehabdifarah1452
5 жыл бұрын
This song deserves more views masha allah wa errayadii AUN omar macalin
@issagirlsayan3979
12 жыл бұрын
fanankayaka huno noolow hees ad ayan u jecelahay viv djibouti
@mahadgesale3368
6 ай бұрын
caar maa nooshaahyi
@DjamacGeudh
Ай бұрын
❤
@MubarikHaybe555
Жыл бұрын
hibooy qosolkaagan iyo dibnahaa qainka leh madow timahaa kala qaybsanee dabayluhu qaadayaan ayaa qiiro igu unkee. old is gold maxaamaalmo cajiba noloshayada soo maray
@hirseymania7321
9 жыл бұрын
Wiilkaan fananka ah eesoomaliyeed waa nin naaxiyad ama hees macaan
@najaxnayruoz76
6 ай бұрын
From hatim rabi😊❤
@khadaraxmed6093
9 жыл бұрын
waa hees aad u macan alle hadaayo abdi hello
@abdulahimuuse2075
5 жыл бұрын
Wakhti dheer ayaan kusoo xasuusta 😥😥😥😥😥😥
@fathiamohamedahmed472
4 жыл бұрын
😢😢😢😢
@fathiamohamedahmed472
4 жыл бұрын
Anaa kulamidah 2008 anoo inayar ha ayaan dhagsan jiray oo guriga hooyada jooga 18 jir ayaan aha Djibouti 😢😢 mantan hooyo ayaan ahay oo ilmahayg ayaa 11jirha waa xasuusu foog 😔😔😔
@khaderali1778
9 жыл бұрын
waaaw mansha Allah waaa ina haybe waa muwadin somaliyed nolow
@ilhanfeysal6674
8 жыл бұрын
Leqend Top Wyeh HeesTani
@midnimocadaalad8018
3 жыл бұрын
Hees xusuuateeda la leh dib u daawasho mudo sanado ah ka kid
@hibohibo247
6 жыл бұрын
Nic song A Lop u my abdi heelo
@hamzaapdi7279
Жыл бұрын
One of the pestie somali songs Still listening 2023 at 11pm
@Yasmin077-h1u
6 ай бұрын
Inta haatim raabi oo qalbi u qadaya ka timid👋
@youngweztwayne4581
12 жыл бұрын
wwwww abdi hello bonne courage a la suite huno
@hibobisleh4798
3 жыл бұрын
Qadarii wad mudantahy
@Shimbir33
5 ай бұрын
Xasuus bay igalisay intii Dhagaysatay 2010 kii Like saara
@highvisionhacking4149
3 жыл бұрын
Who watched 16_2_2021_Tue_Feb💌💞💝💘👨👩👦
@naimaomar6
6 жыл бұрын
Très belle chanson je l’aime bien merci beaucoup.
@hassanli5028
5 жыл бұрын
Nice cabdi heelo
@khadaraxmed6093
9 жыл бұрын
woooooooow
@fatherabdek2321
4 ай бұрын
2024😢❤
@hibohibo247
6 жыл бұрын
Wowwwww m. a wlh
@samadhaki2085
10 жыл бұрын
Waaaw eishcalaa hees
@suleekhaaxmed6006
2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@lisandroperrotaz7370
11 жыл бұрын
J'aime et j'aime trop cett zuk et cette belle voix mercii for uploaded
Пікірлер: 34