Hambalyo Millionn Times❤️❤️❤️❤️❤️Wlee Reer Hargiesa hore ayay u socdeen,, qabiil doesn’t matter
@thebeast09876
3 жыл бұрын
Fully agree, we need to unite and build a decent future for generations to come. Bottom up approach.
@hamzenouh4911
3 жыл бұрын
Good speech wallah... I hope he makes a difference
@najmacabdillahi2837
3 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo Hamblayo Maayar Cabdikariim Axmed Mooge Masha Alllah 😍
@aminaosman3469
3 жыл бұрын
Masha'Allah our future President insha'Allah.
@drazx6701
3 жыл бұрын
Innsha Allah
@bayle2236
3 жыл бұрын
Don't rush let's see how he handles this job first
@fatushmahmud3540
3 жыл бұрын
Walee qabiil waan uga eexday alx ilaahay baa mahdleh
@ahmedmumin5525
3 жыл бұрын
Waxaan aaminsanahay haduu illaahay yidhaahdo. Inay hargaysa noqonayso mudo yar gudaheeda meel lagu soo hirto oo Qurbajoogta soomaaliyeed ku tartami doonaan maalgashigii kenya iyo turkiga kusoo wareejin doonaan hargaysa. Insha allah guul ayaan u rajeynayaa dhamaan reer hargaysa oo soo saaray musharaxiin aragti dheer leh. Congratulations Mooge!!!!!!! Iyo adigii u codayayba. Mahadsanid
@abdullahiomarali5241
3 жыл бұрын
fatush hadaad qabiil uga codsey mahadsanid lakiin qabiiilka kaliya haduu u cideeyo ma soo baxeen la soco awoowo Hargeisa cadey baa u codsey
@fatushmahmud3540
3 жыл бұрын
@@ahmedmumin5525 wallo waan uga leexday baan ka waday familkaygaa sharxnaa walhi lkiin qof qabiil mihi
@muniirshkh73
3 жыл бұрын
Buuqa nala dhaafa niinkan tolkiiba ucodeeyay garaxjis wayne isaga iyo barkhad batuun ba.. garxajis waa reerka kaliye ee siyaasad daacad nimo ka ah ilahayba boqortooyo farabadan iga dhaliyay Alx.... qaarba meeshan niic lasoo fadhiya sacad muuse tplf heego ahaa
@abdullahalmuwaxid9643
3 жыл бұрын
@@muniirshkh73 walaal wiilku isagu reer Sheekh Isxaaq maahan? Mise Barkhad bey wiilka isku reeryihiin?
@Zihaam011
3 жыл бұрын
Mansha Allah Hambalyo Somaliland iyo Cabdkarim Mooge.
@mustafeahmed4274
3 жыл бұрын
Mansha allah Ina mooge iyo laabsalax ayan ugu Riday labaduba way so baxeen From x hargaysa guryo samo iyo sheekh madar hargaysa hargaysi dhashay 🙏🙏🙏🙏✋✌
@geeljiredaljire9188
3 жыл бұрын
waar laabsaalax waa la yaqaan oo waa nin habar awal ah, balse Axmed Mooge ninkan ma aakhiro ayuu ku dhalay, noo sheeg halka uu ku dhashay iyo waqtiga uu dhashay, axmed mooge oo aroos galay aduunka laga maqli lahaaye, indho laáan ayaa ku codeysee
@mustafeahmed4274
3 жыл бұрын
@@geeljiredaljire9188 Waxay oohintan iyo barortan ad ilaso gashay haday nasabadisa shaki kaga jiro anigu abihi iyo arooskisa toosh man daba sidane hadad guushisu ku damqayso maha walidki o dhintay inad wax ka shegto adiga aabaha hoyada inu iskaso kaxaystay iyo inu guursaday maku dharanaysa way ku dhalen une
@mowletabdi2439
3 жыл бұрын
Geeljire Daljire ADIGA ANIGAA KU DHALAY AABO BALSE AABAHAA NIN KALE AYAAD U TAQAANAA TAASINA QALAD AAN GALAY WAAYO HOYADAA BAAN LA DHUUMAN JIRAY 😂
@mustafeahmed4274
3 жыл бұрын
@@geeljiredaljire9188 Wan fahan sanahay waxa ka hadashinaye mushkilada jirta waxay tahay anigu adigo kale inan la kaftamo wan ka baladha nahay wayo dhe reer tolakay hadaad caydo anigu habar awal af anku caya iguma yaal zxp abti iyo habaryar adunkan u jecle mar horan ku afuufla ilbaxa sacad muuse nuux ismacil reer axmed aya idhalay hadna madaxay isaran yihin habar awal garxajisna aniga kadhashay cidagale adeer wa dorashadi 3aad en codeeyo waligayna cid qabiil kuma raacin umana dhalan dadkaga dhinac ka raac ilayn arooski abdikarin Ahmed mooge abihi alla raxmaraximine iyo hooyadi canjaladisad radinaysa aniguna mahaye bal melaha ka fiiri geeljire geela wa wada jira hadana kala jira
@duuliyekastamtv3017
3 жыл бұрын
@@mowletabdi2439 WAAR SAWDIGA NINKA MEEL KAGA SOO HADHAY
@thebeast09876
3 жыл бұрын
I never met this brother nor I know his tribe but him and Barkhad will bring change. Enough is enough, we need fresh blood and open minded individuals.
@whyibeingstalkedbeingstalk1768
3 жыл бұрын
Yes u do shut up u not kidding anyway one
@muhandnasri3303
3 жыл бұрын
@@whyibeingstalkedbeingstalk1768 ??
@se1059
3 жыл бұрын
That's right and he will succeed insha allah
@abdulkadirmukhtar7581
3 жыл бұрын
Absolutely yess 💯
@hassanomar5242
3 жыл бұрын
young blood is needed but it comes with inexperience...you have to know were you come from first before knowing where to go Somaliland should be very careful of somalia and somalis migrants who lives among them bkos as we have come to realization is that NO 1 enemy of Somaliland is peoples who c ome from somalia bkos of jealousy they got of our progress therefore i urge government to document all non Somaliland citizens of Somalia origin and treat them as foreigners please
@simanmohamed6353
3 жыл бұрын
Qabiil keenu waa reer SL waxaan kasii nahay reer Hargeisa" that is enough for us " Hambalyo again .
@mohamedjamaalibair6346
3 жыл бұрын
isaaq land / qoys land dheh.
@thebeast09876
3 жыл бұрын
@@mohamedjamaalibair6346 Somaliland is not an Isaaq land, and does not only belong to Isaaq. We have different tribes whom have decided to move on beyond tribalism. This is our time and we will bring change as a Somalilander from Hargeisa. I'm Gabooye from Mussa Dhari clan just in case you think I'm Isaaq.
@khadarqurbaawi7221
3 жыл бұрын
@@thebeast09876 Rabi haku xifdiyo,
@mohamedjamaalibair6346
3 жыл бұрын
@@thebeast09876 waa riyo, maalmeed, anigu hareisa ku noolahay. isaaq isagaa qabiil ka samaysan.
@@markihoremaxadtidhi916 waa jilicsan indr hil kuma aamini karno bal meel dhowbaan kaatusayaa in cadowga somaliland leeyahay taageero xusbiga muxuu ka arkay xalkaa dantiisa oo ah midnimo
@markihoremaxadtidhi916
3 жыл бұрын
@@the.beast. Somaliland cadow aan hbr awal iyo jeegaan lahayn malaha. 30 sano kuwa somaliland ictirafkeeda hor taagna waa dhedig usaaq iyo intay cagaha ku qadato. Maxan cuna moye, maxan tarna malaha. Kulmiye = qado bila qadiyad.
@Mohamedaminbade
3 жыл бұрын
@@markihoremaxadtidhi916 sxb dhamaanteen ba soomaliland ayeynu nahay hayna kala qaadin siyaasiin yar na qabiil dhan ha u caayin dadku waakala fakar duwan yihiin waan ku slaamay
@Top_G_forever
3 жыл бұрын
Sujuudaan kugu duceyey in Alle mayirka dhigo Alle hakugu asturo Alle haka dhigo mid waligi tilmaaman waliba wanaaag ku tilmaaaman iyo horumar qayral caadiya Alle garabkaaga ha ahaado
@taloiyotuusale3391
3 жыл бұрын
Aniga oo joogta Uk I am your supporter's please , l begged alle and he except my prayer.
@Awraali
3 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo alle ha ku barakeeyo
@abdulrahmanyare2402
3 жыл бұрын
hampalyo zxp , wllhi anuu wxan uso joogay haben kii doorashadu bari oo kala dhacaysy , oday ciyaalkisi kuso eryay 11 ki habeenimo inay u codeeyen reerku kaso jeeedo, lkn ciyaalki way diideen wxayna yidhaahdeen wxan ucodynaynaa abdkirim axmed mooge iyo barkhad batun , ciyaalkasi wxay ahayen 15 jiro hablo iyo inamaba leh , dad badanbaa godob idiin galay zxp
@samiiraxiirey4198
3 жыл бұрын
Waaa hadall xaqiiqa Mansha Allah Guuuuuul markasta
@essateddyofficialmusic
3 жыл бұрын
Nin garxajis ayaa dorty
@maxedsiciidmaxed1410
3 жыл бұрын
Hargeisa Way Hadashay 26k Oo Vote 🥰🥰🥰
@maxamedxassan3225
3 жыл бұрын
Hambalyo Mayer mooge
@markiskakhayralquraanonlin6639
3 жыл бұрын
Ma jeceshahay barashada quraanka iyo culunta shareecada in aad ku dhigato hab online ah
@naasirfaarax903
3 жыл бұрын
Haa
@niciimacilmi2766
3 жыл бұрын
Alle guusha u alle kugu siimy rabi hakula garba galo koly somali wayku yartahay mahad naqu e ogo daadkaga iyo dalkaaga walhi manta somalilan waa guulay sugaysay alle ba mahad iska leh rabi haka dhigo kii danyarta kiil u noqon laah waad ogo thy maanta lakeen waxan rajeynaya kii aanay xolha umadu badaliin insha allaah koly waan idiin doranay o hankiina waan idiin rumayna alle xaqa ha iidin tuto
@happyahmad9689
3 жыл бұрын
Mashalllah free speech my king bro isha aadmigu kaa dadan
@fadumoabdi8417
3 жыл бұрын
Illaahay khayr badan barwaaqo iyo caafimaad haku siiyo inshallahu guuleyso ee Hargaysa iyo dadka ku noolba kii canfaca ayaan kuu rajaynayaa.
@nimconimcomaxamed1583
3 жыл бұрын
Masha Allah Maayirkeena Soodhawoow Guul iyo Gobanimo Waxaan Kugu Dardaarayaa In Aad U hiiliso Dadka Xanuusan iyo Dadaka Danyarta ah Intii Karaankaaga Ah Mahadsanid❤
@mukhtardayib7909
3 жыл бұрын
Mzha Alle hakuu fududeeyo xilkad qadey maayir apdikariin ahmed mooge
@mohaahmet4817
3 жыл бұрын
Adaa mudan mudane, ee Alle hakugu asturo xilka, adigoo kelena alla Hano badiyo mudane.
@khalidjr5164
3 жыл бұрын
Congratulations congratulations Mayor mooge ilahay hakugu asturo xilka walaal ❤
@salmadaauudaxmed3376
3 жыл бұрын
Habmalyo habmalyo habmalyo cabdikariin axmed mooge🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@dhamme0
3 жыл бұрын
Uma dooran qabiil Lkn waxaan ugu codeyey Qarankeyga aan jecelehay Maanta waa taariikh Alx
Masha allah ad ban ku hamplyay naya wana ku faraxsan hay guushada allah hakugu asturo xilkaas 😍
@anisamohamed3211
3 жыл бұрын
Maashaa Allah inshaa Allah Illaahay subxaana watacaalaa Ha Ku barakeeyo hana kugu guuleeyo xilkaas Aad kuguuleysatay inshaa Allah hargaysa way kuu baahan tahay anaga qurbahan waanu ka iman inshaa Allah Guul Iyo gobonimo reer soomaaliland 🙏💕✌️
@bashiirdiinaari4684
3 жыл бұрын
Dhalin yaro waxad iiga leexaten qabiiladiini😪WANPA QIRODAYPA💞ANIGU WAXAN AHAY RER BURCO LAKIN GUZHA HARGAYSA WA GUUZHA WADAN KEYGA
Mashalah Alaah hakuu fududeeyo hana kugu asturo xilkaa aad umada u qaaday Mudane sare Ku Rumee balanqaadkaaga
@ahmedofficial9712
3 жыл бұрын
Qabyaaldii way dhamaatay
@cabdiqorane8025
3 жыл бұрын
Maa shaa allaah geesi han iyo himilo le
@halimarage7385
3 жыл бұрын
Mashaallah cabdirakim axmed mooge maayirka adnoqondonto inshaallah allaha ku guasturo xilka
@abdikhaalaqyare2464
3 жыл бұрын
Walahay Speech Ayaan la cajabay iLaahay XiLkaa hakugu asturo
@ayanlehabane4165
3 жыл бұрын
masha.allah
@hoodoxassan7968
3 жыл бұрын
Mashallh abti guul guul
@rahmahussein4964
3 жыл бұрын
Masha allh guul mayor
@omiirahassan7327
3 жыл бұрын
Masha allah hampliyo abdikariin axmed mooge wa noo guul
@hasanabdiraxmaan4135
3 жыл бұрын
Apdikariin axmed mooge mayirka casimda 5 sano e dambe✊✊
@ilwadcabdijamal7813
3 жыл бұрын
Waxan huuba apdikariin Ahmed mooge inu wx badan ka badali doono hargeisa ❤✊insha allah
@samahmed4380
3 жыл бұрын
Well spoken Masha ALLAH WELL DONE 😎
@mansiontech1265
3 жыл бұрын
Msha allah Hambalyo Cabdikariin Ahmed Mooge
@kw6437
3 жыл бұрын
Gacan libaax,si fiican baanu kuugu codaynaynay waxna kaama rabo,hargeysa waxaan u imi si qof HArgeysa qurxin kara hagaajin kara waa ku kaa
@cawoyasin1037
3 жыл бұрын
Alle ba ka barya ki wadankisa wax u qabta inu ilahay ka dhigo🤲🏼
@abaasawil8454
3 жыл бұрын
Mashaalah
@hamsamohamed7335
3 жыл бұрын
"Waa Baa Baryey Bilicsan Arrooryo Baxsan Maalin Boqran" Mayor Mooge 2️⃣6️⃣K The Next President OF SoMaLiLaND Inta U Codeynaysa Halkan Isku Muujiya👍
@abdifatahduale3967
3 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo Cabdi kariim Axmed mooge Ilaahay ha kula qabto Xilka aad qaadey Amiin
@huthaali534
3 жыл бұрын
Ilaahay hakugu asturo xilkaas Abdikarim Ahmed Mooge🙏
@Abdifataax.Buraale
3 жыл бұрын
Maayar Hambalyo. 🤍 Xilka culus Allah SWT gudashadiisa hakuu fududeeyo.
@ahmedjamac8421
3 жыл бұрын
Mayir wali manoqon
@shukri4250
3 жыл бұрын
Ma sha Allah . mooge guuuuuuul iyo gobanimo in sha Allah
@TruthTellerMan
3 жыл бұрын
Masha Allah.
@abdullahiyusuf4543
3 жыл бұрын
Abdikreem Ahmed Mooge Leebaan ( Mooge Baban) Guul Alle. Good Speeches and Good Speaker Person. I hope that you will be the SL Capital City Hargeis's Mayor. Insha Allah. Very active Man. Kind regards All the best.
@nimcoaxmedbare716
3 жыл бұрын
Insha Allah waanaag iyo wanaaga magaaladeena iyo dadkeena
@saraahmed-ct2pi
3 жыл бұрын
My Allah acecept your talk and do as you speak and may Allah help you to change and come up with future of hargisha ...go go ahead✌✌
@samiiraxiirey4198
3 жыл бұрын
Mansha Allah Allxamdullillah Codkeyga kuman qasaarin Guuuuuul insha Allah markasta Guuuuuuleyso ❤❤❤❤❤
Пікірлер: 517