Haa wllahi heestan mzalzal baan kuarkey waxey aheed folk aan iyo amir iyo zeyneb iyo doogan love ♥👍
@raxmamaxamad6843
3 жыл бұрын
C kariin Cali shaah fanaanka sanadka inaa tahay qofna kama qarsoona wlhi ❤
@xamdaibrahim7274
Жыл бұрын
Hestan Wllhi xalad aan so maray ayey ka hadlaysa nin aan dhibto uu maray familkayga uga haray halkan ka sugayey garab istaag iyo inuu ii hiliyo Aya waxa laygu abaal guday in dushayda nago laygula hadlo markan waydiyana lay dhaho way uu qalman inan tixgaliyo waxa wehel ii ahaa oohin fikir murugo Alhamdulilah hadda wan ka bogsaday xanunkas hooyaday mcney alle hayka daayo murugtiray 😭😭😭😭😭
Пікірлер: 122