KZ
item
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Кіру
Тіркелу
Кіру
Тіркелу
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Негізгі бет
Abdinaasir macalin caydiid hani
5 жыл бұрын
Abdinaasir macalin caydiid hani
Рет қаралды
11,186
said xaaji
1
1
Жүктеу
Пікірлер: 5
@mclnsuleimanshirwac419
4 жыл бұрын
Hani hibitiqay kalgacalkaa Hubaal adaan ku hanwaynee Hani habeen hurdo ma seexdoo Aduunbay i hor joogee Harraad baan kuu qabaa anigu Hammuun kuu hayaa adiga Hawaystay hareerahaagoo Ku hungoobi maayee Ha hantaaqmin abidkaa Hana iiilan waligaa Wadnaha dhiigga haba iyo Halbawlaha waraabiyaba Adigaa haleeyoo Halis baad i galisee Hadmaan ku helayaa? Hani hogol curtay baa too Nasiib igu hagaajee! Hani halkaad igaga taalbaa Had iyo goor i hafeefanayse Hormood baan kuu ahay anigu Horyaal baan kuu ahay adiga Hawaystay hareerahaagoo Ku hungoobi maayee Ha hantaaqmin abidkaa Hana iilan waligaa Wadnaha dhiiga haba iyo Halbawlaha waraabiyaba Adigaa haleeyoo Halis baad i galisee Hadmaan ku helayaa? 29/08/2020 xilli maqribnimo ah ayaan qoray heestani qofkaad ku weyntahay waxa aad ogaanysaa marku kaa fogaado 29/08/2020 xilli maqribnimo ah ayaan qoray heestani
@abdiaziiz290
9 ай бұрын
Heesaha aan ugu jeclahay ayay kamid tahay waleeew
@AbdirazakSaaid
5 ай бұрын
Libaax
@user-ev4mx8sy2z
9 ай бұрын
Ax ale ha naxariisto macalin
@MudaneSooyaal
2 жыл бұрын
Ninka durbaanka garaacaya ee Jawaanki rueaayadaha u eg walee nin sahlan maaha
Пікірлер: 5