Ku Sali Rasulkeena Qiimaha Badan SCW Kheyr Badan Allaha Ku Siyo ❤❤❤❤
@oskabashir9515
Жыл бұрын
SalallaAhu Caleyhi wasallaam
@maryan.shooble22maryanshoo49
Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@rahaahmedali7179
Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@sahantoosan9083
Жыл бұрын
@@rahaahmedali7179 ii soo booqo channel keyga waa mid diini ah kheyr badan allaha Ku Siyo walal Mahadsanid
@ayaanabdimusse9273
Жыл бұрын
صلي الله وعليه وسلم
@sahantoosan9083
Жыл бұрын
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤
@aminaaden2214
Жыл бұрын
Aamin yaa rabi
@sahroali3168
9 ай бұрын
SUBXAANALLAAH walaasheey MACAANTO wallaahi Labo jeer ugu yaraan ayaad dambaabtey marka koobaad waxaad diidantahay wax Ilaahay baneeyey oo ah guurka labaad ee ninka haduu awoodo, tanlabaad waa dulmi aad u dardaarmaysid dumarka aan aad wax ugu fiirsan inay ragooda dulmiyaan, Waxaasi ciyaar ayey kula yihiin aad samayneysey, waase arin dhibweyn xambaarsan, ee fadlan waxaanoo kale hasamaynina walaalahayow,, BAARAKALLAAHU FIIKUM.
@esraomar4427
11 ай бұрын
Famali qurux ma tihin ninkaaga cunsuri waye qof fiican ma ahan subhanallah allah soo hanuuniyo
@MahadMoalim-dn4ri
4 ай бұрын
Brankigaaan cabsi cabsi weeye wallahi
@mohamudnor8086
Жыл бұрын
Inta fahamsan in sheekadaan la isla ogyahay like saar🤪🤪
@deeqaali4536
Жыл бұрын
Wllhi maryan illaahay kamaq waxaso kale laguma kaftamo mardabe hasameen
@deeqaali4536
Жыл бұрын
Naa guur guur lahayne maryaney umada hawalin walaaley hadi dadka kudawanaya ay kujirto gabar masayrsan haday taladan qada to ka waran illaahay hayna cafiyo aamiin aamiin
@munabashiir130
Жыл бұрын
Subhanallah wlhy waa runta way dhici karta
@saynabibrahim4703
Жыл бұрын
Haa mid mangaban ayaa jiro oo qadaneyso wixii ay meel ka maqasho horey ka qadaneyso subxanalaah
@rahmaosble8514
Жыл бұрын
Allah gabadhan maa ugu horeyso naag nin gubto sheeko badan mangab kulaha aqiro waryala waligeede man gaabnata
@inaadam9250
Жыл бұрын
Subxaanalaah Subxaanalaah Veiyuugii maa camal ehlu naar kaa galay soo ma ogid in caqliga gabdhaha soomaliyeed sineeeyn ma xalaalbaa lacagtaa warkaan ka heshaan ilmihiina xaaram ha iska siinina dharkaa ku tukanweysaana hubsada lacagtaa ku gadataan. Asna waxabo yuu is moogeeysiin waxaa sameeynee wuu la socdaaye.
@shamisclaahi9838
Жыл бұрын
Marka dawaday walahaya waxa iguso dhacay qof maseyrsan hadu taladan qato kawaran waxan camal haso gudbin maryan wax laga faido so gudbi abayo
Subxaanalaah Walaahi Naago Ayaa Sameynayo. Adigana Dembi baa Kuugu Jiro. Allah KA Baqa. Wax walba View Haka Raadinina.😡
@idirisomar7946
Жыл бұрын
Wa runtis qaado borsadada
@fatumaawil6609
Жыл бұрын
Balayo ha saadsan alxsmdu lilaahi dheh baayo
@sharifanoor3367
Жыл бұрын
حاج عبدالله كن راضي
@ugbaad4136
Жыл бұрын
He’s so funny run 🏃♂️ wlhi naftiisa waa jecel yahay
@nimco9305
Жыл бұрын
Maryam dad waxa jira u qadan karan run wax kasta ayaa dhici karo parank ha ku samaynin wax qatar ah waye wan idin dawana dad wax fican laga faida noqda ilahay ha la xasusto.
@sadiikosman9799
Жыл бұрын
Oh sorry Abdulaahi wn kaxumahay
@kayaabdul4915
Жыл бұрын
Somalida waxan ka yaabey goormey iska deynayaan prank la jarjarayo waxan waa musalsal prank maha midakale even hadii prank run yahay abdalle inuu sidaas ucabsado wax ayuu isku ogyahay
Waxani prank maha wawaaali kusohaysa abyo istiqfaarso beri hadu kulaguursado wadkadhabaynaysa saliida ad prank kashigtay maryan waxwangsan an kugu ogym iskada waxan maha prank wa shaydanimo wayo hadalka walagu aqbali kari haada yan lagu odhan ee xajigaaga wakugukali wixi raxmad ah kashaqeya
@halimamohamud2695
Жыл бұрын
This man was not sleeping
@khanbabahafizjamalvlogs8070
Жыл бұрын
AP ki video boht zabardast aur kamal ki hay AP boht achi video banatay hain Allah AP ko kamiyab karay doaoon main yad rakhna 🎁🎁🌼💝🌴🌴🎄🎄🤣🎄zbg
Waad nabajisey imika waabaanu ka baqaynaa gabar 2aad
@farhiyaabdikero7201
Жыл бұрын
Kkkkk Cabdullahi he is another level hhhhhhh Maryann waa ka yaabsatay fuleynimadu waa dadal naftisu labaxsaday dharku mahada boorsada lagu shubay mise hadaa laguu shubay
@yusufwarsame9682
Жыл бұрын
Cabdulahi shaki weeyn ayaa galay, naag kale ha niyeeysan waa talo.
@manaalmuse3247
Жыл бұрын
Maryam waa dhibley 😄😄😄 Abdullahi carar waa la idiin soo dhigtay kkkkk
@حبيبهعلي-م4ف
Жыл бұрын
Subxanalah artan hedey run Nokhotah maryan adigah Masul kaha maryaney Maryaney nagtuh mawal nah ee adigah kugubabineysey nagtah afkakuh kamakhlayey Markah aminadih waa dhamatey cabdulahinah Hadah kabacdinah waa iskah ilinayah oo waa .ca sadey .cabdulahi macalin Markah nin iyo imabah waa cabsadan maryaney Markah ilahaay haslaxoh Dhexdinah amiin
Allaahu akbar amxaaro miyaa mise Israel maryan yaa ku baray xaasinimadaas koley hooyo macaan kuma barine adisaba maa coureskaas kusoo qaadatay mase telaviv
@omkachakingshadal4550
Жыл бұрын
Allah maryan
@osmanabdi2081
Ай бұрын
Subxaanalaah.
@ummu3116
Жыл бұрын
riwaayad la iska ogyahay
@Amishaa8009
Жыл бұрын
kep going
@abdirihmangaandaa7459
Жыл бұрын
Vidio gaan ka saara Bartiina quruxda Qoyska dumar badan oo Maan gaaban baa laga yaabaa inay taladaas ku dhaqaaqaan kadib danbigooda idinka qayb ku yeelataana .. Ummada wax fiican u horseeda waxuna Iska ilaaliya kaftanba ha ahaadee.
@lebaan4795
Жыл бұрын
Even Do is a prank it is not good to record a joking video like this some people will take for serious Be very careful young lady what you recording I know you want to laugh or Good vlogs so please be careful the recording or somebody will be get hurt…
@Fadumo-p4j
Ай бұрын
Gurl chill it’s a joke
@qalanyocadey3287
Жыл бұрын
Kkkkk kkk sorry Abdullah
@abdimoalim3449
Жыл бұрын
kkkkkkk maryan kal iyo lab aya u qosle maryan cadi matihin abayo hore usoco
@farhiyaabdikero7201
Жыл бұрын
Waa runtiis naf inla goyo waa dulmi Cabdullahi Mashaa Allah
Asc maryaneey xabiibti dumarka isku garaad ma ahan qaarbaa run uqaadan doonee aakhiro adaa laguu haysta ninkii saas ku dhinto
@abdirahimsalman8699
Жыл бұрын
MASHAA ALLAH SO BEAUTIFUL
@maryamgulled922
Жыл бұрын
Maryanee meeshaad joogta siijoogmalha uu isdhay boorsdaad hore u qaado intaan lagu gubin
@muhuboaden5601
Жыл бұрын
Sorrree
@farxiyoabdi4608
Жыл бұрын
Mary cadi mah cabduhi wuyaby kkkkkkkl
@loolshookry5707
Жыл бұрын
@@farxiyoabdi4608 7
@loolshookry5707
Жыл бұрын
@@farxiyoabdi4608 L L
@bilanaxmed3119
Жыл бұрын
Waa ruwaayad ay isla ogyihiin
@amalianasrani894
Жыл бұрын
Good Naag nool ninkii 2Naagood isla guursada saliid iyo cusbo ayaa udiyaara waa talo fiican waxkaloo xanuunkuu gabadha ku suubiyey dawayn kara male waa in ninkii 2Naagood guursada jahanamada laga waraabiyaa 🦾 WOMAN'S POWER
@abdidibitati4846
Жыл бұрын
Fariintaas waad gudbisay ninkii wax lugu yeelana aakhiro iyo aduun cuqubadeeda waa sugaysaa kuwa doqomo ayaa taladaada qaatay prank waa been beena waa xaaran aakhiradada ilaasho
😂😂😂😂😂😂😂 ala wlhi sidan uqoskayay ayaan wn ooyay ❤❤❤❤❤
@hiboawil3811
Жыл бұрын
Naago maan gaab aa jiree warkaa sheegayso oo ruwaayada run tey moodaan amay raga dhameeyaan jariimo waaye warkaas ee dadkaan waali dhaqmaadka qabo hadana vidiyow kale u soo duub oo aad ku beeneenaysid waxaa taxaysay kaligaa qona n lamaad gadleynine
Пікірлер: 489