Hadii fanaan somaliyed jiro ama uu ka tirsan hobaladii waabari waxa fanan tagay haaa Abdilqadi macalin juba allahayo xafidla xusuus cawa oo ayaa tahay habeen sabtiya bishun tahay 28/5/2022 waxan si ficaan u dhagasanay allabano badan oo heesii juba waan habeen aan waxa badan ku ilaabay
@aichadarar678
2 жыл бұрын
Fanaan ka cod macaan ma’jiro oo kana luuq dheer,waliba ku darso cod saafiya on saxar lahayn Masha Allah
Somalidu ixtiraam daro iyo waxey isku darsatey boob. Heesta iska ba soo qaata lakine Music ga ninka tumey, ninka heesta qoray iyo ninka laxanka sameeyey magacyadooda in a ku qortiin wa lagama maarmaan .ixtiraam ka ayey ku jirtey.
Пікірлер: 28