Abtii liban ferihisa weyn aya laga garane inu caqli lahen
@munaqaali4556
3 жыл бұрын
Asc wllo waxad tahay wiil wngsan ha dhex gelin u dood dulmnaha waxan waa khasunaasiin yay ku denbaajin plz dib ha uga hadlin
@naciimojookar1470
3 жыл бұрын
Walalo maxad iiledahay aqasu naas
@canabcadeydefg8520
3 жыл бұрын
Haye
@amaalmoha3681
3 жыл бұрын
Nacima jokar wa gabar ilahay sharaf iyo karamo siyey talanti uyo hibana alle wa siyey dad badan ba ka xun o ka xanaqay
@aishamaryanmohamed9706
3 жыл бұрын
Canku liban fera weyn
@samiyaabdi2715
3 жыл бұрын
Lkn maxaaa u arki weysay nimco jogar dhibka ay ku heso.Miyee kula haboontay in ay nin ray ahe lagu cayo qaniis aatahay? Qofka dumarka ah haduu qaldanyahy ma ahan in ad qaladkesa ugu heleso.
@jasminej6281
3 жыл бұрын
Looooool la ilaaha OMG
@hafsoabdiwahid9995
3 жыл бұрын
Illaa Allahu
@jasminej6281
3 жыл бұрын
@@hafsoabdiwahid9995 maxamada rasulullah salallallahu aleyhi wasalam. Thanks my sister
@faizamahmedfaiz13a18
3 жыл бұрын
Waa cajiib
@khadrayuusuf2209
3 жыл бұрын
Bisinka waxan la yabany rag iyo dumar hada lama kala soocna
@yasminmohamed5885
3 жыл бұрын
Daahir kasoo hadla intaad liibaan iska daysaan
@yuusufofficials1819
3 жыл бұрын
Dadkaan social media warkooda ka dhexbax walaal hasii hurinine
@iqraxassan1459
3 жыл бұрын
Kkkkkk
@anbiyohussein4506
3 жыл бұрын
Ninkan nin rag ah ma ahan sidii gabdhaha uu udhaqma yahuu
Пікірлер: 100