Viva xaskul hawiye waxan kasi ahay ma aqaani lakin walidkeyna imasheegin
@mohamudmohamed8610
Жыл бұрын
Hawiye Marka ladhaho wax naga Tira badan majirto qabilDa kale 100100 Anaka katira badan hawiyaha hadana Zaid bay isku dhig yihin way ISKU eg egyihin aniga waxan ahay wil jambele hawiye ah AJURAN waxan idinka so salamaya NAIROBI KENYA
@Obay_01
7 ай бұрын
Ina added ajuuran emper
@deqah
3 жыл бұрын
9ka Samaale waa In la iskukeena Insha Allaah
@ibrahimbarre3426
2 жыл бұрын
Masha Allah waa Runtis Hawiye waa 6 wiil IYO Dir oo walaal La ah IYO belaaha kale ee Samale oo Qaraabo ah ama walaalo
@moadam7003
10 ай бұрын
Sheekhaal 3 basa maha, reer sh libaan ayaa jiro waxaa ka dhashay gudoomiyaha hayda raabidada islamiga ee bariga afriga sh Axmed Nasir sh Baruud
@aq_ahmed
2 жыл бұрын
In aad soo xigato qoraa Carbeed oo wax kaaga sheegayo isirkaaga waa wax laga xishoodo sxb ee waxaa ka wanaagsan in aad waydiiso taariikh-yahannada Soomaaliyeed iyo odayaasha dadkii hore oo haya macluumaad badan ee asalka Samaale
@Baladulamin12
2 жыл бұрын
Hawiye shines waka tira bdn yahy m.a❤
@yaxyecabdiraxman3854
Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Hayatabdalla3
Жыл бұрын
😭😂
@husseinpoi1714
Жыл бұрын
Maxamed mudulood Dhiiga🥰
@ismaelkeeyali3858
2 жыл бұрын
Dhaame wax la Dhaho majirto, ee magaca si fiican u soo baro. Hiraab waa ina, damme, ee ma ahan ina dhaame. Annaga wax ma halleeyno, ee waa toosinnaa. Dhaamid waa halleyn. Hiraab Damme Gorgaate Hawiye. Wa billaahi toowfiiq.
@Fattahziizi
Жыл бұрын
From xaskul Hwye ide xaskul
@rahmahussein6666
Жыл бұрын
🤣😂😂
@BabiletubeAbdulrahmanmmohamed
Жыл бұрын
Me xaskul too
@Seatbelt120
2 жыл бұрын
Reer zinzibaar magaca samaale bey ka gubtaan ilaahayow samaale barakey
@queentaasha9254
2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh samle is oromo mxa gubasha ah😂😂😂
@xamseaxmed1066
2 жыл бұрын
Magca xumaa itopian miyaa
@hodanaden6681
2 жыл бұрын
Benta mahan irir samale kaliy markey maqlan ey dhahan waxa la samey 1960 lakin maba ogo in 8 kaley jirto
@mahadomar5944
2 жыл бұрын
Urur sabool
@zubeyrahmed4168
3 жыл бұрын
Sxb gorgarte hawiye ma damme kaliya ka xustay aaway wilashi kale ee gorgarte waa adigii tarikhda shegayee
Пікірлер: 50