Abwaan Baarleex Allah waxan kaaga baryaaya caafimaad deg deg inuu ku siiyo Ameeen ameeen
@peaceandlovepeople4222
6 жыл бұрын
Yaa Allah illahahow caafimaad taama sii Aamiin aamiin ya rabi
@saafi0geesey632
6 жыл бұрын
War soomaali Maxamedey aabahaan soomaaliyeed abwaankeena soomaaliyeed ilaahey caafimaad hasiiyee wax eynu u qabano tolkiisu waa soomaaliye maanta waxaan heysano waan ka tagrynaaye aan ku sadaqeysano
@alfananhassanok780
6 жыл бұрын
Ilaahay haku caafiyo abwaan baarleex walee tariikhda ku xusi doonta
@xasanxasan1921
6 жыл бұрын
first alle haku caafiyo
@MElmi-zt4cd
6 жыл бұрын
ALLAH haku caafiyo. Qofkumarkuu xanuunsanayo, Wuxu ku hadlo xanuun baa ka keenay ee ha Loo duceeyo. Allow kaarka ka dulqaad. Family kasta qof baa sidaa uga xanuunsanayaa. Allow beleda naga dul qaad. Aamiin Aamiin
@nasralakicalanyahawhadhici5684
6 жыл бұрын
Allah yashfiig adeer illahay unba kaadul qaadi kara xanuunka kadul qaadi kara
@muktarbulshawi1543
6 жыл бұрын
Marka hore ilahay talo saaro. Marka xigtana umada aad la nooshahay wax ii qabta dheh. Intaa wixii ka dambeeya dadka kale ee fogfog wax ila qabta dheh. Inchaallah ilahay aya cafimadka bixiyee ALLe mid dagdaga haku siiyo.
Alla ilaahow ku caafi cuqdada iska daa hadan hebel wuu u tegi lahaa ha dhihin cudurku waa mid kamid ah imtixanka kamid ah marka ku samir Oo alle baryadiisa badi allxamdulilaah ku badi afkaaga dhaqtarna waxba maheli karo ee Quran baa rabaa dheh asagaa daawada muslinka ah rabina u soo dejiyay quranku waa dawatu muslimin iyo muminim isa Saar marka hore Quran kadib dhaqtarka aad rabi waxaan kuu waydiyay inuu ku siiyo caafimad saraxan hadii ay saacadadi iyo sababtadi tahayna towxidka rabi haku waafajiyo Naftana rabi kuguma dhibo ilayn adunku nolol iyo geeri buu u dhexeeyay samir muse biixi haduu kuu yimado ma waxbuu kaa ridin karaa waa maya lacagna wax maqabo rabi haku waafajiyo sii kuu qayr ah amiin yaarabil caalamiin amiin insha allaah amiin
@nimcosharaf2365
6 жыл бұрын
Adeeer Allaha ku caafiyo inasha Allaha waxaan kuu dardarmayaa Allah kabari in u kaa dulqaado xanuunka kuhaya caafimaadka Allaa haya istiqfaartabadi Caafimaadbadan bankujarajeenayaa.
@ahmedcabdi3897
6 жыл бұрын
alle ha ku caafiyo muslimiinta waxaan ka codsanaynaa in ay ugargaaraan
@SNUFFED2ROLLs
6 жыл бұрын
Caasimada wadanka ee xamar imoow abwaan si deg deg ah lagu gudbiyo caafimad dibeeda ah. Maasul qaran ayaa lagugu xaarirna inshAllah madama aad qaranka taarikh kuu leedhaay abwaan.
@hasanmohamed1092
6 жыл бұрын
Alle cafimaad degdeg ah siiyo abwaanka
@amalhassan2145
6 жыл бұрын
Allah swt ha ku caafiyo
@kikokayaahee7951
6 жыл бұрын
Alle caafimaad sareeca haku siiyo adeer insha allah
ALLE ha caafiyo walaalkan dhibaatasan lkn abwaan ayaad tahay ma fcna siyaasadahan iyo dadkan aan levelkaaga ahayn ee xisbiyada u tartamaya inaad ku dhex milanto kaaf doonto taageeroo adigu shicib ahaw cudurka iyo caafimaadkaba ALLAH ayaa keena ee madaxwayne muuse iyo cambaynka aad u raacday maaha fayras iyo bacteria laga qaado xanuun
@mahamedyoonis5628
6 жыл бұрын
ilaahow cafimad sii
@saadom5664
6 жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@zamzamhassan2594
6 жыл бұрын
Oh sorry ilaahay ha caafiyo aamiin
@startubechanel3247
6 жыл бұрын
War Abwaanka u gurmda
@adama-bh4lu
6 жыл бұрын
Adeer horta allaha ku caafiyo insha'allah laakiin walaahay waan ka xumahay maxaa iidoor ka soo doontay? Waa maxay maxaad wadankaagii uga timi cabdi maxamud cumar mar horuu ku qaadi lahaa qiimaad ku lahayd wadan kaagii dadkan aad lahadlayso way ka xanaaqaan soomaalida marka insha'allah wax waliba illahay bay gacantiisa ku kiraan ee ha wal walin. Allaha ku caafiyo insha'allah
@abdirisakali9636
6 жыл бұрын
Hoyada wase meesha qalbyaaladi mataalo ee caawimAad iyo duco taalla
@adama-bh4lu
6 жыл бұрын
indho indho astaq furullah hoyo walaal lama caayo ceeb cafi iyo musaamax baad iga tahay insha'allah janadaa inoo balana
@hamzedugsie4086
6 жыл бұрын
+indho indho kan badawga ah muxuu ahaa waar meesha qabyaalad ma taalee caawimo
Waxanoo madaxweyne ah ood xaadirisay baarleex alla haku caafiyee intaad ukala kaadiso Waxaan rejo badan ka Qabaa anoo aqoonta aan uleeyahay ka duulaaya in madaxweyne Mujaahid muuse biixi cabdi taageero kuu fidin doono isagoo aan qiimayn in aad xanuunkaaga Isaga ku eedaysay Isla markaana aan milicsan in aanad shalay taageerin waayo dhamaan asxaabta dalka madaxweyne muuse ayaa madaxweyne uwada ah caasimadiina soomaali laana waad jiiftaa oo xil aan madaxweynayaasha kele kaa saarayn ayaa mujaahidka saaran taas ogoow baarleex
@suleeqo0163
5 жыл бұрын
Ogow mid mucaarad iyo muxaafidba xil aya kasaaran madaxeyna ku sheega muuse madax dheri waa kaas maanta wuu geeriyoday qaayame in muuse wax laga su,aalayo ha ogaado farmaajana xilkiisii wuu gutay oo tii Alle ayaa utimi Alla maxaa laka gobsanyahay meel ma isla marayaan viva farmaajo
@mohamedcazkah3602
5 жыл бұрын
Surtitles hlforoririruu u rurjjrjrhrhjrrhhj future during rurjjrjrhrhjrrhhj rhrjhjjthrhjkrjh
Inadero wa logurmanya ee murogadda iska saar shrfay
@ilovetheboss8987
6 жыл бұрын
asal hargeisa imikadaa ayaan udiray wiil la shaqeeya gudomiyaha waddani kadib waxay yidhahden wa lagu jiraa howshiisa anuu taagerayasha xisbiga ahay waanan ka damqaday xisbiga lagu nacay dadka taageransan ban ahay diyaarna wan u ahay inan kaalintayda ka qaybgalo
@ilovetheboss8987
6 жыл бұрын
mukhtar mohamed wall murugada waxa weeye masaakinta laguma digto haduu xisbi taageray maha qofka fikirkisa in lagu noco wixii yaraa uu dowlada ka qaadan jiray in loga goosto waddani dartii waa khalad
Hawa Abdi xabashida ninka laasimay inuu kabaha u leefo oo ay gumaysata ayaa meelahan ka badhaaciya haa anaga saaxiib baanu la nahay idinkana way idin gumaysataa. Waanay naga kiin xigaan jaar wanaag baa Naga dhexeeya diyaaradu hargeisa to adis ababa waa daacad kaliya hargeysa iyo Meadowbank waa 3 sanadood iyo dhiidhii cabdi tahliil wax u tar fanaankii waynaan kan imikana kuugu horaysee
@hamdamohamed3341
6 жыл бұрын
😢😢😢😢😭😭😭 ala ba.nayeeey waaar u kaca waalalayaal wlahi anaaaba oooyay ooo is moooday 😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢
@wadaanidaacad1867
6 жыл бұрын
Abwaan barleex walle waan ilmeeeyay ilaahow caafi
@sugulemediaproduction6122
6 жыл бұрын
wadaani daacad
@wadaanidaacad1867
6 жыл бұрын
Nura Ali walaal qalbiga ii rogmaday oohinta barleex
@qalanjadaburco5410
6 жыл бұрын
Walaalo xgaa lagala xidhiidhaya
@naimaegeh7288
6 жыл бұрын
Qalanjada Burco wll waaka halka sare ku qoran channelka dushiisa
@qalanjadaburco5410
6 жыл бұрын
Naima Caduur wllo macaaney shukran qaali
@ahmedmaxamud2159
6 жыл бұрын
Qofkii raba inuu caawiyo Abwaanka fadlan hakala soo xidhiidho lambarkiisa +252634972233
@najmocabdi6790
6 жыл бұрын
Allaha haa Ku cafuyo
@munamohamed7683
6 жыл бұрын
caafimaad baan kuu rajaynayaa abwaan waad caafimaadi inzha Allah lkn waad mudan tahay in dhakhtar dibaded lagu geeyo bulshada Somaliland haw kacdo say abwaankeena u caawin lahaayeen
Пікірлер: 175