Dulucdu guubaabi dadka aad la joogto ee gumeeysiga uu heeysto @AHMEDEESHCALAA @abwaanahmedbudul2620 @djcatooshproduction5523@ABDIASKARITUBE @abdiwalixasandhuux6440 @abwaanheello905 @abwaancayn143
mabaa dii'da gaal iyo islaan ee rabigu gooyay
Kitaabkii ninkii gaar maree gaalka barakeeysta
inuu geli cadaab waan ognahay gebi ahaanteeyne
hadaad gacal xigaaliyo tolkaa garab ladooneeyso
ama aad gunimo diidi iyo shuqula gaaleedka
gurmadkii ogaadeeniyee Gaalka baacsanayay
ayaad gabay u tirin leeyd intaad gaadho furintooda
ogaadeeniya
@Ogaden24News @ERARTV
Негізгі бет Abwaan Dahabside gabay cusub garaad laawe jawaabtii axmed budul gabaygii gafuur duub
Пікірлер: 21