Gabayga Galangal
Waxa Curiyey Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" Gabaygani waxa uu kaalinta koowaad kaga jiraa suugaanta Heer Caalamiga ah ee Hadraawi alifay, Waxana uu soo baxay hillaaddii Sannadkii 1970kii. Waxana uu abwaanku ku bogaadiyey halgankii gobannimo u dirirka ahaa ee ay diiwaanka taariikhda geliyeen ummadda reer Fiiyadnaam.
Негізгі бет Abwaan Hadraawi | Gabaygii Galangal
No video
Пікірлер: 4