Waan ku ducaystaah gabaygiisiih iloohoow ducadah igaah ajiib adaah erkah kuu ahaye
@sultanahmedliiban2603
Жыл бұрын
Aamiin aamiin iloohoow iga aqbashayeh igu nabadyeel aamiin
@mahrezyare233
Жыл бұрын
Niman yahow amxaar looma naxo waana aragtaan’e Afka sowgu waa rogan yahay oo ma aha uunkeen’e Ana waan layabaa siday ku ashahaataan’e Aarmiga tolkey sido markii lagu afuufaayey Warka waxaan u tubay reer ciyoow oohintuu qubay’e Anuungooyo iyo gowrac waa naga amaahdeen’e Ana inan arxamo la isku galin waa isku ogayn’e Intii kale abaalkood lamari lagana aar qaady’e Ari maaladii iyo la laa oday hangaafaah’e Laba aadan baa la igu mirah ala ladnoodiy’e Mir dhexe anoo xala hurdaa lay ag joogsaday’e Mar hadaan amaan laga helayn irirna taahaayo Ardigooda iyo dooga waa soo ag marayaan’e Iga jooga iyo hor bay ahabtu diideen’e Ayaan unoolba waxay soo rartaan awro geedi ah’e Uur jiif kolay tahay hawiye arag haloo laayo
Пікірлер: 16