Abwaan maxamad gacal xaayow adiyo Cod macaan kitabka gacanta midigta ha la siiyo Amiin yaraabi dembigisnan Allaha dhafo
@husseinahmed5699
3 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@faxdimaxamad8572
4 жыл бұрын
Allah unaxaristo aderkey 😭😭
@muridabdi7883
5 жыл бұрын
maxamed gacal xaayow Adeerkay
@Mursal-mohamed
5 жыл бұрын
sxb adeer ma nolyahy Wax xog ah ma iga siin kartaa
@hugdheh
4 жыл бұрын
@@Mursal-mohamed mudo ka hor u dhinty 2011 aa umalayna
@eye2eyeerigavo777
3 жыл бұрын
M GACAL Xaayow aad ayaan u jeclaa markaan yaraa ..GUUROWGIISA markuu soo galo RADIO-MUQDISHO RADIYAHA ayaan ag- fariisan jiray anoo aad u yar si aan u fahmo oraahda & miraha guurowgiisa.... Waxaan ULA yaabi jiray Erayadiisa....>>>FALAGGA & XIDDIGIHII MAANAN DHUGAN FIIDADAWYADA'E , meeshay kusii foogantee foodda loo geliyay mar haddaan FARSHAXANKEEDU jirin waa FASHILANTAAYE!!!! 😭😭😭😭😭RIP...I wish all tribal minded idiots will be asked about the meaning of a such powerfull words still at play and relevant now....
@mohamedabdulle9904
4 жыл бұрын
allaha u naxariisto adeer maxamed gacal xigmad ayoow inooga tagay
@ismailalihasan9519
3 жыл бұрын
Aamin yaa allah
@sumayoqali3049
3 жыл бұрын
M.g xaayow alla ha unaxariisto
@gahayrschools2597
3 жыл бұрын
الله يرحمه محمد غعل
@daahiraxmed6923
4 жыл бұрын
Alle alle ha unaxriisto maxamed gacal xayow wuxuu ahaa hal abuur wadani ah lkn maxaa abwaan dgexaa suugan murti leh soomail lagu guubabashay lkn tan hadda jirtaa allow ceebta astur mahani ma ahan dad aquun la,aani heyso lkn waa dad dalaal ah alle hana samta bixiyo yaarabi
Пікірлер: 21