Waxan arkay niman badan oo aqoonyahaniin lagu sheego oon wax diin ah aaminsanayn, waxan ka shakisanahay ilaa laba bare oo jaamacadayada dhiga inay ragaa ku jiraan, barayaasha jaamacadaha hala baadho inta aanan la hor keenin dhalinteenna.
@muhamedelmi1903
2 жыл бұрын
ماشاء الله I agree with 100%
@AbuIbrahim84
2 жыл бұрын
Abwaan khayr Alla ha ku siiyo, dedaal iyo hawl qiima badan ayaad wadaa.
@bashahiis947
2 жыл бұрын
Yuusuf shaacir waa inoo qaylo keenay!
@roodacabdi6136
2 жыл бұрын
Waa banaamij qaali ah waana loo baahanyay
@gudinimcaan613
2 жыл бұрын
Xaqiiq jirta✋
@roodacabdi6136
2 жыл бұрын
Waa rutii qofkaan ogayn wuu ku dhacayaa
@alishire2125
2 жыл бұрын
Geesi cad
@bodayeabod4345
2 жыл бұрын
m.a abwaane aad ayad umahad santhy waxbadan ayaad ifisay ama natustay horana wey ujireen lkn somaliya sanadadaan danbe ayey kusoo bateen waxaana sifiican ubayaaniya kutubada caqiidada laga barto kuwa aamin san ilahey inow jiro ma ogi waxa eydhahaan ani xataa ma ogi waxa aan ahay dad iyo duunyo ama xoolo iyo geedba layaab؛
@roodacabdi6136
2 жыл бұрын
Waa runtii subxaana laah waan arkay boru garaamkooda ilaahay diinta islaamka ha u gargaaro
@abdillahiosman1770
2 жыл бұрын
Daaquut kana ku dar.
@hamdahassan1360
2 жыл бұрын
Alle ayaan ka magan galnay Alle diidnimo.
@abdillahiosman1770
2 жыл бұрын
Kkkkkķkk subxaanallaah iimaan la aan. Ayey uga baxaan soomaalidu.
@camelcamel6495
2 жыл бұрын
Maanso aad u qiima badan.
@mohamedjamac9852
2 жыл бұрын
Salamd ebow nabad baadi
@iidwarfaa9936
2 жыл бұрын
Kan istusnimo aya washay wa qof aad istus u ah ader meel inaga diin fcni oo ina gaadha ma jirto carabaha dumarkoodu way qawanyahin inaga fusuq badan suuruya lubnaan urdun masar jabuuti tunisia aljeeria maroco inta dumarkoodu way wada qawanyahin xumaan oo dhamina wa free turkey dumarku yago nigis iyo kayshali sita ayay xeebaha wadhan yahin khamriga iyo bararka lagu tunta wa free ader dumar asturan oo diin iyo akhlaaq leh baynu haysanaye kada dadka gefka diina garanmaysid e maha diintu ballaayo sheeg istusnimo iyo seef la boodnimo
@mohamedindho1
2 жыл бұрын
Gaal liita baad tahay
@cabdiquduusbinuaxmed8003
2 жыл бұрын
Ilxaadku wuu jiraa ee ma kii ay hargaysa isku arkeen baad agay ileen isagu kufaar Buu magaya cida u jawaabayse Magay saa waa inay tahay cidii la hadal hayay😁
@Ahmed-li4bw
2 жыл бұрын
Nio logic xumidu waa noocma Yaakugu yidhi xumaantu keliya waa qaawanan iyo dharka la dhigto xumaantu ma intaaso keliya???? Adiga logic markaan eegay waxaad u eegtahau qof leh Cidkastoo asuran janaday galaysa waxay doontaba Ha ahaate gaal iyo muslim Christanka iyo yuhuuda ba waxaa jira qaar ( dumar) asturan oo xijaabo xidha Bible koodaba way ku taalla xijaabkuye iyagaa ogaan uga tegey Haye kuwaasina ma janaday geleyaan?? Xumaantu dharka oo la dhigto ka weyn Gaalnimada iyo shirkaga iyo diin’aantu waa xumaan iyadana ugu weyn oo lagyaba qofka muslimka ah ee danbiga sameeyey ee isaga oon ka too bad keenin Saa ku dhigta xataa haduu naarta galo in Hadhow laga soo saari lakn bishardi waa inoo ah qof gaalnimo ka nabad galay Walaalow qof jaahilnimo ka muuqataad tahye waxaad qoreyso ka fiirso Xumaan oo dhanna waxaa ugu weyn gaalnimo teeda kale yaa kugu yidhi somaliland malaaiig baa ku nool ?? Qaar gaala annaga indhahayaga ku Aragnay oo burcay nala joogan
@American_patriot110
2 жыл бұрын
Bismilahiyow Abwaanku been badna, waligey ma arag meel kaadi lagu weysesanayo 🤔🤔? Qofku wuba galobee maxay tahay weysada. Aniga ilxaad nolosheydo dhan ahaa mana arag kitaab lagu joog joogsanayo
Пікірлер: 27