HARGEYSA: Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun. Rabi naxariistii janno Fardowsa ha ka waraabiyee waxaa maanta caasimadda dalka ee Hargeysa ku geeriyooday Abwaankii iyo Majaajileystihii weynaa ee Ismaaciil Cabdi Ibraahin oo ku magac dheeraa (Basbaas). Wuxuu ka mid ahaa hal abuuraddii ugu magaca weynaa fanka Soomaalida. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Qoyskii, Qaraabadii, guud ahaan bahda Fanka iyo Qaranka Somaliland ee uu ka baxay.
Somaliland Hargeysa Hargeisa Burco Boorama Berbera Gabiley Ceerigaabo Caynaba Saylac Laascaanood Baligubadle Buuhoodle Oodweyne Arabsiyo Wajaale Garadag Oog Lughaya Ceelafweyn Allaybaday Dilla Badhan Cadaadley Laasqoray Dhahar Hadaaftimo Kalabaydh Xuddun Qoryaale Dhoqoshey War-Cimraan Sallaxley Gabay Hees Maanso Suugaan Geeraar
Негізгі бет Abwaankii & Majaajileystihii weynaa ee Ismaaciil Cabdi Ibraahin (Basbaas) oo ku geeriyooday Hargeysa
Пікірлер: 5