ustaadow way of note taking and how to foccus and understanding what you read. hal vedeo maad nooga samaysid kheer allah kusiiye waxaan kaa codsanayaa ustaadow inaad codsigayga soodhowaysid MAHADSANID
@ikhlaasabdullahi9108
3 жыл бұрын
Waa kugu raacsanahay walalo
@sacdiinaomar847
3 жыл бұрын
I miss you so much teacher waxa kacodsanaa cashardaa aad no soo dhagi jirty waxa aad igu farxsanhy In aan kamd dadka waxa kabarty oo kamida thy maclimityda aan iloobandoonin ilhy waxa kaga baryaaa naxriis kusiiyo adun iyo aaqiro❤
Dad aan nolosha waxbadan ka barto shukran asaatida, mubaarik haadi iyo warsame bade
@najmaadam5943
3 жыл бұрын
Mashallah, mahadsanid ustaad
@maxamedabshir1181
3 жыл бұрын
Msha allh ustaad
@sayidiiful
3 жыл бұрын
Ustaad, Allah ha ku barakeeyo. Waa miid dhawrsan oo ardaygii helaa ku najaxayo. Dhab ahaantii ma xusuusni muxaadaro, ama waraysi ka qiima badan oo aan mawduucan ka dhegaystay. Allah cimrigaaga ha raajiyo.
@abdifarit209
3 жыл бұрын
Podcast yadan dhaadheer waan ku faraxsanahay inaad samayso horay u sii wad
@ayaanmohamed2629
3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaadii
@faysalmohamed3131
3 жыл бұрын
M.a ustd allah haku shrgo adi io wllka kle wlhi kuuxiisey muuqlkaaga waan dhararaa
@sawdamuse6991
3 жыл бұрын
Allah khyr hku siyo waxn ka faa iday wax badan 🤲🤲
@mohamedhassandaauud9338
3 жыл бұрын
Allah ha idin barkeeyo
@ahmedsaqawemaki2766
2 жыл бұрын
Ustd, Masha Allah, ad ayd umahadsantihin, Ustd 1 qodob ayan jecleystay in an kula wadaago, Marka ad barnamajadan ku jirto o online-ka ah, waxn isleyahay soma fiicnan lahayn hadi ad warqad yar so qaadato, -inta qofka kale uu hadlayo -Ama marka u ka dhexgalo wixi ad sheegi lahayd in ad warqada kusi qorato eray ama wax ad kuso xususato, si aanu kaaga lumin oo ad hadhow wax kale ugusi boodin !
@fartunabukar3852
3 жыл бұрын
Mashaa Allaah thank brothers it’s a really useful information
asc marka hore waxan u mahd celinaa Allah then ustadka wlh sameyn weyn ayuu igu yeshay videogan how to make systems ayaa wax iga qaldnaa lkn fikrado ayaa igu kordhsay wax yabo badan waa sameyaa lkn wayska ayaa iga qaldnaaa wan kaga mahd celinaa sida hagar la'antaaa aad hormarkeynaa uga shaqeyneysid
@nabadoonabdilahi4580
3 жыл бұрын
Allha Ku xiftiyo mcalin
@GalolmedicineTv
3 жыл бұрын
👉Sifudud sare ugu qaad wacyigaga Caafimaad iyo kan umada Soomaaliyeed. Maanta nagu soobiir fadlan raac/kudhufo tixraaca hoos: kzitem.info/rock/oZBQu4dqU4yMPuSrI9YW7w
Пікірлер: 64