Sorry adna dadkaan xumaan le jacilyehin ha iskaga qasarin ilintada 🥺🥺 amira a adna❤️❤️🥰
@faadumodagan8273
2 жыл бұрын
Walhay wan oyaya adna wll dulQado somali xasard
@hodanabdi7765
2 жыл бұрын
Yy
@nadiiraabdirahman1773
2 жыл бұрын
Sax wllhi abaayo mcn ishaaziiz
@suu403
2 жыл бұрын
izhaa wan ku jeclay abyo lkn pls xiro xijaabka saxda allah ku asturo
@samsamhirey9963
2 жыл бұрын
Sorry Adnan abaayo
@UMUAhzabchannel1
2 жыл бұрын
Abyo sorry gabar kasta way ciilan tahay aniga ahaan wa dareemay hadalka halku u socday lkn dadka inta badan wax garad ma ahan amirana way ka baxee 😭😭😭❤️
Maashaa Allah adna waakaa muuqataa wanaagaaga Hooyo iyo walaal wanaagsan baan kaa arkaa ille hakuu saaidiyo farxadna kuwaar Amiira farxad way kuu danbaysaa wali waayartay laba gurina laguma wada hungoobo wax kasto aad weyso kheyr kuuma aha hore usoco farxadna ku waar Inshaa Allah ❤️❤️❤️❤️❤️
@munaabdulahi4596
2 жыл бұрын
Somalidan waxmafahmayaan ilintada haiskaga qasarinin you are smart, strong, mom 🥰♥️
@fartunhappy2110
2 жыл бұрын
Sorry xabiibti dadka wey iska dhiba badan yihiin waxa amir utahay iyo mesha ku jokto waaa la ogayahay ❤️
@umumuminchannel7460
2 жыл бұрын
Sax waye abayo
@sultanaothmanchanell9440
2 жыл бұрын
Fartuun intii amiira ay hadlaysay afkeda ayey ka dhawraysay inay adna xumaysay lkn waxay sheegtay wiilkeda azim in anu ku ciyari Karin guriga adna gurigedana Hal qol bay wada seexanayen iyo Hal Sariir adna way u sharaxi karaysay qol ilmaha xoolkiisii alaabtiiso dhan bay usoo gadi karaysay maxaa inanta yar ee la xumeeyey cidlada geeyey guri u Kireeyey anigu hadan adna ahaaan lahaa wllshy waaan haysan lahaa gurigayga ayey joogi lahayd ku noolan lahayd markaa amiira wlhy xumaan loo geystay ayey Somalia 🇸🇴 ulahayd waan qabanayaa hooyadeed ayey miciiin biday markay naxariis weyday Markay amiira umushay ee la qalay adna waxay ahayd inay soo qaadato inanteeda yar in ay labadaba ag jiifsato oo wehel u noqoto
@nawalsaid9421
2 жыл бұрын
@@sultanaothmanchanell9440 xaalado Cronaha awggeed umalayn maayo in la ogolaa markaa wax hala hubsado
@nasriinmohamed4305
2 жыл бұрын
@@sultanaothmanchanell9440 ma ogtahy abyo mesha iney qurbo tahy oo gabdhaha ayago la gursan kaligod nooladan hoyadod ka guuran marka amiira canugeda ayada kaliged iney nolato aye jeclesaty marka maskintan ya lagu danbaabin.Qofkana asaga xor ah meshu rabo ku nolan karo hoyded aydo nol soo kama so tagin hdlka fiicn ayaa muhiim ah inaa qorno adna waa gabr dul qaad bdn walhi reerkedane ka adag الله يحفظك ويسعدك ويوفقك بحياتك 🤲🤲
@yusraabdulahi7823
2 жыл бұрын
@@sultanaothmanchanell9440 ha wlhi abyo wakugu racsanahy wana lagayaba iNa adne uusan qilaf ka socaN ee uu yhy adne xaajigeda inkasto kululyhy qof uguba ah oo Hadana la.qalay oo lagu fury hooyo la joogiN abayo ku xumatay muxu daremikara lama.qiyaasi karo xaqii wye
@naciimaapdirashiid4563
2 жыл бұрын
الله يسلمك ويحفظك ويسعدك انت احلا ام واغلا خالة شفت حبيبتي لاتبكي ولا تحزن من كلام ناس كلامهم لاينتهي 🥺❤️❤️🥀🥀ماشفت شر يارب
@bilaalcabdi1125
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😂😅
@falisahmed3681
2 жыл бұрын
I am sorry that your beautiful sister has to go through this stress. Sis be strong enough to let it go and wise enough to wait for what you deserve. May Allah protect you and your family.
@Hazard-st3wj
10 ай бұрын
ASDFGJKL❤🥺🥰😭💘💋😢
@meerasalman6663
2 жыл бұрын
يغالية انتي ام مثالية ومفيش مثلك والله واميرة اختك وعشيرتك محد يقدر يدخل بينكم دموعك مش ببلاش ف لا تبكي👑❤
Ow❤️❤️😢😢 adna cadey you made us emotional abaayo ogow sheydan intuu adun joogo gurmad ka dagdaga lama waayo qof walba wax garad ah na Amiira waxay ka hadleysay wuu fahmi karaa ohintana murugo kaliya mahan ee faraxad bey la oyday waayo gabar yar oo sidan arkay u eeg ( qurux Iyo Qimo ) oo qurbo jogto ooo malinkii garabkeeda la joogi lahaa qiyano Iyo dhawac la kulantay qof walba dhib ka ay leedahahay wuu fahmi kara wlhi Hadeyna adiga aheyna Amiira ninkaas kama argoosateen waayo argoosiga saxda waa inaad horey u socoto cadowga ama qofkii ku dhawacay na wuu arko Inaad noshahay ood cafiamd qabto waliba faraxsan tahay intaas na mahesheen hadan adiga aheyn manta iyadoo sirteedii u qarsan tahay ayey sharaf Iyo sumcadna leedahay faraxadii ay sugeysay Iyo qofnimadeediina uu illahay cafiamd ku garaiiyey kuwan ( reer walan) shilin kaa ka galay ee warkooda ka bax! Somalia iska daaye umadaha kalaa ku og waxad tahay ee horey u socda nacabkina Ha jabo isha biniaadam kana allaha idin xijaabo! Boskii walidnimo, walaalnimo, saxiibnimo, Abonimo intaas Iyo ka badan ayaa u buuxisay anaga kaga marqaati ah kuna qireyna ee illahay reerkaga ha ku xifdiyo sharafey kuwan waliga ilin aad leedahay din Ha ugu daadinin ee inta Samihina jecel oo wax garad ka ah ayaa ka badan horey u socda ❤️❤️❤️❤️💕💕💕👍👍👍👏👏👏👏👏💞💞💞💞
@aishasaid4093
2 жыл бұрын
حبيبتي لا تبكي ولا تشكي يا ادنة حبيبتي أنتي أصيله ياقلبي ❤❤💖😙😍
@dahaboosman1228
2 жыл бұрын
Manshallah 😍 adna xubi dadkan warkoda dhag ha u dhigim amiira qurux waxa u tahay waa aragnay walashada way ku jeceshahay 😘❤🙏👍
حبيبتي ماعاش اللي يبكيك هذه اختك يقولون الاخت الكبيره في مقام الام الله يحفظكم لبعض
@lifeontheroad.
2 жыл бұрын
Adna I was watching your videos and I really love it however Sister you are always good. Please stay strong because everyone on your fence cannot be very supportive so don’t give your attention others. keep up hard work. Thanks
@ayanalii5536
2 жыл бұрын
Gabar kasto oo somali ah ine ooydo ciishoto nolol adag ku nolaato aduunkan uma jogno waa ayaan daro in wiil somali dhibkas noquuro anago ilmo u heeno somali women never give up always be strong women 💪💪💪nimanka somalida waxe ilawen dhibki hoyoyinkena ku so goriyen markii abahod ka tayacy✌✌✌
@sanaa8367
2 жыл бұрын
Dee waxba ha udhalin
@abdullahidekow5229
2 жыл бұрын
Wlashey Somaali malaqancino Kara eee iska ilooow waxas 😰 be strong and keep going 🥰 wanaga aad usameysi wlasha Allah Aya garana 💯 mar naba noo hoos no murug In shaa Allah 🙏
@amalqalanjo2771
2 жыл бұрын
Xage ka dawada amiiro
@alfaatixalfaatix3787
2 жыл бұрын
كلام الناس مثل تراب يا عمري يا عيوني لا تبكي😢💚
@istaahilabdullah5084
2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن شكرا اختي الغالي بارك الله فيك 💗💗💗💗💗💖💖💖💗💗👍👍👍👍👍👍
@xilijanobeuty3640
2 жыл бұрын
Sry sister 😭😭don't cry walaku ogyahay in aadtihin dad isjcl abayo
@nasronaruuro6303
2 жыл бұрын
Adna abaayo jileeca iska daa amiira adee kula dhaletey mana uquurtid dhib dheef ma ahane somali ha dhageesan waligood abaayo amira iyo wiilkeeda hore usoconayaan insha allaah Amira she is really strong girl .so ,don't listen wrong peole .ugu dambeen hore isocda dhamaantiin one ❤💋💯.
@suadmohamet2515
2 жыл бұрын
كنصيحة أبدية : لا قيمة لرأي الناس ما دامت أفعالك تمنحك ضميراً مُريحاً ..🤍 ي ادنو
@Inna_mohamet
2 жыл бұрын
The best sister adna congratulations baayo somali idinma dhex gali karaan isku dhiig baa tihiin ha dhagaysan warka nacabka amira inaa hoyaded labaad tahay wala ogyahay ❤
@umuaisha694
2 жыл бұрын
Masha Allah big sis Allah isku kiin daayo Walsha ka yare amiir qurux walah waa qof qalbi wangsan
@fariixasaalax3597
2 жыл бұрын
Masha Allah Abayo qof wangsan Aya tahy ❤️❤️❤️🌹🌹
@idilqalanjo2035
2 жыл бұрын
Manshallah you are the sweetest abaayo. Wanaga isma qariiyo wanaagada wuu muqdaa.. may Allah bless all your family members
@mohamedmj1568
2 жыл бұрын
Walal shaydanka iska naar qof wanagsan ba tahay wan ku ognahay hooyo iyo walal sharaf bada baa tahay ❤
@khadiijadrawxasancade8
2 жыл бұрын
subxanallaah xabibti dad hadalkooda iska daa waayo adna iyo amiira ayagaa walo ah mana surtodo inaa dhibateeso amiira adana wlhi walal iska daa hooyo boskeeda kujirtaa masha allaah xabibti allaha kuxafdiyo 😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋
@asmaqassem2735
2 жыл бұрын
لا تبكي حبيبتي إنتي بنت زينة كأخت كبيرة بمقام الأم .... وإنتي كفيتي ووفيتي كإخت وكخالة ... نحبك في الله إنتي وعائلتك ❤
@@jihaan8318 qofki barto dhib uma lahan wa barsho oo kaliya 😂😂
@asmaqassem2735
2 жыл бұрын
@@jihaan8318 😄❤
@susumohamed7293
2 жыл бұрын
Masha Allah walaashaye ❤ u r one of best sister we know that no worries about negative people insha Allah kheere don't cry 😢 xabibti albi u r l big sister for amiira waana jeclahaye ilaa xaad iyo wiilibo guushada guuleso insha Allah ❤❤❤🥰🥰
@ayangutale4643
2 жыл бұрын
Allaha kaa ajir siiyo inti aad u qabatay wan oknahay
ASC Xabibti qeer badan allha ku siyo ee dadka waxii ay raban bay shegan waa dadka qarkod waxay hubasanin bey shegan aniga wliligeey aniga isaman dhihib Adan maqaladano ee yeey ku wareerinin dadka gacaliso ee samir Xabibti Somali waxa ku jiro wax mahubasadan aniga marken oooyisay Amiiro oo aay dhahaday waxan uu ooyaye wilkeg faraxadiis aan la ooyay marki ay dhahaday waa ku qanacay
@sadiasheikh8700
2 жыл бұрын
Adna plz don’t cry. You are a good sister,wife,mum. 😘😘
@lulaosman8849
2 жыл бұрын
Alah waxa uu ilmaha uu ugu deqay amiira si uu wehel ugu noqdo oo ayna ugu murugon ninkan ka tgy 🥰 Alah ka shrkisa dhafshy oo uuna khayr u lahayn Markaa ha murugoon amiira cady ❤👸
@koosawale2211
2 жыл бұрын
MASHALLAH you’re the best wll fiican ayaa tahay I wish I had a sister who take care for me like you care for amira
@naynaya
2 жыл бұрын
don't cry abayo we all know that you are a good big sister your little sister ...Masha Allah qoof kasto oo Aqlii leeh Wuu Fahmayeey Amiira waxeey ka hadleeysey In ninka qabaay boskii nin nimo kaasoo bixii wayeey oo Asiim Koraayo Abo Laa Aan.....somalidaa aqliiga kuu Yaar walhi wax maa fahmaan Reer seef Laa BOOD SOMALII
@hudachanel2495
2 жыл бұрын
Walashey please subscribe isar
@hamdihassan1703
2 жыл бұрын
Abayo macaan we know waxatahay boqort marna hooyada Labad wan ognahay abyo waliga hadhageysan dadkan Somalida ee keep going abayo 💙💙💙
@wafaommuna8904
2 жыл бұрын
حبيبتي انتي انسانه طيبه ولا يهمك كلام الناس السلبين طز في كلام الناس
@sureyaxarbisalax6226
2 жыл бұрын
Walshena adno ha ooyin abayo qali cadowgada haw jabin dadkana horumarkada ayay ku qurin faraxad ku nolow nolosha dhibato walbo ayey ledahay marka dadka hadalkoda ha is ku dhibin abayo qali 🥰😍🌹
@faaizaluul9493
2 жыл бұрын
Amiira wxaa laga rabay inay dhahdo walaashay ayaa igarab taagneyd Lkn si ksta niyadooda allah og amiira iyo adna ee ka dhamaada gabadha
@munamohamed4247
2 жыл бұрын
Hadi ciil Ku haayo wax yabaha qaar ma xasuu saneysid warka waakala hilmaame💔
Mansha allah allahuma baarig alle haydin xiftiyo walaalo qurux badan oo kudayasho mudan waan ku farxaa wadajoogina adnay abayo waxaa dhag haw dhigina farxadiina ka wayn dhiiri galimar walba xbbti guul ayaan idiin rajay nayaa
@munalizashow5969
2 жыл бұрын
MashAllaah you are beautiful dadka wax ma hubsadaan. Illaahey walaashaa qabiga ha u dajiyo abaayo hana u fududeeyo aamiin, Illaahey ha idin gacan qabto. Wll waan kaa qabnaa sida aad iskusoo xilqaantey inkastoo dad safe labood iska jiraan sorry dhibka laguu geestey. Beautiful family always.🥰😘💞❤👍💝
@anzalali7148
2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤💝💝💝my two girls and my family nii jeclahey allaha idin xifdiyo wax walba waa la arka tana amira kaliged maha
@Hani_MAX
2 жыл бұрын
Sax .adna ilaahey hakuxafido aamiin yaarabbi 🤲🤲🤲🤲.Abaayo anigabo waaleeyxumeeyey .qof garab isiiyey maleh .ilaahey aa garab isiiyey alhamdulillah. Maashaallah ilmaheygi .wey weenaadeen .cunugeygi mardhow 13 jir oo galaa .maashaallah. gabadheydi ne 7 jir ey gashey alhamdulillah. Ee walaashaa si private eh u waani .ee is adkeey dheh .malin ee kabaxee .inshallah. ilaahey ha ufududeeyo .sidoo ilaahey anaga noo fududeeyey. Inshallah
@asaldhalad9711
2 жыл бұрын
Allah abayo amus waxas haka oyin wan ogsnhy inaat isjecshin abayo inta xun dheg ha udhigin abayo
@caishamaxamuud4875
2 жыл бұрын
Maashaaalaah adna qof aad u fiican ayaa tahay walaahi walaalo is jecel ayaa tihiin qof iska hadlay warkiisa ha maqlin wada jira oo noolaada walaal is jecel maashaalaah😍😍😍😍👌👌👌💞💞💞💞Horey u socda
😱😭😭😭Submhannlillah may Allah make easy for you and your sister 💕🌺🌷🤗🥰❤️
@user-umuAli
2 жыл бұрын
Adna xabiibti waxaad gudo iyo Waxaad gasho waan ognahay ee dadka qaar hadalkooda dhag ha udhigin alle ha idin xifdiyo cadowgiina ma ciil baxo my queen adna ❤❤❤❤❤👑👑👑
@Nada-beela
2 жыл бұрын
ماعليكي من كلام الناس انتو اخوانت ماتفترقو واضح حبكم لبعض 💖الله يسعدكم يارب
@asmaabuukar1705
2 жыл бұрын
Single mom qurba joogto la xumeeyay anaa dareemi karo iyo inti lafuray Amiira dareen gaar eh bee leedahay qofkaste na dareenkiisa inuu kahadlo waa caafimaad wuu kunafisaa qofka❤🥺
@amalsharaf142
2 жыл бұрын
Dheg haw dhigin adnaay Dadka ku jecel ku ilow❤💯
@xamdamawliid1586
2 жыл бұрын
walal ha ooyin inta xun inta wanaagsan ku dhaaf😭❤
@jaamacschire512
2 жыл бұрын
Dont worry dont cry sister halkan wa aduuunyo aduunyanaa imtixaan aya laga dhaxla kan aakhiro ilhy ha ino sahlo amiin
@sagalmuse2861
2 жыл бұрын
Ha ilmaynin wlloh hoyo karti leh baa thy dadka xumanta u fikiraaya ha u jawaabin always be strong 💪😢
@halimaadam3625
2 жыл бұрын
adno kuma aqano lakin 2 sano waa Ku dawanayey ina qof fican tahey ayaa qalbigega ishegaya walashey waa Ku jclhey♥️
Soory😭😭 abayo adan somali lama qanickaro runti warka mesho u jeedo melka eye u jediyayan waxa walbo wan ognahay abayo marka waxaba hadalkoda ha u jojini abayo adiga iyo amiir cid nii dhacgalikarto ma jaran abayo hor usoco ayan ku leyahay ❤❤❤
@asmohassan4272
2 жыл бұрын
Sorr abayo mcn wlhi wan qiirodaey mcnto inta kuku jecel ay ka badan xbbti niyada qer u sheg mcney🥰❣
@SANTIKUMI1
2 жыл бұрын
😭😭😭 war abaayo wlhi saas maahan dadka saas u fahmay waa dad xumaato jecel AMIRA waxey hadalka u waday sideey isku bixiday ama wiil keeda u koriday asagoo caawinaad ama gabar istaag ka helin EX HUSBAND waxeeyna rabtay another girls iney ayago waxkasta sameeysan karaan, MARKA DADKAAN WAR KOODA ISKA CAN WALAASHAA ADI KUMA HEYSAN, WLHI WAA NAXAY 😭😭😭
@najmofaarax6474
2 жыл бұрын
Dadka isku fikir maaha wligey amiire xumeyne iguma soo dhicin waa loo jeeda sida ula macamileyso ha ooyin dadkana lama wada qancin karo qof si uyiri qofkna si uqaatay hooyo fcn iyo wll fcn ayaa thy love you 💜
@hamdijama7680
2 жыл бұрын
Masha Allah abayo waykaa muuqataa naxariistaada ajir Allaha kaasiiyo
@hassanandroid2628
2 жыл бұрын
Gabadhu Qalbi jilcanaa ma iska ooynaysa...!? Wlh wax badan waa oynaysaa hadaad leedahay qalad baa la iga fahmay haka sugin somalidan maanta iney positive kuu wada noqdaan be strong sister.
@xaraagohussein5889
2 жыл бұрын
Alaa abayo mcn amus walahi ani xata wan kula oyaay calosha i hurisay alaa walalnimado macana 🥰🥰
@khatinjirde3534
2 жыл бұрын
mansha allah huno adna good sister tahay wax dhag haw dhigin somali faduliyin weye 💞🥰
@wacanmohamed8788
2 жыл бұрын
Illahayow nolosha khayr ka dhig qof walba o an kaw ka ahay wuxu ka cabanayo ka dul qaad adiga boqor ahe amiin amiin amiin.
masha allah illahay haku barekeyo xabibti walaal nimada aduunka lee waaye alx illahay hana garansiyo xaqa walaalnimada kuwa garta insha allah kuwan garan ayaa badan
@maryamomohamuud5580
2 жыл бұрын
Abaayo ilaahey ha u barakeeyo cunugeeda😍😍 adigana qalbigaaga nadiif😍😍😍
@safiyomaxamed1337
2 жыл бұрын
لا تبكي يا أختنا ولا تحزني 😢🥰
@ubahlifestyle4396
2 жыл бұрын
Adna cadey qalbi wanag ha ooyin soomali maxamed waa hool miran xabiibti inaad walalo is jecel tihin way muuqata inta caqliga la saaxibka ahna waa fahmi karaa ha u bixin warka soomalida❤❤
@ifraahahmed8323
2 жыл бұрын
Sorry adna Abayo somalida qar wax ma hubsadan ha ooyin wan ognahay amiira inay tahay walaashaa ood jeceshay wan ognahay abayo ilaahay ha isku kiin daayo 🤲🤲😍😍
@zahradaahir7845
2 жыл бұрын
Adnaay dadka wanagsan uma baahna inaad usharaxdo amiira booska ay kaa joogto waxad uthy hiil garab hooyo wall saxiib 💯❤❤❤inta xuma tashiilkana caruur iska hadasha iyo kaso qad meel cidlaaa🙏😍😍😍😍😍
@ardoteyb946
2 жыл бұрын
Adno ha ooyin wan ku famaayna masha Allah qofwanagsan baa tahay amiran sanarkey uu qurux badantahaye horu socodhe
@maryancumar1487
2 жыл бұрын
Wan ognahay walasha inad aad ujeceshid somalidan war maka dhamado ee war kooda iskada wax hana calol xuman abayo ayantan dadkan reer xamar ayaa miiska usaranahay afkooda uraya anaga nugusolalawayan ha ubixin warkoda🥰💯
@somaliangwal5169
2 жыл бұрын
Since when did u become so sensitive cutie 🤩🤩🤩 don't cry plz 🥺🥺🥺🥺 we know you're queen
@naciimaabdirahmaan2145
2 жыл бұрын
Habayar kaa wanaagsen dunidan maba joogto❤❤❤💯😓
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
2 жыл бұрын
Habayar ma aha wa walaasheed ka weyn 😂 waba aragta inay ila 8-10 sano ka weyn tahay o dhali karin
Ani inaaad xumeed bey Ila noqotay 🥺🥺🥺🥺 ee raali noqo wlhi. Coz amiira xanuuunka la dareemay Anigo qalan Io bby azim wato banaanka wax Ka doontay. 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sainabfarah4176
2 жыл бұрын
Masha allah guuul iyo gobonimo ayaaan idiiiin yareeeeen
@aweesdanbiil8623
2 жыл бұрын
Adna sister don't worry be happy everything will be fine inshalaah
@sadiohagi6370
2 жыл бұрын
Amiira hadii Alle idmo Asiim ayaa kuu abaal gudaayo Inshaa Allah adigana qof qaaliya ayaa tahay ❤️❤️❤️❤️❤️
@muradabdikarim5955
2 жыл бұрын
Maasha alaah adno walaahi adiga ma qaldanid waa ognahy adno walaashey boworadeena tahay i love you inoo low
@shukribintushukri3720
2 жыл бұрын
Masha allah abayo waka xumahay aha oyan
@khadroahmednur8296
2 жыл бұрын
MaanshaAllaah tabarak adno qof caqli badan
@saaraawad6504
2 жыл бұрын
Abaayo adno waa dareemaaya walaashaa boosishinka aad u joogto maanshaa Allah hooyo iyo wall qali ah ayaa tahay nooloow ❤❤❤❤❤❤👸🌹
Пікірлер: 2,4 М.