Dadkii maxaa ku dhacay Goormaa laga tegay ticket laga Goosto Agency,wax kastaba waa Online xitaa diyaarada aad rabto website ay leedahay baa laga goosan karaa,Dumarku ha iska joojiyaan lacagaha ay ku shubayaan nimanka,Xoolahaaga meel cad baa la dhigtaa,ilaahay ummaddan dadka dhacaysa Ha ka qabto,xaaraan meel laguma Gaadho,Wax la Aamino Maanta Aad bay u yar tahay Aamiin,Xaqa Allah ha garansiiyo Ummadda
@AA-sc6iw
2 ай бұрын
Tuuga Somaliland ka nasib badana tuugada kaale.... qaranka qaranka 😂
@mahadibrahim5633
2 ай бұрын
SOMALI MEELKASTA O MAAMULAAN WAA DHIBAATO IYO HUNGURI WAX IS DHAAFI
@noahD1636
3 ай бұрын
Isagii miyaa la af duubay tolow ??
@Death_lol319
2 ай бұрын
Mexica ayuu joogaa
@ashaabdullahi4659
3 ай бұрын
Runteed weeye lacagtaada ayaad ku shaqaysanaysaa gurigana isaga ayaa kiraysanaya dahabshiilna lacagtiisa ayuu soo dhiganayaa intaa ayuu buu diri karaa markay dhamatana ma diri karo markaa dahabshiil ma quseeyo
Пікірлер: 6