Cimigaaga Allaha kuu barakeeyo ustadi run ahaantii ganalkaan waxa aan ka faa iiday casharo nolashayda muhiim u ah👏🙏👏🙏
@noway3312
25 күн бұрын
Hpylori waa xanuun aad u daran runtii waxaa dareemay wal wal badan ama stress ilaa an fahmi waayay cudurka i haya , balse alx hada wan ka ladahay kadib marka la iga waydiiyay , wlh soomaalida xanuunkaan ma taqaan intooda badan dhaqaatiirtana inta badan daawo gaas ayay kuso qorayaan kaliya
@cadde908
3 ай бұрын
Thanks dr
@user-lr3ci8jj7b
5 ай бұрын
Allha ika cafiyo anaa la xanunsan whli
@maxamudcade7675
7 ай бұрын
Masha Allah Mahadsanid 🙏 dr
@Khadarmohamoud-bw8do
7 ай бұрын
manzha allah interesting topic , thank you so much Dr ali
@MEDISOM
7 ай бұрын
My pleasure
@kacaankajaale461
7 ай бұрын
Mahadsanid cashar qiimo badan
@NimcoAlifaarah-nc8xe
7 ай бұрын
Mansha allah ustaad soobadi bacteria kale oo dhan kusoodar
@AhmedNaik7665
7 ай бұрын
❤
@najumali6047
4 ай бұрын
Dr mararka qar waxa isku arka qufac yar oo dhiig la socdo mxa sababa
Пікірлер: 12