Shirka kaligood hadii ay goan gaaran xaguu kasocanaya
@abdikaficafo7276
3 сағат бұрын
Aduunka tv waa nin ficn si ficn buu u hadalaa oo an dadka iska horkeyneynin ku soco walalka wad libaani akhiro iyo aduunba hadaad iska ilaaliso wax umada islamka ah iskaga hor imadaan waa qabiil u doood
@Bayflixmusic-channel1
3 сағат бұрын
First man always ❤
@MohamedSalah.7
Сағат бұрын
axmed madoobe hadu xitaa saxiixo waxa hawiye rabaan masocodsiinkaraan damacooda
Kuwani dawladnimadii iyo sharaftii Soomaaliya waa dileen waxayna bur buriyeen Rajadii laga qabey Soomaali soo kabata
@awiladen7814
2 сағат бұрын
Hhhhh war xasan dameer baad difaacaysaa 🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cabdulahiciiro
2 сағат бұрын
Wxey ilaa tahey in R wasare xamse iska hadlow ina igare yahey aysana jirin wax gcnta ugu jirtaa uuna fashilmey shirkii awalba xaaranta ahaa Axmed madobe ha qabsado doorasho dadban hana isku caano shubo sidii cadigiga ahed
@CabdiXafiid-pe8qh
Сағат бұрын
Rajada iska waheshada waqtigu waa socdaa maa xaqiida loo soo labto Madaxweynuhu asagaa qidad lataa shalay waxa mantay uu doonayo in looyelo Wana ku daala arintaa
@Ahmedo-qq3ve
2 сағат бұрын
Wax macna ah ooy xambaarsan tahay lama arko, cidlaad is leedahay falanqee oo macna aanay lahayn u yeel kaa socon maysee caqliga dadka ha caayin. .ma xamzaa ikhtiyaar iyo ra'yi leh ma caruur baad u waramaysaa
Пікірлер: 20