Lama filaan aan caadi ahyn waaàw inta taageerty saamiya lamafilankeeda like ta ku qabta ❤❤❤
@nuramohamed6086
2 күн бұрын
Inta faraxad darteed la oysay😭like. Hambalyo kun jeer samiya qurux ❤️
@MohamudMohammed-ff7ex
Күн бұрын
Hoyadey madhashey markan oynayo😂
@anisodahir7015
Күн бұрын
Aniga 😭
@charmakehousseinrobleh5949
Күн бұрын
Wlhi asad wa qof qalbi wanagsan alaha ku sharfo from Djibouti 🇩🇯 ❤❤❤
@hana2174
Күн бұрын
Asad waa qof aad u wanaagsan dad badan waad soo saartay samiyana way u qalantaa thank you asad team 27 let’s go aan garab istaagno walaashen samia 😊
@abdalareds8482
2 күн бұрын
Xarfaaney gabadhaan wexey u qalantey record pls aan u kala kicino guys let's go
@user-py8bg3ql8i
2 күн бұрын
Xaqiiq ,saamiya waa dadka channelka asad nagu haya .Aynu ka farxino
@zuhuurahmed4523
2 күн бұрын
@@user-py8bg3ql8imarka youtube losameyo öne night 100k ana garaacno halaga yaabsado teamka dhan😂
@anabmohamed6965
2 күн бұрын
Haaa hadane waaa maskiin afgaaban
@RahmaYussuf-ul8qq
2 күн бұрын
Haa walhi way uqalntaa in ukacno samiya
@user-sc7pu9ro4o
Күн бұрын
❤
@WadanooleAli
Күн бұрын
Walaalnimada laguu sheegaayo ee runtaa ah waa tan waxaad farxadiisa uga shaqaynaysaa sidii farxadaada guushiisana waxaad ugu farxaysaa sidii guushaada waxaad LA jeceshahay wixii aad naftaayda LA jeclayd ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha kuu barakeeyo Asad xaajiyo walaal jira❤❤❤❤❤
@DeeqowAbuukar-ld8pz
Күн бұрын
Dunidan ma soo marin Ruux kasha Raf badan kana run badan Nabi muxamed Scw ❤❤😢
@MaslaxAden-hg3si
Күн бұрын
Scw scw
@Cumeer..bigfan835
2 күн бұрын
Waan ku jeedaa adigoo aamusan ayaa qoralkeyga aqrineysaa ee adigoo aamusan like saar 😂♥️
@user-el9hb4ev2c
2 күн бұрын
Waad iga haysaa
@abdiwalimustaphe
2 күн бұрын
habeen kasta intaa maa ku qaraabban war wax kle la imo
@Deeqoabdulqadir-zg9or
2 күн бұрын
Ok🎉
@Itsme.samoonmohan
2 күн бұрын
😂😂😂
@user-it2ke4gg4m
2 күн бұрын
walhi wan ku taageera cumeer walhi ❤❤
@user-py1bp6pr7o
2 күн бұрын
Parnamijka cawa inta kaheshay like isaara
@zamzammohamatt2611
Күн бұрын
Asad haji dhalinyaro waxa ka dhimatay sidii inaa abahood oo kale hoyga guusha tahay 😢ilaahey sidaa jaceyshaha haku rumeeyo qof shaqsi la heli karin tahay jazakalaah samiyo hambalyo 🎉❤❤❤
@Museser7
Күн бұрын
Team ASAD❤
@fartunaraaye3330
Күн бұрын
Thanks Asad haajio wlhi qofkii ugu wanaagsanayd oo u qalanto ayaad u samaysay waa gabaryar oo maskiin ah oo dabeecad iyo daganaan leh alaha xifdiyo gaar ahaan asad xaajiyo alaha ku xifdiyo lugahaagana alaha kusoo celiyo caafimaad taama iyo adoo dib usocdo ayaan ilaahay kaaga baryaynaa We love you team 27
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله
@MaamanAbdulahi
2 күн бұрын
سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله
@MaamanAbdulahi
2 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@DeeqaIsmail-mn3je
2 күн бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@DeeqaIsmail-mn3je
2 күн бұрын
Allhu akber
@user-gi9un9uz7b
Күн бұрын
30k uga dhimn pls usaara caawa 100k ha xirtee new record cml
@MunshiiAdam
Күн бұрын
Haa wan gadhsin karnaa inagay nagu xidhan tahay dadalka cawa rajaynaya 100k udabal degto insha allah🎉
Saad ugu farxisay alle hakaga farxiyo wa saqdhexe ducada wala aqbalaaaa lugahaga cfmdkooda allaha kusoo celiyo 😢 wlhi asad dar alle kujclhy allaha kuxafido wana usoo saray walashey ❤❤😢❤❤❤😂😂
@user-mr2kl5ch6k
Күн бұрын
Amiin amiin 😭
@NALEEYCali-ve8ty
2 күн бұрын
Dunidan maa soo marin ruux ka sharaf badan nabi muxamad scw❤❤❤
@AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
2 күн бұрын
TEAM SAAMIYO ONE LIKE ❤️❤️
@kingdeeq1
Күн бұрын
Samia AHMED 100K Wee gaartey Like Hada Kufaraxdey
@Maxamed117
Күн бұрын
2hr 53k team Samia one like ❤
@umufatuma7472
2 күн бұрын
Nin rag ah hadad maqasho waa asad hala wada bariiseeyo qof qalbi wanaagsan amuuraha allaha kuu saqiro asad
@Museser7
Күн бұрын
Team asad27❤
@haliimomohamed9928
2 күн бұрын
qofkii uu asad KZitem ufuro oo si qurux badan ugu furay haloo kaco guyz❤
@amalyar2612
Күн бұрын
"Facaa meeshay mareen mar" Walal dhab ah uunbaa ku odhan kara ❤ Welcome samia❤
@fadxafarxaan6840
Күн бұрын
82.2K bay maraysaa 100k hala xidho lets go we celebrate Caawa❤❤❤Love
@sukhramohamoud1735
Күн бұрын
Hdna 89k❤🎉 monchlh
@yusra11_
Күн бұрын
@@sukhramohamoud173593k maroyaa ❤❤❤❤
@kawsarabdi1803
Күн бұрын
@@sukhramohamoud173593k kugaary hda marysaa
@yusra11_
Күн бұрын
@@sukhramohamoud173593.5k maroyaa hada❤❤❤❤
@user-zm1ge1gk8g
Күн бұрын
hadna 97.4k woool let's go ❤
@nimcomohamed530
2 күн бұрын
Hadal iso jiitay ee an je helay <a href="#" class="seekto" data-time="380">6:20</a> dhacso waxad dhacsan karto facaaga halkay mareen mar😢👏🏻👏🏻 welcome samiyaay ❤
@waxgarad6646
2 күн бұрын
Emotional wlhi 😢😭😭
@amranhajji
2 күн бұрын
Faca meshay mareen mar❤😢 😊
@Saalimaliabdi
Күн бұрын
Hadal xun miya marak@@amranhajji
@mubarikfarxan688
Күн бұрын
Hadal wax badan muujinaya oo qof qalbi wngn walalahi wx u ogol ka so baxay🎉❤
@abdiwalimustaphe
2 күн бұрын
walahy samia waxay aheeyd qofkii ugu horeeyey ee si qurux badan logu furay waaye reer commen horay wxaan ubalan qaadnay in 1 day 100k hloo kaco samia😇😇😇
@user-wu9co6wj9p
2 күн бұрын
Wey uqalantaa she is queen
@abdiwalimustaphe
2 күн бұрын
@@user-wu9co6wj9p its realtyy true
@IstarAbdulqadir-tk8ie
2 күн бұрын
One day 100k let's goo team samia🎉🎉🎉
@umaDiamond
Күн бұрын
Haa wllhi ❤😢 farxad darted ohin ceshan weye 😢
@Museser7
Күн бұрын
Team asad27❤
@Ilyaaz43
Күн бұрын
Hestan wa ka dhabayzay asad hajio geep going cimri dheer iyo cafimaad brother🎉❤
@Jaaaama36
Күн бұрын
Heesteee
@Ilyaaz43
Күн бұрын
@@Jaaaama36 naxaristu wa dhalad rabi kugu dhex aasee
@Mariadiamond129
23 сағат бұрын
@@Ilyaaz43yeah asad is the best person❤🎉😮
@Ilyaaz43
22 сағат бұрын
@@Mariadiamond129 zas waye queen 👸
@sabahahmed2523
Күн бұрын
Masha Allaah Asad walal alle haku Caawiyo Sidaad dhil Yarada u Caawisid Abaalka Jano Alle Ha Ka dhigo Well done 👏 🎉 From UK 🇬🇧
@FartuunMaxamuud-uu4mz
2 күн бұрын
Inrii samiya youtup keda supescar usoosarty on like ❤
Horta Asad hagio qofkii laba cisho agtiisa kasoo muuqda halkaa maalin caan ku noqdaaba wllhi haduu youtube u furana halmaalin ayay ku kala kacdaaa wllhi asad hagio lama gaadhayo legend legend dhaly asad hagio🎉❤️🤴🏽
@Museser7
Күн бұрын
Exactly❤
@mustaqiimmh9545
Күн бұрын
Team 27 intaan arkaay qofkii sida ugu quruxda badan looga furay ayaa tahay Saamiyo m.a horumar wacan xbbti😊
@Zaki_somali_
2 күн бұрын
AstaghfurALLAH (3x) Subxaanallaah (3x) Alhumdulillah (3x) Allah Akbar (3x) Subxaanallaah Wabihamdihi (7x) Subxaanallaah Adim (7x) Allahumma Solli Ala Sayyidina Muhammad (10x)
@anzalmaxamuud
2 күн бұрын
Ajar aan la sii koobi karin allaah ha ka diiyo❤wll
@Samiiranaazir
Күн бұрын
Saliga nabigu wa kalmada an nu wada jecelnahay masha Allah scw scw scw scw scw scw scw
@Zaki_somali_
Күн бұрын
@@anzalmaxamuud 😍
@nujummohamed411
2 күн бұрын
Dhiirigeliye iyo soo Saare somaliyeed oo dhalinyarada u soo baxay keep going 💪
Azad Aadbu ugu hagar baxay Samia Siwanagsan ayu uga farxiyay Mahadsanid Asad sidokale welcome Samia One day 150000k incha alh
@deqaabd
2 күн бұрын
Asad sida dhalinyarada ad malinba mid uga farxinayso Ilahey haka farxiyo oo lixadkada haku dhamaystiro one day adigo lugahada ku socda Ilahey hana tuso insha alah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@caynabyare3133
2 күн бұрын
Xilligan aan daawanayo muuqaalkan waxa daawaday 43k asagoo 1hr yaala 43k hadaan Booqano saamiya waan gaarsiin karnaa one day 100k fadalan Booqda way u qalantaa in janalkeeda kor loo qaado ❤❤❤
This is simply the best short film you have produced. Samia has real talent. I am not sure if she had any actor experience but she is natural. god bless team 27. Asad you are a legend in disguise!!!!
@nimcodagan6269
Күн бұрын
Mahadsand wll asad alle haku gerebgalo sidad ugereb istageyso dhalinyareda alle cagahaga hakugu istajiyo wan ku wada duceynayna qalbigaga wangsan alle hakugu abal meriyo❤❤
Samiya Degan 100K maahe 100M ayay uqalanta 1day wlhi m.a😢❤
@hothitaabdijanno9008
Күн бұрын
Wlhi sidi in ani lay furay ban u farxay samia hambalyo sister wad u qalantaa wlhi imika ku saaray 51k ayuu madaya oh my god ❤
@MursalIbrahim-vb5rx
Күн бұрын
Waxad tahay qof qalbi wanagsan
@fadumoahmedali7953
Күн бұрын
Finally samia is here😢🎉❤ hambalyo queen❤🎉😊
@Adnaanmuuze
2 күн бұрын
TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤😊
@Mosalah-ud5rq
2 күн бұрын
War kan boot maya?
@Fozinaqali
2 күн бұрын
Team sameya one like 😊
@SacdioOmar-qc1mu
Күн бұрын
Asdow waad naga farxisay Samia qalbigena ku wyneed Allaha ka faxiiyo❤❤❤❤
@hodaniprahimosman
Күн бұрын
Mahadsanid wllo 🎉Asad qof wacan 🎉
@mushtqmohamed
2 күн бұрын
Team samia like❤
@haniisthebest6157
2 күн бұрын
Asad walahi film kala kacsan soo sari karta abowe aad aad uga helay saa wax uduubaysi oh my god
@FarxiyaUpdihakiim
Күн бұрын
Asad Hagio wlllhy waa qof wacn 😢❤ Ilahyyoww kugu his u soo celi 😭🤲🏻
@rayanilyas4156
Күн бұрын
Asad Hajio wllhi waa Qof dadka Libinta iyo guusha La ogoL waa shakhsi jecel suu Horumar uga sameeyay channel kiisa ay asaxaabtiisuna uga sameeyaa dhalinyo Badan wad soo Gacan qabaty allaHa ku sharfo wll wllhi wn ku Hamiyaa inaaN mar uun arko adoo LugaHaaga ku taagan I.a Soo dhowow Adina wllo saamiya guul baan kuu rajynyaa inzhaallaaH 24hrs in 100k ❤❤❤❤
@CabdikariimAxmed-xn8cv
2 күн бұрын
Team 27 asad hagio one like
@NajmaNayloon
2 күн бұрын
Dhacso wxa dhacsan karto faceega meesha mareen mar Eray sahlan maahan ninkaan wa soosaare legend ah wlhi m a asad xajiyoow
@MarizaHaji
Күн бұрын
The reason I support Asad hagio masha alh we were waiting ✋ ❤
@abdiasiisyare9990
Күн бұрын
COME ON ONE DAY 100K UNBELIVIBLE WLHI WAX YAR BAA UGA DHIMAN ONLY 8K😱😀🙉
Пікірлер: 2,7 М.